Gabay Furan,
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: Gabay Furan,
Bal camanje yuu ahaa, ma wiil ciisaa?

Re: Gabay Furan,
It's just a light heated jacbur... okey BabygirlBabygirl- wrote:Faranacab inaadeer Toolka uu gambi.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gabay Furan,
farancab dee ki jidwaaq eeh Jecla inu iidoorka la sheekeysto 
Re: Gabay Furan,
Camanje gabaygiisii wax ma ka xasuusataa?

-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Gabay Furan,
Dadku way is raaceen mar hore
hadana way is ilaayeen gadaal
Tol iyo xidid bay yihiin
Runtii aan kala go’ayn
Hadan waa kala awaal
Midba geesbuu eegayaa
Oo siyasad baa kal rartoo
Dantaa ilayn tidhaa sidaa
Mid AKee buu sitaa
AAR Bii GII laysla dhaco
Ubadkiyo dumarkay cunaan
Culumo awdiinkay qashaan
Diintii Islaamkay qarabi
Daliil beenay akhriyi
Anigoo cidbaa aan gujaynin
Xumaynin oon badh quudhsan
Hadi aan dantayda mooday
Inaan gooni isku taago
Dadow maxaa eeda keenay?
Bal dalkaygaa eega
Umadiisuu kal dambayso
Dastuur laysku raacay
Intooda badani codaysay
Aayar lagu wad dhaqmaayo
Cidii igu soo qaxaysa
Miciin anigana I mooda
Fraxad uun lagu so dahweeyo
Hadaad tidhi ila gal iilka
Aakhiro aynu isku raacno
Anaa diiday taaso
Ifkaan yara doonaya!
hadana way is ilaayeen gadaal
Tol iyo xidid bay yihiin
Runtii aan kala go’ayn
Hadan waa kala awaal
Midba geesbuu eegayaa
Oo siyasad baa kal rartoo
Dantaa ilayn tidhaa sidaa
Mid AKee buu sitaa
AAR Bii GII laysla dhaco
Ubadkiyo dumarkay cunaan
Culumo awdiinkay qashaan
Diintii Islaamkay qarabi
Daliil beenay akhriyi
Anigoo cidbaa aan gujaynin
Xumaynin oon badh quudhsan
Hadi aan dantayda mooday
Inaan gooni isku taago
Dadow maxaa eeda keenay?
Bal dalkaygaa eega
Umadiisuu kal dambayso
Dastuur laysku raacay
Intooda badani codaysay
Aayar lagu wad dhaqmaayo
Cidii igu soo qaxaysa
Miciin anigana I mooda
Fraxad uun lagu so dahweeyo
Hadaad tidhi ila gal iilka
Aakhiro aynu isku raacno
Anaa diiday taaso
Ifkaan yara doonaya!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gabay Furan,
Camantje horta kheyr kuma gabyi jireynFaranacab wrote:Camanje gabaygiisii wax ma ka xasuusataa?
![]()
![]()
![]()
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Gabay Furan,
Cagdher Faracab ayaan la yaabay
he doesnt even that there's a subclan in Cagdher called Rer Boon Ugas Ilmi
Malaha jilibkaas ayuu ka so jeeday
Ogaden ma caynayo laakin ninkan ha la xaqiiyo.
Bantu foqal bantu
he doesnt even that there's a subclan in Cagdher called Rer Boon Ugas Ilmi
Malaha jilibkaas ayuu ka so jeeday
Ogaden ma caynayo laakin ninkan ha la xaqiiyo.
Bantu foqal bantu
Re: Gabay Furan,
The_Emperior5 wrote:Camantje horta kheyr kuma gabyi jireynFaranacab wrote:Camanje gabaygiisii wax ma ka xasuusataa?
![]()
![]()
![]()
![]()
Inta aad jeceshahay, eed xasuusato ?
Dhaga Bacayl... nice buraanbur
Coolpoisons.. cayda maxaa keenay? Maxaad ka xanaaqday....bal gabay aan ku aragnee...
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Gabay Furan,
Faranacab ninka la yiraah
fowqul dameer dheh.
Fanaxda ku taal
fowqul foolxumo dheh.
Fariidnimo iyo asaga
fagaare kala dheh.
Faciisa reer S/net
ugu faan badane dheh.
Fadeexada uu wado
fadarnimo dheh.
Fufu iyo asagu
kala ma foga dhe.
fowqul dameer dheh.
Fanaxda ku taal
fowqul foolxumo dheh.
Fariidnimo iyo asaga
fagaare kala dheh.
Faciisa reer S/net
ugu faan badane dheh.
Fadeexada uu wado
fadarnimo dheh.
Fufu iyo asagu
kala ma foga dhe.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Gabay Furan,
farancab camanje wuxu yidhi watan mindiyo uus leh iyo malafsade dhiige
watan miscil baas dhigta aan marimo ootaaye
wataan taan malloogia cayilay macasha jidaaya
wataan mulucca kalsoo baxa moolka daiya
wataan min weyn go iyo mohord qaataye
waxaasu dhuri jiray camanje lol
watan miscil baas dhigta aan marimo ootaaye
wataan taan malloogia cayilay macasha jidaaya
wataan mulucca kalsoo baxa moolka daiya
wataan min weyn go iyo mohord qaataye
waxaasu dhuri jiray camanje lol
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1702 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 6 Replies
- 2122 Views
-
Last post by miss_isaaq
-
- 1 Replies
- 556 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 33 Replies
- 2947 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 34 Replies
- 3625 Views
-
Last post by Advo
-
- 41 Replies
- 5550 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 700 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 1640 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 10 Replies
- 105 Views
-
Last post by Grant
-
- 11 Replies
- 1119 Views
-
Last post by Jaidi
