Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Rooble and ma roob baad no siiday
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Kolba ki ila joogay calankiisa ruxaan.
The most divided people weeyaan walee....
The most divided people weeyaan walee....
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
lol, Maya Walaal Ee Magacaygaa Sidaas Ah.The_Emperior5 wrote:Rooble and ma roob baad no siiday
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Rooble, ma reer buhoodle baad adna tahay.
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Maya Walaal, Samaroon Baan Ahay Lakiin My Grandma Is From There..Siciid85 wrote:Rooble, ma reer buhoodle baad adna tahay.
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you? 
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
lol, Walahi Taas Lama Socdi Walal.Siciid85 wrote:Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Ummadani Hawd ilaa iyo Sool ayaa laga keenay.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
The question is who will get to buhoodle first, cali bare, solomadow or reer dahir? 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Horta Somaliland calan gaar ah bay leedahay .Hasa ahaate ,waxa se jira xisbiyada sida Kulmiye ,Udub ama Ucid oo iyaguna calamo gaar ah leh .Calankan waxaynu u aragnaa anagu dad xisbi taageersan Xamar ku noqoshadeeda ay iska sitaan . This is by no means a threat neither a concern to us .Maraykan ka haddaad u fiirsato ,qaar ba xita NAZI flag-ga la soo banaan baxa . Xor bay u yihin ! Kuwaan anagu waxaynu u aragna dad laga tiro badan-yahay .
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Markaa heeSomalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Calanka waddanka ay sitaan berigaynu ka mid ahayn aynu "minority"-ga ku ahayn ,dareen-keena markaynu dhiibanay sida ay dowladda qabilka dadkaasiay ka mid yihin ,ay inoo la dhaqantay ,tariikh-da calaamka ayay ku jirta . Maanta waa idinkaa iska arkaya halkeynu ka joogno. Allah is always watchful ! Reerkii talada Somalia 20 sannadood soo hayay ,wixi dowladiisa hor istaaga ,caddow bu ku sheegi jiray ,xabad na wuu ku furi jiray .Anagu nin waliba xorriyadaas uu Ilaahey inagu dhalay baynu u ogolnahay .Allahu Akbar ! 
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Dhulbahante maxuu kibray. They are practically spreading their butt cheeks out of kibir.
- AwdalPrince
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1269
- Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
- Location: North Carolina
Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
I dont know this guy, he has to be interrogated and only then we shall confirm if he is really one of us or a fake.Siciid85 wrote:Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 607 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 0 Replies
- 136 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 13 Replies
- 1723 Views
-
Last post by Voltage
-
- 0 Replies
- 708 Views
-
Last post by kaliil
-
- 12 Replies
- 2122 Views
-
Last post by Bella18
-
- 12 Replies
- 1757 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 5 Replies
- 1844 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 7 Replies
- 1679 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 22 Replies
- 1537 Views
-
Last post by Qaarxiye
-
- 4 Replies
- 985 Views
-
Last post by BlueBlood