Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh Shari
Moderator: Moderators
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh Shari
Quote
"Warqadaydii iscasilaada wan gudbiyey, waanay gaadhay xafiiska Ra'iisal-wasaaraha iyo ka Madaxweynaha. Sababtaan isku casilayna waxa weeye sannad iyo afar bilood ayaa dawladdani jirtay oo aannu ka shaqaynaynay sidii horumar loo gaadhi lahaa, horumarkiina wuu imanwaayey, markaa waxay nala noqotay maadaama aanay hay'adihii dawladdu u shaqaynayn sidii shacabka Soomaaliyeed iyo adduun waynuhuba ka doonayeen in maanta ay taagan tahay mowqif laga yaabo inuu fiican yahay oo ah in dibadda laga istaago."
"Warqadaydii iscasilaada wan gudbiyey, waanay gaadhay xafiiska Ra'iisal-wasaaraha iyo ka Madaxweynaha. Sababtaan isku casilayna waxa weeye sannad iyo afar bilood ayaa dawladdani jirtay oo aannu ka shaqaynaynay sidii horumar loo gaadhi lahaa, horumarkiina wuu imanwaayey, markaa waxay nala noqotay maadaama aanay hay'adihii dawladdu u shaqaynayn sidii shacabka Soomaaliyeed iyo adduun waynuhuba ka doonayeen in maanta ay taagan tahay mowqif laga yaabo inuu fiican yahay oo ah in dibadda laga istaago."
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Wasiirka Tacliinta Sare ee iscasilay Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo horena u soo qabtay xilka Wasiirka Arrimaha Dibada dawladda ku-meelgaadhka Soomaaliya, waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta reer Somaliland ee u shaqo tagay dawlada taagta daran ee Sh. Shariif, hase yeeshee iscasilaadiisa waqtigan ayaan la garanayn inay wax ka beddeli doonto mabda'iisa Soomaaliweyn iyo in kale
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Dhinaca kale Yuusuf Indha cadde oo aan sheegin sababta uu isku casilay ayaa waxa uu sheegay inuu istiqaaladiisa gudbiyay maalinimadii Khamiista ee la soo dhaafay, isagoo arimahaa ka hadlayana waxa uu yidhi "Ma bixinayo wax faahfaahin ah oo ku saabsan is casilaaddeyda, laakiin waxaan sheegayaa inaan iska casilay xilkii aan u hayay dowladda KMG"
Iscasilaadan wasiiru dawlaha ayaa loo aanaynayaa eedeymihii uu u jeedin jiray Ra’isal wasaare Sharma’arke isagoo sidoo kale sheegay in miino loo dhigay isaga iyo wasiiro kale oo la socday oo qarshaha isku daygaa lagu soo maleegay xarunta madaxtooyada ayna ka dambeeyeen saraakiil ka tirsan dowladda KM

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Good for him he was useless any ways, he probably go back to Djibouti , wa nin dadkisi ka tagay dad kale u tagay useless foqal useless
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
he is in London as we speak, wuu isga soo orday, meel la isku cunaayokhalid ali wrote:Good for him he was useless any ways, he probably go back to Djibouti , wa nin dadkisi ka tagay dad kale u tagay useless foqal useless
Last edited by Goljano Lion on Wed Jun 09, 2010 8:22 pm, edited 1 time in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Good , we can't really blame for trying , that is the duty of any somali { covering my ass
}
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Who cares he was Dirta Waqooyi so fuck him isn't he the nacas who said somaliland should be sabotaged economically and UN sanctions put on them?
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
do you know, the other Isaaqs who are still with sheikh administration?Siciid85 wrote:Who cares he was Dirta Waqooyi so fuck him isn't he the nacas who said somaliland should be sabotaged economically and UN sanctions put on them?
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
He will be replaced with another from Beesha Dir per TFG 
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Murax do u support tfgMurax wrote:He will be replaced with another from Beesha Dir per TFG
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Of course he doesn't , kacsi faqash baa la yidha , halkaad istaagto ba way ku garab joogta
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
khalid ali wrote:Murax do u support tfgMurax wrote:He will be replaced with another from Beesha Dir per TFG
Shareef was nothing more than a tell for the West to make the "Islamists" fight each other. When the TFG's mandate ends in a few months, believe Me Somalia will face some major changes. Something drastic will happen.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Dude, don’t you get tired of the same old rhetoric, tell us something new Ilkoyar boi, bla bala and Maslax will become the new prime ministerMurax wrote:khalid ali wrote:Murax do u support tfgMurax wrote:He will be replaced with another from Beesha Dir per TFG
Shareef was nothing more than a tell for the West to make the "Islamists" fight each other. When the TFG's mandate ends in a few months, believe Me Somalia will face some major changes. Something drastic will happen.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
ina oomaar
good guy I know him personaly him and my father were in old hargeysa boys together
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Ina Oomaar announced he is leaving his job with sheikh S
Dam! you guys count and are award of every single iidoor in this world! talk about laangaabnimo 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 1253 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 3 Replies
- 331 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 14 Replies
- 717 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 18 Replies
- 2877 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 8 Replies
- 592 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 49 Replies
- 2258 Views
-
Last post by Tempzo
-
- 44 Replies
- 2242 Views
-
Last post by maria from west side
-
- 28 Replies
- 1829 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 777 Views
-
Last post by Executive
-
- 17 Replies
- 1635 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl