The Most Commonly Used Somali Word
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
The Most Commonly Used Somali Word
Can you name the most often used word in our society ?
could it be... iikeen, maya, Haa, hee, sax, ma'arkin, yaa waaye, kee, tee, soo bax, kasoo qaad, isii........... etc.
what is that most frequently word?
could it be... iikeen, maya, Haa, hee, sax, ma'arkin, yaa waaye, kee, tee, soo bax, kasoo qaad, isii........... etc.
what is that most frequently word?
- Ganjaweed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1695
- Joined: Wed Jul 09, 2008 2:20 pm
- Location: Beyna As-saaqeyn Ummak
Re: The Most Commonly Used Somali Word
I think "waryaa" pretty much tops that list.
- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Haa and Maya
and come to think of it "shaah" if it counts, or maybe "suugo"
and come to think of it "shaah" if it counts, or maybe "suugo"
-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: The Most Commonly Used Somali Word
I will go for "HAYEH"
lol @ suugo
lol @ suugo
-
KeligiiJabhad
- SomaliNetizen

- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Mar haddii aad ka soo qaaddeen in "Haa iyo Maya" ay noqdeen ereyada loogu isticmaalka badan yahay Afkeena Soomaaliyeed; miyaanay haboonnaan lahayn, sidoo kale, in la isweydiiyo Ereyga loogu addeegsiga yaryahay isla Afkeena Qaaliga ah? Laakiin bal aan u kaadiyo maadaamo oo dad badani weli aysan ka warcelin weydiimahan hadda ina horyaalla ee la xirirra ereyga loogu adeegsiga ogyahay Af Soomaaliga.
Aniga ahaan waxay iigu muuqataa Ereyada rasmiga ah ee dadku ay ku hadlaani waa badan yihiin; ereyga iyo adeegsigiisuna wuxuu ku sidkan yahay hadba sida uu u tebin karo fariinta loo golleeyahay markaasi. Waxaa taasi la mid ah adeegsiga Ereyada suuqiga ah ee laga helo Afkeena. Gundhiga hadalkaygu wuxuu yahay: Ma jiro hal Erey oo la isku waafaqsan yahay in uu buuxin karro kaallinta ah: Ereyga Loogu Adeegsiga badan Yahay."
Aniga ahaan waxay iigu muuqataa Ereyada rasmiga ah ee dadku ay ku hadlaani waa badan yihiin; ereyga iyo adeegsigiisuna wuxuu ku sidkan yahay hadba sida uu u tebin karo fariinta loo golleeyahay markaasi. Waxaa taasi la mid ah adeegsiga Ereyada suuqiga ah ee laga helo Afkeena. Gundhiga hadalkaygu wuxuu yahay: Ma jiro hal Erey oo la isku waafaqsan yahay in uu buuxin karro kaallinta ah: Ereyga Loogu Adeegsiga badan Yahay."
-
pudding
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Masuge makugu raacsani ra'yigaga waayo waxaan kusiinayaa tusaale ah ereyga "HAA' imisa jeer ayad maalintii isticmasha?
sidookale imisa jeer ayuu walaalkaaga kula dagani isticmaalaa ereyga "isii"?
marka aniga ra'yi ahaan wuu jiraa eray aan is dhihi karo wof walba oo Soomali ah wuu ku dhawaaqaa ereygaa ama taleefan haku hadlo ama qof udhow hala hadlo...
bal aanu ka war sugno aqrista yaasha kale waxeey yirahdaan iyaguna...
mahadsanid

Arbmn
- SomaliNetizen

- Posts: 335
- Joined: Tue Apr 13, 2010 12:18 pm
- Location: Dusty TakeOver!!!!!!!!!!!!!
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Say WallahiAdvo wrote:walahi
- ahmad guray
- SomaliNetizen

- Posts: 964
- Joined: Sat Apr 21, 2007 11:45 pm
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33847
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Marka/Markas
-
TheLoFather
- SomaliNet Super

- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: The Most Commonly Used Somali Word
HOOYO OR LACAG OR SOOMAALI( the word soomaali it self very repetitively used in af soomaali)
one of the above words must be amongst the top five if they don't top the list.
Btw I agee with masugge it will be impossible to find a word(s) that are most used in Af Soomaali for the reasons he so eloquently had described and agreed upon by most people.

masugge wrote:Mar haddii aad ka soo qaaddeen in "Haa iyo Maya" ay noqdeen ereyada loogu isticmaalka badan yahay Afkeena Soomaaliyeed; miyaanay haboonnaan lahayn, sidoo kale, in la isweydiiyo Ereyga loogu addeegsiga yaryahay isla Afkeena Qaaliga ah? Laakiin bal aan u kaadiyo maadaamo oo dad badani weli aysan ka warcelin weydiimahan hadda ina horyaalla ee la xirirra ereyga loogu adeegsiga ogyahay Af Soomaaliga.
Aniga ahaan waxay iigu muuqataa Ereyada rasmiga ah ee dadku ay ku hadlaani waa badan yihiin; ereyga iyo adeegsigiisuna wuxuu ku sidkan yahay hadba sida uu u tebin karo fariinta loo golleeyahay markaasi. Waxaa taasi la mid ah adeegsiga Ereyada suuqiga ah ee laga helo Afkeena. Gundhiga hadalkaygu wuxuu yahay: Ma jiro hal Erey oo la isku waafaqsan yahay in uu buuxin karro kaallinta ah: Ereyga Loogu Adeegsiga badan Yahay."
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: The Most Commonly Used Somali Word
waa ayona(tribe)
- shaamboo
- SomaliNet Super

- Posts: 5409
- Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
- Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Pudding Butt,
does it turn u on to hear it again??
does it turn u on to hear it again??
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: The Most Commonly Used Somali Word
Waxay ku xidhan tahay Accent ga ay isticmaalaan gobol kasta.
Tusaale ahaan reer xamarka waxay isticmaalaan markasta erega ''Fiiri'' iyo ''Nooh''
Sidoo kale reer Waqooyigana waxa ugu badan ereyga ''Aar'' iyo ''Dee''
Reer Jabuutina ereyga ''Maahin''
Reer barina waa ereyga ''Boowe''

- Basra-
- SomaliNet Super

- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: The Most Commonly Used Somali Word
haa nooh... 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 865 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 10 Replies
- 2634 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 2 Replies
- 847 Views
-
Last post by RoobleAlWaliid
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 14 Replies
- 3030 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 8 Replies
- 2546 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 8 Replies
- 1240 Views
-
Last post by union
-
- 42 Replies
- 17159 Views
-
Last post by Twist
-
- 1 Replies
- 731 Views
-
Last post by Shamaca
-
- 24 Replies
- 5015 Views
-
Last post by QansaGabeyle