Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii Cod

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii Cod

Post by Siciid85 »

Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii Cod-bixinta Oo La Af-duubay Iyo Hawl-wadeen Ka Tirsan Komishanka Oo La Dilay

Laascaanood (Oodweynenews)- Shaqaaqo maanta gelinkii hore ka dhacday magaalada kala-baydh ee Gobolka Sool, ayaa waxa ku dhintay hal qof oo ka tirsanaa Guddida Komishanka ee halkaas ka hawlgelaysay, halka laba kale oo shicib ahina ay ku dhaawacmeen, isla markaana waxa deegaanadaas lagu af-duubay Gaadhii Komishanka u shaqaynayay oo ay saarnaayeen shan Sanduuq oo ahaa kuwii cod-bixinta.

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Gobolka Sool Cabdilaahi Maxamed Shide [Cabdilaahi laba Gole], ayaa weriyaha BBC-da ee Burco Jaamac Jibriil Xagar u xaqiijiyey dhimashada hawl-wadeenka dhintay iyo gaadhiga la af-duubay.

Waxa kale oo uu sheegay inay magaalada Xudun geli kari waayeen oo ay Sanaaduuqdii dib uga soo celiyeen, ka dib markii ay ka cabsadeen in amaanka cod-bixintu khalkhalayo.

Wararka ka imanaya magaalada Hadaaftimo, ayaa iyaguna sheegaya inay magaalada soo galeen Ciidamo ka tirsan Puntland, ka dib-na markii laga cabsay inay shaqaaqo dhacdo ay bulshadu ku heshiisay in magaalada dibada looga saaro, iyada oo ay codayntu hadda ka socoto meel saddex KM u jirta magaalada.

Geesta kale, wararka qaar ayaa tibaaxaya in gaadhiga la af-duubay ay ka dambeeyeen Kooxda Budhacada ah ee loo yaqaan SSC, kuwaas oo lagu eedaynayo inay gaadhiga u gashay meesha la yidhaado Xidhxidh ee Deegaanka Kalbaydh ee Gobolka Sool, iyaga oo kaxaystay gaadhigii iyo wixii saarna waxayna haatan ku haystaan meesha la yidhaa Balicad.

Waxa kale Kooxdan weerar gaadmo ah ku soo qaadeen meelaha la kala yidhaahdo WidhWidh iyo Kalabaydh halkaas oo ay ciidamda Qaranka Somaliland isku rasaaseeyeen waxaan la sheegaya in uu Dhintay Hal Askari dhaawacmayna Hal komishaneer oo maxali ahi.

C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/Heersare]

Oodweynenews.com/Hargeysa Office
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Siciid85 »

I have told you before somaliland should have done something about this SSC way before the elections. :down:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Khalid Ali »

this was on kalabaydh dad ba jidka u galay the guy who was killed was a dhulbahante somalilander ah working for the commision lots of troops are stationed now in kala baydh for the security walaga saaray fidmo wadaashii meesha
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Rightwing »

insignificant weight loss ayay ila tahay :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by malakumod »

khalid ali wrote:this was on kalabaydh dad ba jidka u galay the guy who was killed was a dhulbahante somalilander ah working for the commision lots of troops are stationed now in kala baydh for the security walaga saaray fidmo wadaashii meesha
actual 3 people have been killed in kalabadh and two are isaaq, one habar awal and one habar jeclo ( who was taken to lasanod wounded but dead later).
Last edited by malakumod on Sat Jun 26, 2010 11:22 am, edited 1 time in total.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by LiQaaye_TDH »

Not a Big Deal at all....
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Rightwing »

malakumod wrote:
khalid ali wrote:this was on kalabaydh dad ba jidka u galay the guy who was killed was a dhulbahante somalilander ah working for the commision lots of troops are stationed now in kala baydh for the security walaga saaray fidmo wadaashii meesha
actual 3 people have been have been killed in kalabadh and two are isaaq, one habar awal and one habar jeclo ( who was taken to lasanod wounded but dead later).

Alah ha u naxariisto
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by hargaysaay »

minor ssc thing wax sidaa u weyn maaha waa iska minor thing ee dalkii la hadla oo hawshu siday u socoto wareysta
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Cirwaaq »

SSC can shoot innocent civilians only to brand their fledgling political movement as a terrorist organisation!

How dumb can you get at a time the world has their eyes on the region. Killing election volunteers is the end of SSC.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Rightwing »

hargaysaay wrote:minor ssc thing wax sidaa u weyn maaha waa iska minor thing ee dalkii la hadla oo hawshu siday u socoto wareysta

Xaglo toosiye is likely to end up in the prison
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by hargaysaay »

Cirwaaq wrote:SSC can shoot innocent civilians only to brand their fledgling political movement as a terrorist organisation!

How dumb can you get at a time the world has their eyes on the region. Killing election volunteers is the end of SSC.

:clap: :clap: very wise man
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by malakumod »

Rightwing wrote:
hargaysaay wrote:minor ssc thing wax sidaa u weyn maaha waa iska minor thing ee dalkii la hadla oo hawshu siday u socoto wareysta

Xaglo toosiye is likely to end up in the prison
:lol: :lol: :lol:
wishful thinking
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by SahanGalbeed »

We will take care of all this very soon , by we I mean the gov of Somaliland , I am not advocating here to shoot any qurjile on site of course .That's what they do , they kill unarmed people , we're above that .
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by malakumod »

SahanGalbeed wrote:We will take care of all this very soon , by we I mean the gov of Somaliland , I am not advocating here to shoot any qurjile on site of course .That's what they do , they kill unarmed people , we're above that .
one of the komishin leaders has just been shot dead in lasanod.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Sool: Gaadhi Ay Saarnaayeen Shan Sanaaduuq Oo Ahaa Kuwii

Post by Somalistan »

Big deal! Qurjiile gone wild. Just adds more reasons to punish qurjiile sharmuuto badne clan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”