Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:54 pm

Galgala, July 29, 2010 (Haatuf) - Hogaamiyaha ururka Al-shabaab u qaabilsan Puntland iyo Bariga Sanaag, Maxamed Siciid Atam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii dhowaan kooxdiisu ku weerareen ciidamada Puntland, taasoo uu sheegay inay guul ka soo hooyeen kooxdiisu.

Mr Atam ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay la midoobeen isla markaana xidhiidh dhow la leeyihiin ururka Alshabaab ee ka dagaalama Somaliya,isagoo sheegay in ujeedadoodu tahay siddii mandaqada Geeska Afrika loogu xukumi lahaa diinta Islaamka.

Maxamed Atam wuxu ku sheegay ujeedada kooxdiisu u gashay buuraha Galgala ay tahay siddii diinta Islaamka kor loogu qaadi lahaa, isagoo intaa raaciyay in dadka ku nool Puntland laga dhaadhiciyay in diinta Islaamku tahay mid gacmaha iyo lugaha dadka ka jarta.

Maxamed Siciid Atam wuxu sidaasi ku sheegay mar uu maalintii doraad khadka Internetka ee loo yaqaan Pal talk uu kala hadlayay koox ka mid ah taageerayaashiisa iyo dhalinyaro kale oo uu u sharxayay ujeedada kooxdiisu u dagaalamayso

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:55 pm

Sahan galbeed ha loo sheego :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:56 pm

Ugu horeyn Maxamed Atam wuxu hadalkiisa ku bilaabay, “kooxdayada halkan (Galgala) ku sugan waxaanu u badanahay dhalinyaro ka soo cararay madarasadihii iyo macaahidii diiniga ahaa ee ay wax ka baranayeen ama aanu ka shaqeynaynay, waxaanu buurta u fuulay si aanu diinta Ilaahay kor ugu qaadno, waxaanu nahay dadkii aasaasay jabhadii Islaamiga ahayd ee ka damqatay dhibaatada dadka lagu hayo, waxa dhacday in dadkii ku sugnaa Puntland ee muxaadarooyinka akhriyi jiray iyo dumarkii xijaabnaa in la jidh dilo ama la dhoofiyo oo cadawga loo gacan galiyo

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:56 pm

Ilaahay baa mahad leh camalkayagu si wanaagsan buu noogu socdaa waxaa ila jooga dad ay dhab ka tahay inay ka run sheegaan camalka Jihaadka. Deegaanka aan ku suganahay dadka ku nool waxay doonayaan in diinta Islaamka lagu xukumo iyagaana garab nagu siiya hawshayada.ciidama Puntland ee Faroole dadku way naceen, markay tuulooyinka soo galaan waa laga cararaa, haddii askari laga dilo cid qaada lama arko.waxaad ka dareemaysaa dadka shacabka ah ee muslimiinta ah inay diyaar u yihiin fulinta shareecada Islaamka. Waxa laga dhaadhiciyay dadka in shareecadu gacmaha iyo lugaha ka goonayso. Dadka waa la haystaa oo dhalinyarada waxa hor jooga odayaasha, dagaalkii dhowaan na dhex maray Puntland anaga ayaa guusha la hoyanay

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:57 pm

Intaa kaddib dadkii dhageysanayay khudbada hogaamiyaha ururka Alshabaab ee gobolada Puntland,Maxamed Atam, ayaa waxay weydiiyeen dhowr su’aalood oo sidan u dhacay :

S : saxaafada caalamka iyo website-dada waxa lagu qoraa nin magaciisa la yidhaa, Maxamed Atam oo argagixiso ah oo jabiyay cuna qabateyntii Qaramada Midoobay saartay hubka Somalia, waxa kale oo aad ku jirtay tobankii nin ee madaxweynaha Mareykanka, Obama, magacaabay ee uu yidhi,hala xanibo maalkooda, haddaba waxaad nooga warantaa adigu nin caynkee ah baad tahay, ma jirtaa hanti iyo guryo aad ku leedahay Yurub iyo Mareykanka?

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:58 pm

J (Atam)- : Ilaahay ha kaa abaal mariyo su’aasha aad i weydiisay, arrrimahaa aad sheegtay oo dhami way jiraan waxaas oo been ah ayay iga qoraan laakiin anigu waxaan ahay nin ka maarmay dawaaqiida gaalada oo amarkooda qaadan waayay, mandaqada Puntland waxa jooga culimo badan oo iga cilmi iyo maal badan aniguse waxan kaga duwanaa anigoo jaamacad dhiganaya ayaan maamulka Puntland u sheegay inay dalka ku xukumayaan gaalnimo iyo baadilnimo,waxan ka dalbaday sharciga Ilaahay in la qaato.taas baa keentay in la i xidho, markii la isoo daayay waxaan go’aansaday inaan bilaabo jihad. Mandaqada Puntland iyo Somaliland qof yidhaahda Ilaahay ha lagu xidhmo wax sahlan ma ahayn,taas baa keentay in labada maamulba faro gelin sameeyaan oo dagaalo nagu soo qaadaan, anigu guryo ma lihi waxaan ku noolahay buuraha dhexdooda

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:59 pm

S: waxa jirta koox kale oo Islaamiyiin ah oo fadhigeedu yahay Garoowe,waxa la yidhaa,Jamaacatul Ictisaam, ma jiraa xidhiidh idinka dhexeeya idinka iyo kooxdaasi?

J: kooxda aad sheegayso waa niman aaminsan in maamulka Puntland uu yahay mid Islaami ah oo ciidamadeeduna yihiin qaar xaq ku taagan, markaa ninamkaa xidhiidh naga dhexeeyaa ma jiro, Ilaahay baan u baryayaa inuu soo hadeeyo waanan u ducaynayaa.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30666
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby grandpakhalif » Thu Jul 29, 2010 11:59 pm

Atam: “Faroole is a weak servant and i only negotiate with free men".

Breaking News: Waraysi VOA- Sheekh Maxamed Siciid Atam
July 29, 2010
By admin
Halkan ka dhegeyso waraysiga Sheekh Atam ee VOA la yeelatay.

Hoggaamiyaha ciidammada degaanka Galgala, Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa VOA-Somali u sheegay inaanay haba yaraatee wax shaqa ah ku lahayn uruka Alshabaab. “Alshabaab ayagaaba sheegtay inaanaan ka tirsanayn, annagu waxannu difaacanaynaa degaammadayada, dagaalkuna waa in muddo socdey oo hadda ka hor Majayahan ayaannu ku dagaallannay madaxweynihii Faroole ka horreeyey, Cadde Muuse…,” Sheekh Atam

“Ajnabi iska daaye, cid xataa koonfur ka timi naguma jirto. Ardaydii iyo macallimiintii maddarasooyinka ka soo cararay Boosaaso cadaadis awgii, ayaa halkan jooga.” Ayuu ku daray.

http://www.laasqoray.org/press/?p=7324

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Thu Jul 29, 2010 11:59 pm

S: waxaan ku weydiin lahaa xidhiidhka idinka dhexeeya idinka iyo ururka Alshabaab al Mujaahidiin intee buu gaadhsiisan yahay, maxaa ka jira wararka sheegaya inaad midawdeen?

J: Ilaahay wuxu yidhi, Muuminiintu waa walaalo, anagu waxanu nahay Alshabaab iyaguna waa anaga, ujeedo kali ah baanu wada leenahay oo ah in Geeska Afrika lagu xukumo diinta Islaamka, xidhiidh weyn baanu leenahay, arrntaasina anaga ceeb naguma aha ee waanu ku faanaynaa.

Dhawaaqa ka soo yeedhay Atom oo hogaamiya Al-shabaabta Gobolada Sool iyo Sanaag ayaa laga fili karaa in khatari ay ka soo waajahdo Somaliland iyo Puntlnad, isla markaana aad welweli karo inay goboladaasi ka geystaan Qaraxyo ismiidaamin ah oo intii hore ka baaxad weyn, taas oo khalkhal galin karta amaanka gobolka Geeska Afrika.

Ururka Al-shabaab ayaa dhawaan qaraxyo ka geystay goobo ka baxsan dhulka Soomaalida, markii ay sheegteen qaraxii ka dhacay Caasimada dalka Uganda ee Kampala, halkaas oo ay ku dhinteen in ka badan 70 Qof.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Fri Jul 30, 2010 12:03 am

Futooleh should attack this Tuna-head before he becomes a shark and does great damages to Puntland

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby udun » Fri Jul 30, 2010 12:13 am

Futooleh should attack this Tuna-head before he becomes a shark and does great damages to Puntland
I think you're worrying and that is what makes you asking PL to go against Sheekh Atam.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby SahanGalbeed » Fri Jul 30, 2010 12:18 am

Mid kasto is waal waala oo jail ka lagu rido ba marku kasoo baxo ku odhanaya Ilaah baan u dagaalamaya . Zarqawi oo sakhran weyn ah ba sidaasu aha ma ogtahay? Aniga waxan ha igu ueedhin goljano fadlan , kii arab -ka dhuxulaha aha baynu cadhayduna ka qaadnay ka fadhisaan la"nahay waaba maddax kaluun kan o miidhan . Anigu waxan moodi jiray galgala-dan ay sheegan in faqashtii kale e daarodka ahayd meelahaas galgali jirtay . Fuckin dooroos "atomic bomb" kuwan haddi lagu sidaayo waxba iga ma gelin :lol:
Last edited by SahanGalbeed on Fri Jul 30, 2010 12:20 am, edited 1 time in total.

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby udun » Fri Jul 30, 2010 12:19 am

Waa la isu soo socdaa. :lol: :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Fri Jul 30, 2010 12:21 am

Futooleh should attack this Tuna-head before he becomes a shark and does great damages to Puntland
So what is your solution to this Atom Bomb dilemma in Galgal, do you want him to take over Puntland , is that your suggestion?

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby udun » Fri Jul 30, 2010 12:22 am

Futooleh should attack this Tuna-head before he becomes a shark and does great damages to Puntland
So what is your solution to this Atom Bomb dilemma in Galgal, do you want him to take over Puntland , is that your suggestion?
It looks like they are coming to you self hating Gaalo lovers. That is what is gonna happen you bloody gaalo lovers.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 43 guests

cron