sacadyoonis and reer yoonis
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Budhyarta iyo qolo reer faahiye caligaa ah oo la yidhaahdo Reer Xildiid (waa labada reer ee ugu geesisan Sacad Yoonis, aad baynaa uu yar yihiin manta waayo dagaalkaa laa hadhay) ninkoodu boqolbu uu dhigtaa
Re: sacadyoonis and reer yoonis
yii ahayeen kuwi ku layey naleeya ahmed - Xudun wagi 1990skii? mise sacad yoonis oo dhan oo isku jiira bii ahayeen, anigu sidaan maqlay wixi ahayeen kuwo la daho reer caweer waxa ku waydiin laha wa kuma bihi idarays? ma idarayska S.Y ba dhalay wayo kuwo badan oo bihi idarays baan arkay oo dahaya ayaga iyo Idarays wa isku hooyo.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: sacadyoonis and reer yoonis
waar ninkan aad ii sheegaysid waxaan u aqaanaa sida sxb key oo kale waagii cabdiqaasina wasiirka dekedaha ayuu ahaaBohol iyo karaman wrote:wuxu ahaa wasiirka gaashandhigaa markii hore hadeer wershedahaa laakiinse isaagu dir maa sheegto meesha waa uu shaqo tegey uun Cabdulaahi yusufnaa mucaarad buu ku ahaa odaygii nuur cadaa uu magcaabay wasiirka gaashandhigahargaysaay wrote:I know a Sacad yonis polotician in xamar now he is minister of industry, gabadh cali siciiduu qabaa
cabdale boos ayaa la yidhaa
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: sacadyoonis and reer yoonis
waxay ahayeen guuto ka mid ah ciidaankaa tignikada ee Sacad Yoonis
laakiinse maa iswaydiisey maxay uu laynayeen dhulbahantahay?
waxa sacad yooniskaa uu yimi nin Muuse abokor ah oo sacad yoonisku dhalay oo la yidhaahdo Adan Jalawo,
Adan Jalawo wuxu xidhnaa ganbo laa mid ah tii uu xidhnaa Cali Dhuux Aadan,
Aadan wuxu sacad Yoonsi ku dhahay abtiyaal ganbadaa tolkay igaa furiwaayee igaa furaa
Aadan jalawo waxa dhulbahantee diley walalkii iyo labo wiil oo uu adeer uu yahay, wuxu tolkii waydiistey garaab waxa hiil ahnaa waa kaa waayeey tolkii.
Sacad Yoonis waxay aadan Jalow ku dareen ciidan (sacad yoonis wuxu xansuuqay dhulbahantee wanaa goobtaa la baxaday qoodho taag ee sankaa buurtaa buurcaanood kooraa tuunshe meesha la baxday)
Aadan Jalawo Reer IIdle Reer Garadag
laakiinse maa iswaydiisey maxay uu laynayeen dhulbahantahay?
waxa sacad yooniskaa uu yimi nin Muuse abokor ah oo sacad yoonisku dhalay oo la yidhaahdo Adan Jalawo,
Adan Jalawo wuxu xidhnaa ganbo laa mid ah tii uu xidhnaa Cali Dhuux Aadan,
Aadan wuxu sacad Yoonsi ku dhahay abtiyaal ganbadaa tolkay igaa furiwaayee igaa furaa
Aadan jalawo waxa dhulbahantee diley walalkii iyo labo wiil oo uu adeer uu yahay, wuxu tolkii waydiistey garaab waxa hiil ahnaa waa kaa waayeey tolkii.
Sacad Yoonis waxay aadan Jalow ku dareen ciidan (sacad yoonis wuxu xansuuqay dhulbahantee wanaa goobtaa la baxaday qoodho taag ee sankaa buurtaa buurcaanood kooraa tuunshe meesha la baxday)
Aadan Jalawo Reer IIdle Reer Garadag
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Bohol iyo karaman, S.Y must be the best reer abtiyal then if they are willing to kill for those ii reer abti uu yihin, horta ma maqashay ninka la yidhadho Col.Dhadaace taliyaha ciidan booliska degmeda ceelafweyn, ma SNMta bu ku jiirjiray ninkas tolow siida Col. Siciid Carre, waxa ku waydiin laha wa kuma bihi idarays? ma idarayska S.Y ba reer abti uu ah.
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Enough of these fairytales. Question were was Sacad Yonis when Caynaba changed hands and Yawle was told to fock off after.
Samatar Baxnaan oo gabay tirshey ka dib markay dileen dhawr nin oo Muuse Ismail ah
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonis
Magta geed-quwaax lagu xukumay, waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa kaaga jira, muuqan mahayaane
Mise waa kuwii lagu mudmuday, maqasha daaqeeda;
Samatar Baxnaan oo gabay tirshey ka dib markay dileen dhawr nin oo Muuse Ismail ah
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonis
Magta geed-quwaax lagu xukumay, waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa kaaga jira, muuqan mahayaane
Mise waa kuwii lagu mudmuday, maqasha daaqeeda;
Re: sacadyoonis and reer yoonis
GeneralSNM, funny thing is you mentioned caynabo sxb S.Y helped you guys capture some territories from dhullos during the sool wars and it's a well known fact.
.
.- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Fair enough, I will go with your train of thoughts. So if you helped HJ who never need anyones help but, why did you not help Yawle. It makes no sense. Reer Yoonis today sit in Caynaba and that town was won in 1920, the state of afairs at the time were clear for all to see. Dhulbahnte owned the town and killed a bunch of Muse Ismails and you guys did not even get a penny but were told to bounce. If you were as strong as you claim. Why was this the case? Why is it that Reer Yonis removed the Dhullos and today own Caynaba. Your dreams have no relationship with reality. You can come with as many obscure little gabay's as possible but facts on the ground will always put holes in your lies. The only fault with the Muse Abokor is that they are too nice to you guys. We Reer Dahir are not...Siciid85 wrote:GeneralSNM, funny thing is you mentioned caynabo sxb S.Y helped you guys capture some territories from dhullos during the sool wars and it's a well known fact.
.
Re: sacadyoonis and reer yoonis
You don't understand, S.Y & Muse Abokar were not involved in those conflicts in togdheer, it was mostly between Xirsi Cismaan & Maxamed Abokar and Reer Cawl, however S.Y & Musa abokar were facing a greater threat from dhullos as a whole on a full wing which is why they had to unite, and for your information S.Y did take alot of the booty of land from dhullos aswell such as Bohol, Oog and many other settlements , dhullos use to live as far as ceelafweyn.


Last edited by Siciid85 on Sat Aug 14, 2010 6:47 pm, edited 1 time in total.
-
Lord Diplock
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3807
- Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Maxamed Zubeer by a large margin, MZ is huge.Siciid85 wrote:It's just normal converstations not clan bashing sxb, i usually don't engage in clan bashing in sland section, as for Idarays Abdalle & Biciide is larger rightwing will properly be happy hearing this.
Who is Larger Maxamed Zubeer or Abdalle?
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super

- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Siciid is Caynaba in Togdheer or Sool? And who is Mohammed Abokor you speak of? No such thing exist.
Re: sacadyoonis and reer yoonis
Lord Diplock wrote:Maxamed Zubeer by a large margin, MZ is huge.Siciid85 wrote:It's just normal converstations not clan bashing sxb, i usually don't engage in clan bashing in sland section, as for Idarays Abdalle & Biciide is larger rightwing will properly be happy hearing this.
Who is Larger Maxamed Zubeer or Abdalle?
Gartay no wonder most og's in snet are maxamed zubeer with the exception of Lord Diplock, Guhaad.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: sacadyoonis and reer yoonis
sicid Ogaden is = maxammad suber 80%
cawliyahan cabuudwaaq makahil wa inta kalle
cawliyahan cabuudwaaq makahil wa inta kalle
-
Queen_Arawello
- SomaliNet Super

- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: sacadyoonis and reer yoonis
that is bull...Cowliyahan is bigger if not same size with MZThe_Emperior5 wrote:sicid Ogaden is = maxammad suber 80%
cawliyahan cabuudwaaq makahil wa inta kalle
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: sacadyoonis and reer yoonis
no maxammadsuber is like 80% of ogaden ha ila murmin i know for sure 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 128 Replies
- 5617 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 15 Replies
- 2589 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 1658 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 20 Replies
- 3572 Views
-
Last post by samatar133
-
- 50 Replies
- 3347 Views
-
Last post by original dervish
-
- 33 Replies
- 4013 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 32 Replies
- 3148 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 0 Replies
- 1509 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 25164 Views
-
Last post by Daff
-
- 2 Replies
- 1478 Views
-
Last post by FatheroftheCamel