Cali Barre - Habar Jeclo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Cali Barre - Habar Jeclo

Post by KingWaslawi »

Ma Biciide ayuu la siman yahay? Mise waa sub clan of Biciide?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by LiQaaye_TDH »

Cali Barre is not a subclan of Biciide laakin, i think waxey la Simanyahin Reer Yoonis , waan isla Barre Adaraxman...
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by KingWaslawi »

LiQaaye_TDH wrote:Cali Barre is not a subclan of Biciide laakin, i think waxey la Simanyahin Reer Yoonis , waan isla Barre Adaraxman...

Haa ma Reer Yoonis bay la siman yihiin, gartay, Cali Barre :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by LiQaaye_TDH »

Northwind wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Cali Barre is not a subclan of Biciide laakin, i think waxey la Simanyahin Reer Yoonis , waan isla Barre Adaraxman...

Haa ma Reer Yoonis bay la siman yihiin, gartay, Cali Barre :up:
Yoonis Adaraxmaan
and Barre Adarxmaan

Biciide ma Xasuusto... Iyaga aya inoo sheegi.....
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by KingWaslawi »

LiQaaye_TDH wrote:

Waa sida Ahmed Farah, Bayle farah, Fahiye Farah, Iyo Dahir Farah Laakiin ma labaas uunbaa miyaanay sub clans kale jirin?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Rightwing »

Biciide and Cali Barre are Barre Adaraxman. Reer Yoonis is Yoonis Adaraxman.
Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Lord Diplock »

Where is Biciide deegan anyway? Western Sanaag miya?
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by KingWaslawi »

Lord Diplock wrote:Where is Biciide deegan anyway? Western Sanaag miya?

Ceel Afweyn, Gardag, Ceerigaabo, iyo maalaha u dhaw dhaw haa waa West Sanaag
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by DisplacedDiraac »

I'm Cali Barre
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by KingWaslawi »

WestLdnShawty wrote:I'm Cali Barre
:rose:
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Ceelafweyn »

Cali bare adrahmaan muuse abokor wuxuu la siman yahay yoonis bare adarhmahman muuse

HALKA biciide uu yahay Biciide yonis bare adarhman muuse - Cali bare adeer buu u yahay BICIIDE. Halkam Reer yonis na u u yahay Awoow :)

Biciide degaan ahaan waa Sanaag waliba western sanaag dhanka xeebta laga bilaabo Xiis ilaa karin berbera .........xaga beriga ama dhulka wa min ceerigaabo ceelafweyn, ilaa Oog. dhanka kalena waa Gar-adag ilaa Saraar.

Markaa waa Gobolada Sanaag iyo Saraar.

Salaama
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Runloow101 »

Muusa Abokor waa saddex > Adaraxmaan, Uduruxmiin, Idarays
Adaraxmaan waa lix > Yoonis Adraxman (RY)& Barre Adaraxmaan waa isku Bah oo waxa dhashay islaan CIISE ah. Afarta kale waa kala bahbah waxaana la isku yidhaahdaa BAH MAJEELO:
Barre adaraxmaan waa saddex > Cali Barre, Yoonis Barre , Max'd Barre

Cali Barre waa saddex > Adaraxmaan Cali, Guuleed Cali iyo qolo iga maqan hadda

Yoonis Barre waa laba: Biciide Yoonis & Max'd Yoonis(I think)

Biciide waa 4 jilib: Faarax Biciide, Iidle Biciide, Waadhowr Biciide & Samatar Biciide.. Samatar & Waadhowr waxa la isku yidhaahdaa BASANBUUR

Faarax Biciide waa 11 jilib : Cali Faarax, Iidle Faarax (Rer Idle), Axmed Faarax, Cabdalla Faarax + 7 Oday oo la isku yidhaahdo BAHO

More Info:
<> Biciide waxa u badan Axmed Farax, Reer Iidle, Baho & Bahsanbuur waxa kale waa xoogaa.
<> Reer Yoonis Biciide wuxu u yahay awoow
<> Biciide deegaankiisu waa Sanaag. Waana largest clan in sanaag region.
......Reer Iidle waxay degaan Garadag iyo wixii koonfur & galbeed ka xiga illaa laga soo gaadho OOG oo ay Cali Barre ku cidhiidhyeen
...... Axmed Faarax wuxuu degaa Woqooyiga iyo dhulka beeyada leh sida Ceelalfweyn, dhuurcillaan, iyo xeebta dherersan Xiis illaa Conqor.
........ Basanbuur waxay degaan bariga iyo woqooyiga Ceelafweyn illaa laga gaadho Yufle
........... Baho waxay degaan Ceelafweyn iyo wixii Bari ka xiga oo ay ku jirto Ceelafweyn, Dararweyne, illaa bannaanka Xadeed & Xagrin

War lee maan wadaynaa
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by udun »

Runloow101 wrote:Muusa Abokor waa saddex > Adaraxmaan, Uduruxmiin, Idarays

In yar aan kuu saxee Runloow faataadhugloow :lol: , Baho ma degaan banaanka Xadeed iyo Xagrin laakiin hayaan waa ku tagaan sida waqtiga kaliisha iyo gu'ga haddii uu dhincaan Xadeed iyo Xagrin (Xudun) roobku ka da'o. Markaa sidaa ula soco oo dee ha iska sii dayn :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Cali_Gaab »

Wtf, axmed faarax is muuse abokor now :?
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Cali Barre - Habar Jeclo

Post by Runloow101 »

udun wrote:
Runloow101 wrote:Muusa Abokor waa saddex > Adaraxmaan, Uduruxmiin, Idarays
Adaraxmaan waa lix > Yoonis Adraxman (RY)& Barre Adaraxmaan waa isku Bah oo waxa dhashay islaan CIISE ah. Afarta kale waa kala bahbah waxaana la isku yidhaahdaa BAH MAJEELO:
Barre adaraxmaan waa saddex > Cali Barre, Yoonis Barre , Max'd Barre

Cali Barre waa saddex > Adaraxmaan Cali, Guuleed Cali iyo qolo iga maqan hadda

Yoonis Barre waa laba: Biciide Yoonis & Max'd Yoonis(I think)

Biciide waa 4 jilib: Faarax Biciide, Iidle Biciide, Waadhowr Biciide & Samatar Biciide.. Samatar & Waadhowr waxa la isku yidhaahdaa BASANBUUR

Faarax Biciide waa 11 jilib : Cali Faarax, Iidle Faarax (Rer Idle), Axmed Faarax, Cabdalla Faarax + 7 Oday oo la isku yidhaahdo BAHO

More Info:
<> Biciide waxa u badan Axmed Farax, Reer Iidle, Baho & Bahsanbuur waxa kale waa xoogaa.
<> Reer Yoonis Biciide wuxu u yahay awoow
<> Biciide deegaankiisu waa Sanaag. Waana largest clan in sanaag region.
......Reer Iidle waxay degaan Garadag iyo wixii koonfur & galbeed ka xiga illaa laga soo gaadho OOG oo ay Cali Barre ku cidhiidhyeen
...... Axmed Faarax wuxuu degaa Woqooyiga iyo dhulka beeyada leh sida Ceelalfweyn, dhuurcillaan, iyo xeebta dherersan Xiis illaa Conqor.
........ Basanbuur waxay degaan bariga iyo woqooyiga Ceelafweyn illaa laga gaadho Yufle
........... Baho waxay degaan Ceelafweyn iyo wixii Bari ka xiga oo ay ku jirto Ceelafweyn, Dararweyne, illaa bannaanka Xadeed & Xagrin

War lee maan wadaynaa
In yar aan kuu saxee Runloow faataadhugloow :lol: , Baho ma degaan banaanka Xadeed iyo Xagrin laakiin hayaan waa ku tagaan sida waqtiga kaliisha iyo gu'ga haddii uu dhincaan Xadeed iyo Xagrin (Xudun) roobku ka da'o. Markaa sidaa ula soco oo dee ha iska sii dayn :lol:

Udun,
Baho waa Nation sxb ee ha ku daalin. Warsangeli bay la deris yihiin oo baadda ka qaadaan saa waaba adoo laangaab qurjile ah. Kuwii laangaabka ahaa ee Naaleeye Axmed ee Dhulouska laandheeraha isaga dhigi jirey maa tahay?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”