The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arrest
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arrest
Gudoomiyahi Hore ee Bangiga oo Doonayay Inu Dalka Kala Baxsado Lacag Gaadheysa Malaayin Dollar iyo Xukummado Xayiraad Ku Soo Rogtay
Guddoomiyihii hore ee baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Ducaale oo xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka xayirtay dhaqdhaqaaqa ayaa ka hadlay sababtay taasi keentay.
Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo maanta u waramay Idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaliga ayaa xukuumada ku eedeeyay inay sharaftisii meel kaga dhacday isla-markaana sumcad dil kula kacday, maadaama oo ay dhaqdhaqaaqii ka xayirtay.
Guddoomiyihii hore oo maanta doonayay inuu u kicitimo dhanka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa la sheegay in hanti-dhowraha guud ee qaranku soo gaadhsiiyay warqad ku amraysa in aanu dalka dibada uga bixi Karin, isaga oo sababtana lagu sheegay baadhitaan lagu wado masuuliyyiinta maaliyadda ee xukuumadii hore ee Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin.
Sidoo kale Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo ahaa guddoomiyihii baanka dhexe ee Somaliland ee ugu mudada dheer, oo la waydiiyay waxa uu u malaynayo in safarka looga joojiyay ayaa sheegay in xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo hormoodka u yahay inay wada aargoosi siyaasadeed.
Hanti-dhawrka guud oo todobaadyadii u danbeeyey ku hawlanaa baadhitaanno xoogan oo ay ku hayaan qaar ka mid ah hay'adaha dawladda iyo dabo-galka masuulliyiintii xilalka ka hayay intii aan xukuumadda cusubi xilka ka qaadan, ayaa qaarkood looga yeedhay hanti-dharka oo lagu weydiinayay su'aalo iyo xog-waran ku saabsan hay'adihii ay masuulka ka ahaayeen.
Guddoomiyaha Hanti-dhawrka Qaranka Maxamuud Aw Cabdi (Maxamuud Dheere) oo maanta u waraamay laanta Afsoomaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inay ku gudo-jiraan baadhitaanno ku saabsan Baanka Somaliland, islamarkaana aan la xayirin xoriyadda Cabdiraxman Ducaale, balse ay tahay sharciyan inuu goobjoog ka ahaado inta baadhitaankoodu uga dhammaanayo.
Dhanka kalena Gudoomiyaha aya loo haysta lacag gaadheysa malaayin dollar siday Xaqiijiyeen Masuuliyin ka Tirsan Hanti-dhawrka Qaranka, waxeeney uu malaynayaan ino isleeyahay Dalka kala Baxso.
Buraoonline.com

-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
if he stole some money; good for him to be under house arrest!
however if nothing is found then it will be an attack on his honor and his family would not be happy about it
however if nothing is found then it will be an attack on his honor and his family would not be happy about it
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
If your guilty then your guilty my friend, and there is nothing a family can do about itdjibsomali wrote:if he stole some money; good for him to be under house arrest!
however if nothing is found then it will be an attack on his honor and his family would not be happy about it
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
So what happened to bringing juug so dhacay to maxkamad ?
empty threats i guess seems this new xukumad is just after making threats to former UDUB individuals, while they ignore the fact the countries security is at very low level and other bigger issues, wrong priorities at the wrong time.
If this guy is guilty then his guilty if his not guilty then he should sue the adminstration for wasting his time and nonsense.

Ceelafweyn
- Posts: 199
- Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
Djabut & Saciid,
We have to learn to differentiate tribe from national issues.
This is a national issue, if he is accused of mismanagment of the tax payers money ,then the onus is on him to prove otherwise. It is not about family and tribe.
I am glad we have Mohamed Hashi as a main finance officer of the country and i can assure you that he will do his atmost to safe guid national interest without harming or targeting any inidviduals based on thier clan affilaitions.
Regards
Ceelka.

This government is on a witch hunt 
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
LiQaaye_TDH wrote:If your guilty then your guilty my friend, and there is nothing a family can do about it
these type of motherfukkers should be shot with no questions asked, house arrest is too soft walaahi
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
LiQaaye_TDH wrote:Gudoomiyahi Hore ee Bangiga oo Doonayay Inu Dalka Kala Baxsado Lacag Gaadheysa Malaayin Dollar iyo Xukummado Xayiraad Ku Soo Rogtay
Guddoomiyihii hore ee baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Ducaale oo xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka xayirtay dhaqdhaqaaqa ayaa ka hadlay sababtay taasi keentay.
Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo maanta u waramay Idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaliga ayaa xukuumada ku eedeeyay inay sharaftisii meel kaga dhacday isla-markaana sumcad dil kula kacday, maadaama oo ay dhaqdhaqaaqii ka xayirtay.
Guddoomiyihii hore oo maanta doonayay inuu u kicitimo dhanka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa la sheegay in hanti-dhowraha guud ee qaranku soo gaadhsiiyay warqad ku amraysa in aanu dalka dibada uga bixi Karin, isaga oo sababtana lagu sheegay baadhitaan lagu wado masuuliyyiinta maaliyadda ee xukuumadii hore ee Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin.
Sidoo kale Md Cabdiraxmaan Ducaale, oo ahaa guddoomiyihii baanka dhexe ee Somaliland ee ugu mudada dheer, oo la waydiiyay waxa uu u malaynayo in safarka looga joojiyay ayaa sheegay in xukuumada cusub ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo hormoodka u yahay inay wada aargoosi siyaasadeed.
Hanti-dhawrka guud oo todobaadyadii u danbeeyey ku hawlanaa baadhitaanno xoogan oo ay ku hayaan qaar ka mid ah hay'adaha dawladda iyo dabo-galka masuulliyiintii xilalka ka hayay intii aan xukuumadda cusubi xilka ka qaadan, ayaa qaarkood looga yeedhay hanti-dharka oo lagu weydiinayay su'aalo iyo xog-waran ku saabsan hay'adihii ay masuulka ka ahaayeen.
Guddoomiyaha Hanti-dhawrka Qaranka Maxamuud Aw Cabdi (Maxamuud Dheere) oo maanta u waraamay laanta Afsoomaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inay ku gudo-jiraan baadhitaanno ku saabsan Baanka Somaliland, islamarkaana aan la xayirin xoriyadda Cabdiraxman Ducaale, balse ay tahay sharciyan inuu goobjoog ka ahaado inta baadhitaankoodu uga dhammaanayo.
Dhanka kalena Gudoomiyaha aya loo haysta lacag gaadheysa malaayin dollar siday Xaqiijiyeen Masuuliyin ka Tirsan Hanti-dhawrka Qaranka, waxeeney uu malaynayaan ino isleeyahay Dalka kala Baxso.
Buraoonline.com
Bad move by Sillanyo and Mahomed Haashi.
Why go after the little fish when Cawil is roaming freely.
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
siciid oo kaalay, saw adigan intellectual-ka ah maxaad sida qolyaha mafrishkii ina mawliid ee hargeysa cimrigooda ku qaatay aad ugu hadlaysaa . lol first thing first central bank manager ku ma xisbi ayuu ka tirsanyay mise waa civilian position, oo cidii hanan karta ayaa loo igmadaa?... hadii aad department masuul ka tahay, kuu doono ha noqdo'e oo xilkii lagaa qaado, ma dow baa mise maaha, hadii lagu yidhaa fadlan ha tegin inta laysla hubinayo waxan aad wareejisay eed saxeeday iyo waxay ku baxeen iyo waxa ka yaal?... siciid come on be rational...... Rayaale iyo cawil cali ducaale oo wasiirkii maaliyada qaranka ah ayaa hadii cid burush wisikh leh la marinayo la marin lahaa. c/raxmaan ducaale waanu wada fadhiisanay oo wada qayilnay, nin somali ah oo kaga wanaagsan banking system ka anigu ma garanayo. hadii aanu isagu bangiga dhexe hayn waa hore ayaa inflation curyaamin lahaa dhaqaalaha somaliland een weli socod baran. somalidu waxay tidhaa gaalka dil gartiisana sii. standard procedure sax ah oo caalamka ka jira in la dhaleeceeya oo xaga xun laga eegaa waa aqoontii oo meel lagaga dhacayo.
siciidow 5 years and 6 months ayaan wadanka ku maqnaa. hadalka siday u dhigaan iyo siday u jiifiyaan ba waan aqaan. waxaan fadhiisan jiray inta badan mafrashka ina mawlid oo ku yaala shacabka. waxaa fadhisan jiray somaliland from sool to Awdal. waa mafrash dadka fadhiista aad odhanayso mar waa extremely intelligent folks marna waxaad odhanaysaa waar kan sidaa u hadlayaa miyaanu ninkaad maanka ka caleemasaartay ahayn eed lahayd allayle kan ba mansab siyaasadeed qaban kara ahayn. siciidooooow ha noqon sida raga qaarkood inader. qoorta hadii lagaa jarayo marmarsiyo aad dib ugu dhigto ha raadin ee magac ha kaa hadho.............................. say freeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeedom and free your mind inader

budnacab, imaad fahmiin sxb maan odhan Abdirahman Ducaale wa nin xuun ama wa nin guilty ah, waxan idhi uun haadi uu wax khalad ah sameeyey wanu arkii haadi kale uu innocentyahayna dee wa ina adminstrationka suegarayo wixi wakhtiigas uga lumiiyan , magacisna ku ciyaareen, check this out even Cawiil warns xukamada cusub for instigating waxan jiriin iyo masuulyaadii hore ee dhabagalayan ini joojiyeen
Wasiirkii Hore Ee W/Maaliyadda Somaliland Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay In Ay Xukuumaddiisu Joojiso Daba-galka Xisaabeed Ee Cadaawada Abuuri Karaya
http://oodweynenews.com/news/17127-wasi ... araya.html.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
Who the fock is cawil? This guy and his administration have gone in a 20 million dollar debt of which most has been un accounted for.
He has to provide the exact details of where the money went and how much of it. What a fockin prick for even telling the government
give up their investigations. He's in no position to tell anyone what to do, a thief will go to the most extreme measures.
'Even cawil is saying that they need to stop it' kulaha.
He has to provide the exact details of where the money went and how much of it. What a fockin prick for even telling the government
give up their investigations. He's in no position to tell anyone what to do, a thief will go to the most extreme measures.
'Even cawil is saying that they need to stop it' kulaha.
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
We don't need to set a precedent of letting off people who have misappropriated public money
However we need to ensure the process is fair and balanced and not about any personality
However we need to ensure the process is fair and balanced and not about any personality
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
Which is why Dhagabacayl said "Why go after the little fish when Cawil is roaming freely."
Abdirahman Ducaale seems a honest guy which explains the protests and anger in Erigavo, the question is do they have the balls to go after big fishes though? the adminstration is missing their right target atleast if they want to go after something go after your supposed right target.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
Cali_Gaab wrote:Who the fock is cawil? This guy and his administration have gone in a 20 million dollar debt of which most has been un accounted for.
He has to provide the exact details of where the money went and how much of it. What a fockin prick for even telling the government
give up their investigations. He's in no position to tell anyone what to do, a thief will go to the most extreme measures.
'Even cawil is saying that they need to stop it' kulaha.
If you don't know cawil then why are you having this debate?
Cawil wasin charge of the finance and this dude was his cashier. In other words he was reporting to Cawil so why use him as scapegoat and go after him?
Go after the chief not the Indians. Or leave it all alone all together and focus what is important.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: The Former Chairman of Somaliland Bank's Under House arr
That comment was in response of siciids ignorance.
Both of these men need to be held accountable and they will be.
Cawil already dug himself a hole by only being able to mention that
the debt money is in relation to the election, failing to mention anything else.
Both of these men have been placed in charge of our finance and both are thieves.
Ilaahay noocan oo kale ha guubo.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by highclass
-
- 11 Replies
- 1606 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 11 Replies
- 1222 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 1936 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 4 Replies
- 870 Views
-
Last post by paperino
-
- 20 Replies
- 1985 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 2 Replies
- 549 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 12 Replies
- 741 Views
-
Last post by abdisamad3