Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Moderator: Moderators
Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Xukuumadda oo Joojisay Baadhitaanadii Hanti-dhawruhu ku waday Masuuliyiintii Xukuumaddii hore iyo waxyaabaha kalifay
Hanti-dhawraha oo fasaxay Guddoomiyihii hore ee Baanka iyo wada-xaajood Beelaysan oo arrinta lagu xaliyay
Hargeysa (Waaheen) Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa joojisay Baadhitaanaddii uu Hanti-dhawraha Guud ee Qaranku ku waday Masuuliyiintii Xukuumaddii hore ee Rayaale
Joojinta Baadhitaanadii uu waday Hanti-dhawraha Guud ayaa la sheegay inay ka dhalatay kadib markii ay dhalisay Xiisado Beelaysan oo gil-gilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Amaanka Guud ee dalka. taasoo keentay in Goboladda qaarkood laga abaabulo isu soo baxyo lagaga soo horjeedo baadhistaasi oo loo arkay in Masuuliyiin gaar ah lagaga Aargoosanayo
Inkastoo aanay Xukuumaddu wax War ah ka soo saarin joojinta Hawlgaladii uu Hanti dhawruhu ku baadhayay Masuuliyiintii Xukuumaddii hore hadana waxa ay warar hoose oo aanu ka helnay ilo u dhuun daloola arrintani cadeeyeen in Hanti dhawraha Guud u qoray Guddoomiyaha Baanka qoraal uu kaga qaadayo xayiraadii uu hore u saaray ee uu buuqa ugu weyni ka dhashay.
Waxa kale oo uu sheegay joojinta Baadhitaanadaasi inay Suurtogaliyeen Siyaasiyiin hawsha u galay qaab Beelaysan kuwaas oo heshiisiiyay Hanti-dharaha Guud iyo Guddoomiyaha Baanka si ay ugu qanciyaan reerihii kacay in arrintii laga noqday
Siyaasiyiintaa ka qayb qaadatay daminta Xiisadaa ka dhalatay Baadhitaanada uu waday Hanti-dhawraha Guud ayaa la sheegay inay ugu cad-cadaayeen Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland kuwaas oo Hantidhawraha iyo Xukuumaddaba ugu hanjabay inaanay Ansixin doonin Hantidhawraha maadaama oo lafilayo in Golaha la horkeeno toddobaadkan si loo Ansixiyo
Sidoo kale waxa ka qayb qaatay daminta Xiisadda ka dhalatay Baadhitaankaasi Madaxweynaha Somaliland oo diray Ergooyin kala duwan si looga hortago Mucaaraddada ay arrintani keentay oo Xawli dheeraynaya ku dhaqaaqday isla markaana ku gilgishay Degenaanshihii iyo Xasiloonidii Goboladda qaar gaar ahaana kuwa bari oo ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta uu markii ugu horeysay Amarada ku fuliyay Hanti dhawruhu, gaar ahaana Guddoomiyaha Baanka oo aad looga ixtiraamo
Joojinta baadhitaanadii uu Hantidhawrku ku waday Masuuliyiintii hore ee Xukuumaddii dhacday iyo kuwo imika joogaba ayaa si weyn looga dareemay Xarunta Hantidhawrka Guud ee Qaranka taasoo labadii cisho ee ugu danbeysayba uu istaagay dhaqdhaqaaqii iyo hawlagaladii ay wadeen shaqaalaha xaruntaasi oo uu Suuq wyni u soo baxay tan iyo intii Amarka lagu siiyay fulinta hawshaas, kuwaas oo cabsi badan ku abuuray shakhsiyaadkii ay baadheen iyo kuwii u qorshaysnaaba
Taalabadan ay Xukuumadda Siilaanyo ku joojisay baadhitaanadii ay ku baadi goobaysay Malaayiinka lacagta ah ee Deymaha ah ee ay Xukuumaddii hore gashay ee ay ku wareejisay ta cusub ayaa keenaysa niyad jabkii ugu weynaa ee ay Dadku kala kulmaan Xukuumadda rajadii ay ka qabeen isla markaana ay God dheer ku dhacday balanqaadyadii ay ka filanayeen Xukuumadda Cusub oo wakhtigii ay Mucaaradka ahayd ku faani jirtay inay ilaalin doonto Hantida Ummadda isla markaana ay Sharciga Hor-keeni doonto wixii Hanti ah ee laga Lunsado Qaranka
Waxa kale oo ay wadada u furaysaa joojinta baadhitaanadii uu Hantidhawruhu ku waday Masuuliyiintii Xukuumaddii hore inay fursad u helaan Masuuliyiinta cusub ee talada qabsaday ay ku lunsadaan Hantida Qaranka, maadaama oo ay heleen qiil ay ku baxsadaan ama Dhufays ay dabada Geliyaan oo uu ogolaaday Madaxweynuhu taasoo soo af-jaraysa in cid danbe la baadho.

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay
siilaanya bad isku galay...

- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Waxa kale oo ay wadada u furaysaa joojinta baadhitaanadii uu Hantidhawruhu ku waday Masuuliyiintii Xukuumaddii hore inay fursad u helaan Masuuliyiinta cusub ee talada qabsaday ay ku lunsadaan Hantida Qaranka, maadaama oo ay heleen qiil ay ku baxsadaan ama Dhufays ay dabada Geliyaan oo uu ogolaaday Madaxweynuhu taasoo soo af-jaraysa in cid danbe la baadho.
Tani waxay soo afjaraysaa in cid danbe la baadho! iminka reer Somaliland iyaguun baa wax is yeelay, waayo haddii iminka dawladdan cusubi wax alla iyo wixii wadankaa soo gala, hanti ay lunsato cidina uma raacayso cidina ku daba gali mayso, waayo tan iminka dhacday ayaa wadada u xaadhayso oo laysma daba-galaan, inkasta oo aan u malaynaayo dawladdan cusub mid daacad ah, haddana walahi inaan midh loo raacayn haddii ay boqolaal billion lunsato.
Bal maxaa la faa'iday???
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Mr_Alfaas wrote:Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay![]()
siilaanya bad isku galay...
ALaylehe bad buu galay. Bal yaa marki hore yidhi waxaa faraha gala?
Siyaasad iyo go'aan aan laga fakirin waxay khasaare soo kordhin doonto ku deg degeeda ayaan Somaliland ku nacay
- AbrahamXirsi
- Posts: 136
- Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Mr_Alfaas wrote:Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay![]()
siilaanya bad isku galay...
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Somaliland Alle unbay leedahay.........................meshu wayba kasii daraysaDhaga Bacayl wrote:Mr_Alfaas wrote:Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay![]()
siilaanya bad isku galay...
ALaylehe bad buu galay. Bal yaa marki hore yidhi waxaa faraha gala?
Siyaasad iyo go'aan aan laga fakirin waxay khasaare soo kordhin doonto ku deg degeeda ayaan Somaliland ku nacay
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Mr_Alfaas wrote:Somaliland Alle unbay leedahay.........................meshu wayba kasii daraysaDhaga Bacayl wrote:Mr_Alfaas wrote:Siilaanyo haduun buu wax isku furfuray ....waa halki aya rer burco ay yidhaahdeen beri nin dahabshil lacag loogu so direy aya ninkalay isku magac noqden kolkasu yidhi war anu lacagta ma lihiye iga daaye markasa dahabshil yidhi war ana ka masuule qaado...
Markasu yidhi..maante unbu dahabshiil bad isku galay![]()
siilaanya bad isku galay...
ALaylehe bad buu galay. Bal yaa marki hore yidhi waxaa faraha gala?
Siyaasad iyo go'aan aan laga fakirin waxay khasaare soo kordhin doonto ku deg degeeda ayaan Somaliland ku nacay
Mayee kama si daraysee inaadeeree laakiin ninmankan Sillanyo, Mahamed, Haasih, gaboose iyo la tali yayaashooda sida Musee bIixi mahamed kaahin iyo inta soo raacdaba waxaa haysaa bahal cadho aha o aad u fog. waxay kala sixi kari laayihiin wixii dadka dani ugu jirtay ee isku soo dhawaynayay iyo waxay iyagu ku ciil bixi lahaayeen. Waaba maan gaabiin nimanku...sidaa inay dhaamaan baan moodeeye. maalin ba islaan bay tamaadhadii ka qubayaan oo meel ka cadhoonaysa dantii lo dirtayna wali way sugaysaa...they need to regroup walaahi and change their policy. Bal nin bay gaadhi yaroo $5000 ku haytaan oo Number kii dawladuba ku ool. Yaa yidhi it wasn't his. If has the papers to prove it they should believe him: wixii ay ku hadlayeen during the election ee waanu xidh xidhaynaadi ibaa ka dhabi nimakan ....down:
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
WAAR KUWANI FAAIDO MALAHA. WAA RAG LASOO CIILAY OO QAARNA HORE LOOSOO XIDHAY, QAARNA XUKUUMADIHII HORE ISKASOO ERYEEN OO XILALKII KA QAADEEN.
HADDA AARGOOSTA AYAY ISLEEYIHIIN LAAKIIN WAXBA MA QAADI KARAYAAN.ISBEDELKII IYO WAXAY SHEEGAYEEN EE DADKA WAXMAGARATADA AH U SHEEGAYEEN WAXBA KAMA JIRAAN.
WADANKII MIDAYSNAA EE DAWLADA AHAA IYAGOO LABA BILOOD MEESHA HAYAY AYUU DURBA WADANKI BURBURAY OO MAGAALO MAGAALO U QAYBSAMAY. HADDAY 5 SANO MEESHA HAYAAN XAMAR OO KALE AYAY
MEESHU NOQONAYSAA OO MAGAALO WALBAA XAAFAD XAAFAD AYAY U QAYBSAMI. SSC OO KELIYA AYAA MUCAARID WADANKA KU AHAA LAAKIIN MAANTA IYAGOO LABA BILOOD MEESHA HAYAY 90% DADKU WAA MUCAARID.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
^Bacaac
Ama mucaarad noqda ama xamar iska qabta. You can take the 90% mythical figure with you
Ama mucaarad noqda ama xamar iska qabta. You can take the 90% mythical figure with you
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Gaabow mucaaradna waanu nahay meelna uma socono. waxaanu rabnaa inaanu adeerkaa iyo xukuumadiisa ceebayna oo riwaayad ka dhigano.
hadda ciyaartu waa 2-0.
hadda ciyaartu waa 2-0.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Inaan Ceebeyno
Well thats all you can try to do, because we are the Rulers 
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Maxaad ceebeyn kartaa? Maxaad mucaarad ku tahay hada?
Riyaale sadex iyo toban sanno ha ina xukumo, silaanyo na shan sanno maba arki karo
This habar younis world sure is confusing, they should make a movie about you guys like Borat
Riyaale sadex iyo toban sanno ha ina xukumo, silaanyo na shan sanno maba arki karo
This habar younis world sure is confusing, they should make a movie about you guys like Borat
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Cali_Gaab wrote:Maxaad ceebeyn kartaa? Maxaad mucaarad ku tahay hada?
Riyaale sadex iyo toban sanno ha ina xukumo, silaanyo na shan sanno maba arki karo
This habar younis world sure is confusing, they should make a movie about you guys like Borat
sidaan kuu sheegay ciyaartu waa 2-0. Adeerkaa madaxweyne ayuu isu malaynayaa laakiin meesha rag kale oo aargoosi raba ayaa ka taliya.
Kulmiyihii isbedel baa loo baahanyhay odhan jiray waxay ka dhamaan waayeen aargoosi iyo hebel soo qabta. Rag aan wax denbi ah gelin oo weliba masuuliyiin ahaa
oo sharaf iyo karaamo inaga mudan ayay soo qabta iska leeyihiin iyagoon cidna soo qaban karin. Labadii nin ee ina lasoo qabto la rabayba way ku guuldaraysteen oo ceeb ayay ku tahay.
wadanka iyo dadku ina wax loo qabto ayay u baahanyihiine looma baahna ina hebel soo qabta iyo muran uun lagu jiro. Isbedelkay sheegi jireen hadduu dhab ka ahaa hawshooda ha qabsadaan
oo xagxagashada ha joojiyaan haddii kale iyagaa arki waxay ka faaidaan.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Xukuumadda stops the Investigations and backs out
Kaliil waa maxay calaacalka intaa leege niyaw! Somaliland maanta hadday burburto gacanta HJ ayay ku burburtay, hadday si wacan u dhismatana, oo aqoonsi yimaadana gacanta HJ ayay ku dhismatay! Aniga markaa sidaan faloba ii furan laxyahay cuqdada u dhimanaysa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 528 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 28 Replies
- 1579 Views
-
Last post by zulaika
-
- 1 Replies
- 348 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 733 Views
-
Last post by malakumod
-
- 2 Replies
- 609 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 273 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 1 Replies
- 355 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 8 Replies
- 516 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 2 Replies
- 423 Views
-
Last post by Mr_Alfaas