Al Shabaab oo la wareegay Magaaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.
Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay la waregeen Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca.
kadib Dagaaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Xaraka Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culu maa’uydiinka Ahlu Sunna Waljamaaaca ayaa iwararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Dhuusamareeb waxaa ay sheegayaan in guud ahaan Magaalada ay gacanta u gashay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Dagaalka oo markiisii hore ka soo bilaawday deegaanka Mareerguur ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkaasi weerar ku soo qaaday ciidamo ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo ay u suurto gashay in ay deegaankaasi ka saaraan ciidamadii Ahlu Sunna.
Dagaalka ayaa xoogiisa waxaa uu ka dhacau Bartamaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, waxaana la sheegay in markii dambe gudaha Magaalada ay isaga baxeen Ciidamadii Cullumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmadaasi Maamulayay.
Majiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulkii Ahlu Sunna Waljamaaca ee Magaalada Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale la wareegida degmadaasi aan wali ka hadlin Masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.netThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
http://shabelle.net/component/content/a ... -galgaduud
Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Their allies have retaken Cadaado which means all of Galgaduud is now under Shabaab except Degmada Caabudwaaq.
Maamulka Ximin iyo Xeeb oo dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Caadaado.
Cadaado: (Sh. M. Network) Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa waxaa ay dib ula wareegeen gacan ku haynta degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay saakay dagaal kula wareegay ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaac oo uu watay Cabdi Shukri.
Wararka ka imaamaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Maamulka Ximin iyo Xeeb uu dib ula wareegay degmad Caadaado Islamarkaana ay isaga baxeen Ciidamadii saakay halkaasi qabsaday.
Madaxweynaha Maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiiceey oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu sheegay in ay dib ula wareegeen degmada cadaado, waxaana uu sidoo kale sheegay in ay kala wareegeen gaadiidka dagaal iyo hub uu sheegay in ay ka carareen ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ee saakay dagaalka ku qaaday degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inay gacanta ku dhigeen hub farabadan oo ay lahaayeen ciidamadii duulaanka soo qaaday, waxaana uu haatan xaaladda degmada Cadaado ay tahay mid aad u degan.
Ilaa iyo hadda lama oga meel ay jaan iyo cirib dhigeen ciidamadii Ahlu Sunna Waljamaaca ee Maanta weerarka ku qaaday degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, hase ahaatee waxaa ay dadka deegaanku sheegayaan in ciidamadaasi magaalada ay isaga huleeleen kadib markii Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay qabsadeen Degmada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.
Xaalada degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa caawa waxaa ay tahay mid degan, waxaana dib u furmay goobihii ganacsiga ee Maanta ay saameeyeen rabshadihii ka dhacay degmadaasi.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR Webmaster@shabelle.net
http://shabelle.net/component/content/a ... a-caadaado
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
The Emir is comming

- gurey25
- SomaliNet Super

- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
WTF why include somaliland in every alshabab thread???
alshabab threatening Somaliland is like the taliban threatening Iran.
alshabab threatening Somaliland is like the taliban threatening Iran.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
according 2 some unreliable sources which is dayniile..alshabab left the city...but i agree on ur point let puntland and somaliland fight against them..galgaduud should surrender
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
run puntland run run puntland run
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Alshabaab oo dib looga qabsaday magaalada dhuusamareeb
Ciidamada Alshabab ayaa gabal dhacii manata qabsaday magaalada Dhuusamareeb kadib saacad ay heysteen halkaa taana waxya keentay in gurmad deg deg uga ymid Ahlusana dhanka Guraceel iyo cadaado taana waxay keentay in ay isag baxan halkaas
Ka bixida ciidamadaan ayaa timid kadib markii ay u muuqdeen ciidama xoogan kaga yimadeen dhanka guraceel iyadoona xiligaan magaalada Dhuusamareeb gacanta ugu jira ciidamada Ahlusana oo wax yar ka hor dig ri ku soo galay magaaladaasi
Maanta kaliya laba magaalo oo muhiim ah aya ala kala qabsaday maanta iyadoona magaalooyinka ay kala heystaan ciidamadii hore u joogi jiray.
al shabaaabul shayaadiin waa ay kala ordeeen markiii ay maqleen ciidanka AHLU SUNNAH ayaa ku soo socda dhuuso mareeb.
sababta ay galabta si dhuumaaleysi tuugonimo fuleynimo al shabaab ay u soo galeeb dhuuso mareeb waa waxay maqleen in ciidanka AHLU SUNNAH ay aadeen dhinaca iyo gobolka mudug. laakiiin caaawa FIRXADKII khawaarijta ayaa lagu daba jiraaa.
BAKHTIGA ay shabaab wararku waxay sheegayaan inay yaalaan BANAANKA magaalada dhuuso mareeb.

WAR DEG DEG AH:
Xoogagga Ahlusunnah oo dharbaaxo kulul ku dhuftay khawaarij is ku dayday in ay arbushaan magaalada dhuusamareeb iyo Baqtigii khawaarijta ee abid ugu badnaa oo yaalaa daafaha magaala. Xoogagga ahlusunnah oo wali gacanta ku haya guud ahaan magaaalada dhuusamareeb
from mustaqiim.com
Xoogagga Ahlusunnah oo dharbaaxo kulul ku dhuftay khawaarij is ku dayday in ay arbushaan magaalada dhuusamareeb iyo Baqtigii khawaarijta ee abid ugu badnaa oo yaalaa daafaha magaala. Xoogagga ahlusunnah oo wali gacanta ku haya guud ahaan magaaalada dhuusamareeb
from mustaqiim.com
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Yeah but on top of that, Dayniile's number one headline is Shabaab is in control of Dhuusa-mareeb.ciyaal_warta wrote:according 2 some unreliable sources which is dayniile..alshabab left the city...but i agree on ur point let puntland and somaliland fight against them..galgaduud should surrender
Gurey, Somaliland adigay wax kula tahay. If Puntland falls, you will fall faster.Alshabaab oo xoog dib ugu qabsaday magaalada Dhuusamareeb wax yar ka hor
Dagaal rogaal celin ah ayaa caawa ku qabsadeen magaalada Dhusuamareeb ciidamada Alshabaab iyadoona hub ay qabsadeen ciidamada Alshaab oo la hayeen ciidamada Ahlusana
http://dayniile.com/Oktoobar%2010/1Oktoobar71.htm
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
The_Emperior5 wrote:![]()
![]()
Voltage really thinking al shabaab can reach somaliland , keep dreaming saaxib, they will most likely reach galkacyo haday ugu fogaadaan
war jiraba cakaarahuu iman
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
You don't understand the west will never allow Puntland to be taken over by Islamists they might invade it but they will be pushed back adeero zanawi is around the corner. mamuulka puntland is not ahlusunna or galmudug wey xidideysteen the same way the word doesent allow alshabaab take over vila somalia they will never pass galkacyoVoltage wrote:The_Emperior5 wrote:![]()
![]()
Voltage really thinking al shabaab can reach somaliland , keep dreaming saaxib, they will most likely reach galkacyo haday ugu fogaadaan
war jiraba cakaarahuu iman![]()
they would submit in the brink of an eye than fight in their deegaan and have their daaro destroyed just like Jaamac Cali Jaamac took a boat from Boosaaso rather than risk fighting Yusuf in the city. If Shabaab is going to face any resistance past Galgaduud, it will be in Hargeisa not even Burco.
- HalfDzed
- SomaliNetizen

- Posts: 948
- Joined: Fri Sep 10, 2010 1:41 pm
- Location: If you cook 'em right - they're delicious!
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Mooryaantii Abdi Waal & Abdi Shukri made a miscalculation. 
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
The West ku lahaa. There is an armada of navies watching for pirates on the coast, but daily Shabaab gets weapons and money through the Kismaayo port. If West cares about poor Somalia and liquidating Shabaab terrorist threat, why wouldn't they make a blockade on the port? You really think so highly of our dirt piece part of the world. Ku lahaa the West

Last edited by Voltage on Fri Oct 15, 2010 2:23 pm, edited 1 time in total.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Al Shabaab breaches and takes Dhusa-Mareb.
Ninki soo joog laga waayo soo jiif baa laga helaa. Shabaab oo shib ah, oo Xamar eegaya bay sidi quraanjada isku direenHalfDzed wrote:Mooryaantii Abdi Waal & Abdi Shukri made a miscalculation.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 5055 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 1269 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 248 Views
-
Last post by Voltage
-
- 18 Replies
- 1122 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 1 Replies
- 450 Views
-
Last post by Rifaad
-
- 10 Replies
- 1012 Views
-
Last post by Voltage
-
- 1 Replies
- 342 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 855 Views
-
Last post by adam2000
-
- 4 Replies
- 42 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier