Failed politician of the decade

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:
siilaanyo failed many times actually more than ninkan Dr ka ah ee mutacalimka ah unlike odaygan asaasaqay.
2003gi waxna muu badinin e waalaga heley 80 codkaasina sax ayey aheyeen o kulmiye shekadooda aya ah waanu guuleysanay lakin waxa naga dhaadhicn maayan
1988???????????..........wuxu ahaa kii xilka laga qaaday am sorry for him xilki aya laga eryey isagoo madaweyn dhex taagan ba la yidhi adeer fadhiso...
Looool 2003. Siilaanyo walaga hiiliyey but he said somaliland wa dalkaygi wa dadkaygi wa meeshan u so halgamay gacantayda ku burburin mayo cabdi waraabe ba qirtay oo yidhi waad badisay axmedow gadhu qabtay oo no tanasul bu ku yidhi wanu ka aqbalay ba meen ba la sheegeysa. 1988 wu guuleystey wa ninki dagaalki iclaamiyey in burco hargeisa la gallo longest serving SNM chairman ilahay cimriga ha u dhereyo ,, marka saaxib topican siilaanyo kuma sahabsane eeh siilaanyo ha so galin ,, topicani wuxu ku sahabsanyahay ,,,,, the failed politician dr axmed oke
sxb ahmed laangadhe 2003gi walaga guuleystey o taasi shaki kuma jiree,mida kale ninkan dhakhtarka ah ee mutacalimka ah waxa ku daba dhigay ayan la yaabanahay

silanyo wala yaqana taariikhdu kaga tagay SNM in oday xabuushed magaca halka oogu baxay o beesha uun dhaawaca u diri jirey london iyo adis.adba wad ogtahay.

PLUS WALAGA QAADAY XILKI WAANA LA ERYEY :lol:
SIDA SAFIIRKI AYUBKA AHAA EE EITHOPIA SHAQADA LOOGA EREYEY :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Failed politician of the decade

Post by The_Emperior5 »

ma dr bulxan ma shaqada la ereyey war isaga xilka iska qaaday safiirka ethiopia wali ma si di baad uga dabba ooyeysa walahi siilaanyo wa mujaheed somaliland na jecel

saaxib bbc somali 14:00 waxay sheegeen inu siilaanyo badiiyey lixdi galab nimo na rayaale badiiyey wala iska ogyahay ciidi badisay cala kulixaal mujaheed siilaanyo wa madaxweyne eeh ino da madaxweyneheena

ninkan failurka eeh dr axmed aynu falanqeyno tallow mustaqbalka halku ku birii :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Failed politician of the decade

Post by Cali_Gaab »

Alfaas sidii babygirl ayuu inagu noqday, dabeecad xumaa wuxu :lol: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:Alfaas sidii babygirl ayuu inagu noqday, dabeecad xumaa wuxu :lol: :lol:
Cali Gaab sxb kuwan kale sxb wad ka fiicantahay xaqiiqdi ee halka kaga hay ban ku idhi. :lol:

Nin Rag ah na naag laguma tilmaamo sxb
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:ma dr bulxan ma shaqada la ereyey war isaga xilka iska qaaday safiirka ethiopia wali ma si di baad uga dabba ooyeysa walahi siilaanyo wa mujaheed somaliland na jecel

saaxib bbc somali 14:00 waxay sheegeen inu siilaanyo badiiyey lixdi galab nimo na rayaale badiiyey wala iska ogyahay ciidi badisay cala kulixaal mujaheed siilaanyo wa madaxweyne eeh ino da madaxweyneheena

ninkan failurka eeh dr axmed aynu falanqeyno tallow mustaqbalka halku ku birii :lol:
Bulxan ma jeedo inadre sxb wa runta bbc du sidaasay sheegeen lakin final decisionka komiishanka doorahsooyinkaa laha they were suppsed to say the final which they did and said rayaala guuleystey.. :up:

mida kale anu safiir kama daba cararayo waan ku faraxsanahay shaqada laga eryey wa anigan hore u shegay decisionki ugu fiicna siilanyo qaato aeyey aheyd for his entire life. :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Failed politician of the decade

Post by Cali_Gaab »

War babygirl buuryo gacanteyda ka weyn ayeey leedahay, hadaan babygirl kugu tilmaamo waa inaad yara faraxdaa, ileen qof buuryo leh ayaa lagu tilmaamay eh :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Failed politician of the decade

Post by The_Emperior5 »

Mr_Alfaas wrote:
The_Emperior5 wrote:ma dr bulxan ma shaqada la ereyey war isaga xilka iska qaaday safiirka ethiopia wali ma si di baad uga dabba ooyeysa walahi siilaanyo wa mujaheed somaliland na jecel

saaxib bbc somali 14:00 waxay sheegeen inu siilaanyo badiiyey lixdi galab nimo na rayaale badiiyey wala iska ogyahay ciidi badisay cala kulixaal mujaheed siilaanyo wa madaxweyne eeh ino da madaxweyneheena

ninkan failurka eeh dr axmed aynu falanqeyno tallow mustaqbalka halku ku birii :lol:
Bulxan ma jeedo inadre sxb wa runta bbc du sidaasay sheegeen lakin final decisionka komiishanka doorahsooyinkaa laha they were suppsed to say the final which they did and said rayaala guuleystey.. :up:

mida kale anu safiir kama daba cararayo waan ku faraxsanahay shaqada laga eryey wa anigan hore u shegay decisionki ugu fiicna siilanyo qaato aeyey aheyd for his entire life. :up:

why are you happy in safirka la eryo i dont get it bal iga jawaab did he do something wrong
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

Cali_Gaab wrote:War babygirl buuryo gacanteyda ka weyn ayeey leedahay, hadaan babygirl kugu tilmaamo waa inaad yara faraxdaa, ileen qof buuryo leh ayaa lagu tilmaamay eh :lol:
buuryo gacantaada ka weyn............... :lol: cawa xagaad ka heeseysa sxb :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

EMPR
why are you happy in safirka la eryo i dont get it bal iga jawaab did he do something wrong

Safiir been ah weeyi dadka uu ahmed langadhe isaga jeedinayey ayub waxban siyey iyo waxa.

marka wa farxad ki dawlada ku jireyna hadii la eryey .marka somaliland la xisabinayo yaan ayuub lagu darin :lol: :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Failed politician of the decade

Post by KyrieJama »

Mr.Alfaas dowlada riyaale cid aan filanwa oo ahaa wasir ku xigeenka gaashandiga iyo Furre aheen ba Ayuub dowlada ka tirsana? Beesha Ayuub xaq bu leeyihin inay mucaarad noqdaan wallee cadaalad ma garanayaan dadkani ila qori la qato cadalaad ka heli maysid.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

garad13 wrote:Mr.Alfaas dowlada riyaale cid aan filanwa oo ahaa wasir ku xigeenka gaashandiga iyo Furre aheen ba Ayuub dowlada ka tirsana? Beesha Ayuub xaq bu leeyihin inay mucaarad noqdaan wallee cadaalad ma garanayaan dadkani ila qori la qato cadalaad ka heli maysid.
Maya sxb dhawr agaasime ayey lahaayeen 2 ayan aniga siwacan u xasuusta,remember ayub udub diyaar ayey ula aheyd in ay kuraas siiso lakin isaga diiday,oo Kulmiye ayaa ka caadalad fican sidey ulahayen wakuwa.

sharaftada hadi lagaa qaado qori aya lagu soo dhacsada baryo wax laguma hello no more dulqaad. :down:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Failed politician of the decade

Post by LiQaaye_TDH »

Alfaas is very Emotional i had few debates with him, and he really gets emotional!!!
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:Alfaas is very Emotional i had few debates with him, and he really gets emotional!!!
lets ask the people who is emotional......dadku wa ay yaqanaan ka qiiradu ay hayso.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Failed politician of the decade

Post by LiQaaye_TDH »

Mr_Alfaas wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Alfaas is very Emotional i had few debates with him, and he really gets emotional!!!
lets ask the people who is emotional......dadku wa ay yaqanaan ka qiiradu ay hayso.
Alfaas sxb adigo ayay Madaxweyne Axmed Silaanyo kaaga dhegtay anigo Maba soo hadal qaado!!
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Failed politician of the decade

Post by Mr_Alfaas »

LiQaaye_TDH wrote:
Mr_Alfaas wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Alfaas is very Emotional i had few debates with him, and he really gets emotional!!!
lets ask the people who is emotional......dadku wa ay yaqanaan ka qiiradu ay hayso.
Alfaas sxb adigo ayay Madaxweyne Axmed Silaanyo kaaga dhegtay anigo Maba soo hadal qaado!!
Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”