Habarjeclo official response on the peace confrence maygagle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Habarjeclo official response on the peace confrence maygagle

Post by The_Emperior5 »

Bayaan ay Soo Saareen Beelaha Bariga Burco iyo quriluqud.
Written by Qaran news
Dec 12, 2010 at 03:44 PM
Ku: Guddidii ka garnaqday Dhibaatidii Kalshaale
Ku: Cidii Kasta oo ay Khusayso.

Ujeeddo: War Cad oo ka Soo baxay Beesha Habar jeclo oo ku saabsan Dhibaatadda Kalshaale iyo Xukun Qaadashadii Meygaagle

Waxaanu umadda u Cadddaynaynaa Weerarkii ka dhacay Maalintii Cidul-Adxaa ee ay ku dhinteen dadka badan , isla markaana gestay Dhaawaca badan werarkaas oo ay soo qaadeen Beelaha Buhoodle, kuna soo qaadeen tiro yar oo ka tirsan Beesha Qorulugud intaas ka Dib markii falkaasi dhacay waxaa shir isugu yimi Beelaha Habar Jeclo oo isaga kala yimi Deegaamadda Beeshu degen tahay, waxaana shirkaa kasoo baxay sidii Colaadda loo joojin lahaa, loona Xakamayn lahaa Ardaagii Weerarkaasi ku dhacay geystay dhimashadda iyo Dhaawacaba, gurmadkaas oo ay wateen Salaadiin, Cuqaal, Culimo-Awdiin iyo Waxgaradka Beesh, waxaana lagsugu tagey Qorulugud wada hadal ka dib reer Qorulugud waxa Waafaqeen in Nabadgalyadda la Adkeeyo.

Waxaa iyana gurmadkooda ku yimi Beelaha Reer soomaliland oo ka kala yimi Goboladda Dalka oo Dhan Min Saylac ilaa Sanaag oo noogu yimi Qorulugud, kuwaaso
o ay Hogaaminaayeen Salaadiin, Boqoro, Culimo Awdiin, Cuqaal iyo Waxgarad Badan,markii ay nala kulmeen waxay nasoo gaadhiisyeen Tacsi waxay Aad uga hadleen dhibtii ka dhacday Meesha, waxay kaloo na waydiisteen Xabbad joojin waaana ka Aqbalnay, ka dib markaanu qiimaynay iyagoo Hawlahoodii iyo Danahoodiiba soo dhigay Safaro Dhaadheerna soo galay waxay u socdaana ay tahay inay Beelaha Walaalaha ah Nabad dhex dhigaan, annagoo aad iyo aad ugu Hambalyeynaayana uguna ducaynayna in ilaahay Ajar weyn ka siiyo.

Intaas ka dib waxay u gudubtay dhinicii Beesha Buuhoodle waxaanay isugu yimaadeen Meygaagle, waxaa kaloo Ergada ku soo biiray ergo Puntland ka timi oo isugu jirta Garaado, Culimo Awdiin , cuqaal iyo Wax garad kale, iyaga laftoodana waxaanu ugu ducaynay in ilaahay ka Abaal Mariyo Dedeaalkaas Nabadaynta ah ee sameeyeen, halkaasna waxaa ku Midoobay Labadii Dhinac ee Nabad Raadiinta ahaa ee Soomaaliland iyo Puntland oo isku guddi dhexdhexaaad ah Noqday.

Ergadaaas waxay Xabad joojin Waydiiyeen Beesha Reer Buuhoodle wayna ka Aqbaleen, intaas ka dib guddidi waxay soo saareen oo Beelihii ku Wargaliyeen in meesha lagu kala garqaadanayaa ay tahay Maygaagle, iyo in ay ugu horayn labada dhinacba laga qaado dhaar Min 25 Oday oo ah Cidda Reeraaha waxna u Xidha waxna u furta, waxaa lagu garnaqsanayaana ay tahay Shareecadda Islaamka Maadaama aynu nahay Dad islaam ah.

Guddidaasi waxay dalbadeen Culimo Aqoon u leh Diinta Islaamka, kana Dalbadeen Soomaaliland iyo Puntland, ilaahay xamdigii way isu yimaadeen Culimadii halkaas ayay Ergadii oo Midaysna ilaa Culimadii ku soo Saaree Go'aankii Xukunka ahaa, go'aankaas oo soo baxay 8.12.2010 Waafaqsanaa 3.1.1432H.

Haddii aanu nahay Beelaha Habar Jeclo iyo Dhulbahante waxaanu nahay, dad walaalo ha Ceel Caws, Miyi iyo Magaalaba Wad Degen oo ah isku nool isku dan ah.

Sidaas Daraadeed, Haddaanu nahay Beesha Habar jeclo Waxaanu Jecel nahay in Walaalahayo nala gartaan wixii noo dan ah Waxaanuna soo Jeedinaynaa Qodobadan hoos ku qoran.

1 Waxaanu sidiisa u Qaadanay kuna dhaqmaynaa go'aankii ay soo saareen guddidii dhexdhexaadinta ee ka so baxay Meygaagle 8/12.2010.

2 Waxaanu Wada hadal la geli karnaa Walaalahayo reer Buuhoodle marka ay si dhamaystiran u qaataan go'aankii ka soo baxay Meygaagle ee ku salaysnaa Shareecada Islaamka.
3 Waxaanu Amaan iyo Ducoaba u soo jeedinaynaa Ciidanka qaranka Soomaaliland sid ay isu Xilsaareen una Adkeeeyeen Amaanka.
4 Waxaanu u mahada naqaynaa cid kastoo Arrintan Nabadaynta ah ka qayb qaadatay ay ugu horeeyaan Ergooyinkii Dhexdhexaadinta.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by malakumod »

this is not acceptable, kalshaale is non negotiable.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by KyrieJama »

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by The_Emperior5 »

Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
dhulbahante rejects this 110%, this go'aan is totally unacceptable as kalshaale is non negotiable. gar eexo iyo gudoon jilicsan midna lagu helimaayo.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by The_Emperior5 »

malakumod wrote:

Maxay go aan uga so saari wayeen Cuqaashina iyo odayadiina , ma maqalin garaadki Buhoodle ma hadlin Garaad cabdilahi garaad soofe.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by Cumar-Labasuul »

WTH is wrong with reer waqooyi skirmishes do they always drag on this long. This happened on ciid and they are still discussing it weeks later. Why can't both clans just move on. :down: :?
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by KyrieJama »

The_Emperior5 wrote:
malakumod wrote:
The_Emperior5 wrote:Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
dhulbahante rejects this 110%, this go'aan is totally unacceptable as kalshaale is non negotiable. gar eexo iyo gudoon jilicsan midna lagu helimaayo.

Maxay go aan uga so saari wayeen Cuqaashina iyo odayadiina , ma maqalin garaadki Buhoodle ma hadlin Garaad cabdilahi garaad soofe.
Dhulbahante xildhibans and wasirs in SL have met with Sillanyo and garads are holding their tounges untill these meetings are over. Most likely Sillanyo is going to say HJ baraago ha la aaso but Saleeban Gaal is beefing with him.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by The_Emperior5 »

Dhulbahante xildhibans and wasirs in SL have met with Sillanyo and garads are holding their tounges untill these meetings are over. Most likely Sillanyo is going to say HJ baraago ha la aaso but Saleeban Gaal is beefing with him.
I heard that Selebaan gaal and Siilanyo arinka kalshaale heshis kuma aha , the problem with dul daaqsin is cid ma dagana no one lives there its just dhul xooluhu daaqaan, the gudigi waxay sheegeen in aan labada beelood ba anay magaalayn karayn meesha only labada beelood midba 3 barkadood ka qottan six barkadood ka wada cabaan. Laakin no magaalo. ama more barkadood.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by Cumar-Labasuul »

Question to peace and garad, if the dhulbahante are angry at HJ trying to settle in that place, baring in mind it is a watering hole for the livestock for both clans, then why don't they settle there as well? Also why would they destroy the well when they use it as well?
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by malakumod »

The_Emperior5 wrote:
malakumod wrote:
The_Emperior5 wrote:Did the dhulbahante side accept yet , waanu diidnay na may odhan wanu ogalanay na may odhan.
dhulbahante rejects this 110%, this go'aan is totally unacceptable as kalshaale is non negotiable. gar eexo iyo gudoon jilicsan midna lagu helimaayo.

Maxay go aan uga so saari wayeen Cuqaashina iyo odayadiina , ma maqalin garaadki Buhoodle ma hadlin Garaad cabdilahi garaad soofe.
war adeer maanta garaad hebel iyo caaqil hebel doona ma shaaqeynaso and what they so or do is irrelevent. dadku wey ka mideysanyihiin arintan, garaad baad sheekeysaa ee xataa hadii nabi cusub la soo diro go'aan ka yeelimayaan. :up:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by XimanJaale »

Habaro jecel and the rest of isaaq prepare for war, as stated in my other thread, dhulbahante aint happy and are angry, they are ready for dagaal. Dont mess with Darawishta Darood.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by The_Emperior5 »

war adeer maanta garaad hebel iyo caaqil hebel doona ma shaaqeynaso and what they so or do is irrelevent. dadku wey ka mideysanyihiin arintan, garaad baad sheekeysaa ee xataa hadii nabi cusub la soo diro go'aan ka yeelimayaan.
oo kaalay hadaanu garaadkina iyo cuqaashinu idin hadlayn ya baas eeh idin matala ,, ileen beesha habarjeclo odayashoodi cuqaashoodi salaadintoodi ba go aankan so saaray beesha dhulbahanta na waxa la raba iyagana inay saaso kale go aan uga so saaran ama diidan ama ogaladan thats all , but i think they are still waiting , as garad 13 said.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by KyrieJama »

Cumar-Labasuul wrote:Question to peace and garad, if the dhulbahante are angry at HJ trying to settle in that place, baring in mind it is a watering hole for the livestock for both clans, then why don't they settle there as well? Also why would they destroy the well when they use it as well?
Its a matter of principle which non-negotiable evidence was brought forward the first well was built by dhulbahante in the 50's dhul dhaqsineed wala kala leeyahay sxb Somali oo dhan baa waxaan oog ma 2010 bay doonayaan inay baraag qotaan oo yidhahdaan meesha waan leeyahay wax caqli gala maaha.

This so called ergo baan aniga la yabanahay odayashan waawyn suldanada go'anka jillicsan oo waxba kala saari wayaay ba yaab leh waleh cadaymo ku filan wa la siyaay. I can only attribute this decision to tribal affiliation :down:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Habarjeclo official response on the peace confrence mayg

Post by malakumod »

Cumar-Labasuul wrote:Question to peace and garad, if the dhulbahante are angry at HJ trying to settle in that place, baring in mind it is a watering hole for the livestock for both clans, then why don't they settle there as well? Also why would they destroy the well when they use it as well?
becuase kalshaale is dhulbahante degaan and no one can settle there without their permission. it is as simple as that. why would i share what is already mine?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”