Sawirka Maanta Ee Shabakada Caalamiga Ah Ee Oodweynenews Waa Geel Daqaya Dhirta Ku Taalla Dooxa Magaalada OODWEYNE, In Badan Baan Idin Tusnay Sawiro Xusuus Le oo Dalkeenii Ah Maanta Waxaan Idiin Haynaa Quruxda Dooxa Magaalada Oodweyne & Geela Daaqaya oo Isna Aad u Qurux Badan.