Moderator: Moderators
DO u knw geelaygu Haro Digeed wuu gaadhi jiray, ilaa NustariiiqWooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni
War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.
Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.
Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
who the heck are those people?
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests