Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Urur cusub oo u dooda xuquuqdda dhilooyinka soomaalida oo dhawaan lagu aasaasay Amsterdam. Hadaba hadaad tahay ex love oo ka mid ahayd dhilooyinkii BUURKAROOLE, HOOS-UDHAADHAC, HARGEISA FACKIN, ISMARIS BOOSAASO.
fadlan si aad talooyin u siisid dhilooyinka yaryar nala soo xidhiidh.
Cilmiile
Gudoomiya xuquuqda dhilooyinka somaliyeed
fadlan si aad talooyin u siisid dhilooyinka yaryar nala soo xidhiidh.
Cilmiile
Gudoomiya xuquuqda dhilooyinka somaliyeed
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Not sure why this topic to be in this section? 
-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
This is not the real Cilmiile, be aware folks... 
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
udun wrote:Not sure why this topic to be in this section?
Nayaa Udun
Meekasta oo somali joogto waxaan rabaa inaan galo, waayo waxaan rabaa in caruurta ka baxsata guryahooda xal loogu helo oo waalidkood loogu cesho. Udun hadaad tahay ama taqaanid ex. love nala soo xidhiidh waxaan u baahanahay qof wacyi gelinta nagala qayb qaata
Maya waxaan ahay qof u heelan caawimaada dhilooyinka soomaaliyeed ee haadku ka dhergay.garad13 wrote:loooooooooool @gudomiyaha xuquuqda dhilooyinka somaliyeed so your the boss love soo maha?
Walaal xagaad igala qaaday?siren wrote:This is not the real Cilmiile, be aware folks...
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
^ if you were actually serious your wording is wrong "love" is a derogatory term it would be better to use "hablaha fudud" ama "dhaqan xun" and why is the message only sent to our section?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
the correct term is garad , Hablaha jidhkooda ka gacansadagarad13 wrote:^ if you were actually serious your wording is wrong "love" is a derogatory term it would be better to use "hablaha fudud" ama "dhaqan xun" and why is the message only sent to our section?
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
who is this cilmille charecter?The_Emperior5 wrote:the correct term is garad , Hablaha jidhkooda ka gacansadagarad13 wrote:^ if you were actually serious your wording is wrong "love" is a derogatory term it would be better to use "hablaha fudud" ama "dhaqan xun" and why is the message only sent to our section?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
This one is a fake Cimile the real cimile did not have a dot after his name
the real old cimile was a crazy dhulbahante guy , qabiliste to the bone,,he took part of many tribal cyber wars the past 9 years
he is the younger brother of cali axmed jamac jangali
the real old cimile was a crazy dhulbahante guy , qabiliste to the bone,,he took part of many tribal cyber wars the past 9 years
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Horta gabdhaha jidhkooda ka ganacsada ayaa la yidhaahdaa marka wax la asturayo. Dhilooyin waxaan u isticmaalay dadka Somalinet waxku qoraa waxay u badanyihiin ciyaal aan afsomaliga si fiican u aqoon, markaa hadaan qoro 2gabdhaha jidhkooda ka ganacsada " waxaa suurto gala inaan cidina fahmin, sidaa daraadeed waa inaan ku qoraa (slang).Takale sool room keliya kumaan qorin qaylodhaantan ee waxaan ku qoray generalka iyo somaliland iskastoo Aaliya masaxday.garad13 wrote:^ if you were actually serious your wording is wrong "love" is a derogatory term it would be better to use "hablaha fudud" ama "dhaqan xun" and why is the message only sent to our section?
Shirwayn ayaa lagu qabanayaa sabtida Eindhoven waxaana shirkaa nagala qayb galay gabadh la yidhaahdo Jiijo oo ka mid ahayd dhilooyinkii muqdisho 1981 ilaa 1989 waxayna qaabilsantahay counseling services si dhilooyinka yaryar loogu dhiiri geliyo inay gurahoodi ku noqdaan loogana caawiyo dhinca rehabilitation services
ps
Hiiraanonline ayaa sabtida wax ka qori doonta halkaa kala soco.
Wax su'aala?
Cilmiile
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Cilmiile. wrote:udun wrote:Not sure why this topic to be in this section?
Nayaa Udun
Meekasta oo somali joogto waxaan rabaa inaan galo, waayo waxaan rabaa in caruurta ka baxsata guryahooda xal loogu helo oo waalidkood loogu cesho. Udun hadaad tahay ama taqaanid ex. love nala soo xidhiidh waxaan u baahanahay qof wacyi gelinta nagala qayb qaata
Maya waxaan ahay qof u heelan caawimaada dhilooyinka soomaaliyeed ee haadku ka dhergay.garad13 wrote:loooooooooool @gudomiyaha xuquuqda dhilooyinka somaliyeed so your the boss love soo maha?
Walaal xagaad igala qaaday?siren wrote:This is not the real Cilmiile, be aware folks...
Haddaad tahay nin khariban oo dhulbaas ku ba'ay dee orod oo meelahaad ku ba'day aad, maxaad dadka sanka uga marmarinaysaa?
Fadare fowqal fadare!
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Naayaahee ,miyaad i shukaansanaysaa? waaban kaa shakiyee
Nayaa udun fadlan hadaad tahay ex love waa laguu baahanyahayee nala soo xidhiidh.
Nayaa udun fadlan hadaad tahay ex love waa laguu baahanyahayee nala soo xidhiidh.
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
Mar haddaad dhilanimo la wareegaysid, waxaad tahay dh-la dh-lo dhashay 
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
udun wrote:Mar haddaad dhilanimo la wareegaysid, waxaad tahay dh-la dh-lo dhashay
Sawtay habluhu xishoon jireen
Re: Urur cusub oo u dooda xuquuqda
^Waar nin baad la hadlaysaa ninkaagan pimp-nimo lasoo shir tegey 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1217 Views
-
Last post by VybzKartel
-
- 1 Replies
- 640 Views
-
Last post by abodu
-
- 3 Replies
- 955 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 0 Replies
- 476 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 3 Replies
- 665 Views
-
Last post by great-legend
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 531 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 0 Replies
- 660 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 1 Replies
- 500 Views
-
Last post by BaasAbuur