WAXAA DHACAA MARKAAN WEBSITE WARBAAHIN ISLAAM ISKU SHEEGTO U DHAQANTO SIDA SHIICADA RAAFIDEYN. SHIICADAA WEBSITEYADOODA KUSOO QORI JIRTAY SADDAM HUSSEIN WAJIGA BURO AYUU KU YEESHAY. WAA ANAGA DARAADEEN. SADDAM WUU CAATOOWEY, WAANAGA DARAADEEN MAXAA YEELAY AHLUL-BAYT AYAA NAHNAY. TAASI WAXAA LAGU YAQIINI JIRAY FICILADA SHIICADA..
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
HADA SOMALIMEMO WAXEY SOO SAWIRTAY CABDULAAHI YUSUF. AAD U CAATOOWEY OO DEE WAA DA'AH. WAXEYNA KU SHAROOTEEYEEN INUU HANUUNI KARIN MAXAA YEELAY ILAAYGAAS SOMALIMEMO AYAA NECEB CABDULAAHI YUSUF. MABA AAMINSANO INUU CABDULAAHI IYO ASAGA EE ILAAHEY U SIMAN YIHIIN. MABA AAMINSANO INUU HABEEN KASTO BARYAAYO ILAAHEYGIISA INUU CAAFIYO.
LAAKIIN ILAAYGAAN SOMALIMEMO DAABACO WUXUU U QABAA IN LAGA AQBALEEYNIN TOWBADA CABDULAAHI YUSUF ILLEEN ALSHABAABKU QAARKOODA WAA MASKAXDA SHIICADA WADAAN.
WAXAA LEE NAHAY HA U KALA TURJUMINA ALLAH IYO ADOONKIISA. HANA NOQONINA SHEIKHII CAALIMKA AHAA OO NIN DHIB BADNAA MAGAALADA UU DAGNAA LAGA YAQAANAY OO TUUG AHAAN JIRAY. OO DADKII OO DHAN NECEBAAN JIREEN AYAA WAXAA DHACDEY MAALIN SUBAX AH NINKAAS DHIBKA BADNAA GURIGIISA ASAGOO KASOO BAXAYOO AYUU KACANTA KOR U TAAGAY, WUXUU DHAHAY ILAAHAYOO WAAN KUU TOWBAD KEENAY WALAAHI QOFKASTO MAGAALADAAN JOOGO WEY IGA KHEYR BADANYIHIIN MARNABA INDHAHEEYGA MA KU FIIRINAAYO ANIGOO KACABSANAAYO INEE I DHIBSADAAN. KADIB MAGAALADII AYUU U SOO BAXAY. QOFKII UGU HOREEYA EE ISKA HOR IMAADAAN WUXUU NOQDAY SHEIKHII WEYNAA EE MAGALADAAS. SHEIKH AYAA SAAN U FIIRIYAY. NINKII HOOS AYUU FIIRIYAY ASAGOO KACABSI QABO INUU DHIBSADO SHEIKHA ILLEEN WUU TOWBAD KEENAY. SHEIKHII WUXUU DHAHAY MUXUU HOOS KA FIIRINAYAA EHLU NAARKAAN. SHEIKH WEYNAA CAMALADIISII OO DHAN DHULKA AYAA LAGU DAADSHAY WUXUUNA KAMID NOQDAY KUWA NAARTA U HOYDEY. NINKII TUUGA AHAAAN WUXUU KAMID NOQDAY RAGII SOO HANUUNAY OO ALLAH U DAMIB DHAAFAY.
BE CAREFUL SHAQSIGAA AA NAARTA INUU GALAAYO U QABTAAN...............MAY BE YOU ARE THE ONE....
SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
Ficil baa ku wada,aderkaa hadii la yara tuujiyo dhib ma leh asagaba dad buu liqay oo aakhiro ku maqan.
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
WAR ANIGA CABDULAAHI MA ISKARANEEYNO. EE WAXAAN KA HADLAA XAQIIQDA QOF ALLAH AYAA KA WARQABO.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
Afisoone i have read your site several times,shekadaa aniga ii sheegi meysid awoow.Cabdulaahi used ethiopian tanks to kill his own and your complaining about an article about him.F.Y.I they did not say it was becouse of them,waxeey dhaheen it is becouse waa dambiile diinta la diriray,dont mislead the youngsters who browse this forum.mahadsanid.
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
"Maxaa ka ogtahay xaaladuu hada ku sugan yahay.. Inuu Towbad keenay. inuu hada quran akhrinaayo". We do not know. we do not care because our main objective is to save us individually from hellfire. But It is not our job to discuss who is going to hell and who is not like shiica does. This pictures is not promoting Islamic agenda.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
The point is not that,you compared them to the filthy shiica who worship human beings.They know him as their enemy till he comes out in the open and asks for cafis,its not their job to speak on whats hidden,ilaahay baa og whats hidden.
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
Before Shiica worship Human being, They started by choosing who is going to hell or not... Somalimemo now started because Cabdulaahi Yusuf is Sick, he is going to "hell" or may be they said he used to be "dambiile", that is why he is weak. They "ASSUME", That assumption is not accepted in the Islamic madhab. I heard Cabdulaahi Yusuf inuu tawbad keenay, islamarkii I solute him for that.
Forget about this article.. And do not defend people who assume things. They will not lead you in a good freeway. Stop hating human being, start blaming for yourself and seek forgiveness from allah and only ALlah....
thanks...
Forget about this article.. And do not defend people who assume things. They will not lead you in a good freeway. Stop hating human being, start blaming for yourself and seek forgiveness from allah and only ALlah....
thanks...
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: SOMALIMEMO CAQLIGII SHIICADA YEELATAY
Sideey u egtahay aniga iyo adiga is fahmi meyno,you are driven by alegience nothing i say will change your mind.To you yours and to me mine 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 2 Replies
- 280 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 2 Replies
- 338 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 5 Replies
- 1071 Views
-
Last post by abuu_dujaana
-
- 4 Replies
- 2346 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 3 Replies
- 604 Views
-
Last post by Amilla
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by JeyR
-
- 3 Replies
- 1539 Views
-
Last post by afisoone
-
- 6 Replies
- 1246 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 2 Replies
- 864 Views
-
Last post by afisoone