Moderators: Moderators, Junior Moderators
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??jimco wanaagsan 2you2 ciyaal.
waaaw that must be like 15 hours btween us ....jimco wanaagsan in advance sxbJIMCO wanaagsan, duqa maalin dhan baad naga horaysaa , where i live, its not even 9:30 pm yet
patriot my cagdheer friend ..where u being dude?? mise dhaanto ku maqneed ama caano booro caloosha kugu socotay sxb?Jum3a Mubarak.
'
Alalalalalah armaa bood boodaah.. illeen waxani wa tanaqti. alla haweenki af banadiirika ku hadleesi iiku soo dhacday haha.
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??
alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye "
:
qof adiga ka nuurayo maba jiri karo waaba ogtahee..see wax ka noqotay qofyahay joog iyo jamaal jaliilka ku dhameeyey inti jinkaa jiira galihee abaayo ..adaa lagu waaye ani meeshan aan bataati cml u dhoobnahay nooh...intee isku qarisay yareey??Alalalalalah armaa bood boodaah.. illeen waxani wa tanaqti. alla haweenki af banadiirika ku hadleesi iiku soo dhacday haha.
waran ugaaseey..maxaa isku dhiiqmooyo cml??
alaabtan aan jimcaha gabdhaha nuuraayo u qaadaa cml
"shumac ka nuur badaneey shaambay dahab..shar la'aan adoo shiraayo shaash inaan ku saaro shukri eebe waaye "
:
waa faayaa nooh. ii waran adi , hadii luu arkobo. maxa iika dhuumata ayamahan.? mise xabado ika nuuresaah Malaysia uka qabsati
aminJimco Wanaagsan oo khayr qaba ilaahy ha nooga dhigo.
sidoo kale sxb Jumca wa la buneystaa sxb..bun aan raadinooyaa cmJimce wanaagas oo wacan.
sidoo kale ina adeerJimca wanaagsan.
somalis are the only dumb ones...they do the khutbah here using Malay language and its kind of boring for us...the only thing i get is ayah and hadithluqadee bey ku khutbeeyaan malaysia? I think Somalis are the only non-arabic Muslims who held the friday sermon in Arabic. I've been to Turkish, Pakistani and Moroccan mosques and they all speak their native languages
faaniska ii diiley.
qof adiga ka nuurayo maba jiri karo waaba ogtahee..see wax ka noqotay qofyahay joog iyo jamaal jaliilka ku dhameeyey inti jinkaa jiira galihee abaayo ..adaa lagu waaye ani meeshan aan bataati cml u dhoobnahay nooh...intee isku qarisay yareey??
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 53 guests