Jusme aka Justkillme
stop embrassing yourself nayaa... it is painful to watch !! I am embarrassed on your behalf walaahida isku dhedhijin badnaa No amount of posting sawiro and quotes from individuals who no longer represent reer Awdal's interest is gonna save your ass....SL is falling apart because of your adderka Siilanyo Sakhraan ... know that Now go and fuck yourself
Awdal Diaspora in Sweden and The Netherlands speak
BAAQ IYO CABAAREYN KA TIMID JAALIYADA AWDAL/SALAL EE WADAMADA HOLLAND IYO SWEDEN
April 04, 2011 By: adal Category: Baaq
Annaga oo ka faaiidaysanayna fursada ay nasiisay shabakadan caalamiga ee Saylicipress.net waxan halkan uga soo gudbinaynaa bulshoweynta reer somaliland , mawqifka ay beesha awdal iyo selel ee degan wadamada sweden iyo holland ee ku wajahan magaca riyada iyo been abuurka ku salaysan ee lagu sheegay AWDALSTATE.
markii aan eegnay ee aan ogaanay fekerka , macnaha iyo waliba dadka ka dambeeya ku dhawaaqida magacan riyada iyo jaahwareerka ah oo u adeegaya dad iyo dano shisheeye
markii aan eegnay danta iyo isku duubnida beelaha awdal iyo selel iyo waliba daris wadaaga beelaha kale ee somaliland inuu lid ku yahay ku dhawaaqidan laablakaca ahi
markii aan dhegaysanay siyaasiyiin , waxgaradka iyo bulshoweynta maanta ku nool goboladaas iyo guud ahaan ba somaliland.
markii aan ogaanay inuu magacan khaladka loo adeegsanayo uu halis galin karo nabadgelyada , xasiloonida iyo oodwadaaga beelaha soomaliland isla markaasna aysan waxba ka qaban karin nimanka maanta ku dhawaaqay hadiiba nabadgelyadu faraha ka baxdo sidii taariikhdu ina bartay 1991dii.
Waxaan halkan cambaarayn uga soo jeedinaynaa nimanka ku dhwaaqay waxa ay ugu yeedheen AWDALSTATE oo aan marnaba ka turjumayn fekerka iyo rabitaanka bulshoweynta awdal iyo salal . Waxaan ugu baaqaynaa in ay si degdeg ah uga noqdaan ku dhawaaqidaas oo aanu u aragno mid u adeegaysa dad iyo dano shisheeye .
Waxaan bulshoweynta reer awdal ku boorinaynaa in aanay dhegta u raaricin been iyo feker qaldan oo uga yimaada dad , urur iiyo siyaasado aan haybtooda iyo mustaqbalkooda aan la ogeyn.
Daad ba ku riyoonaya USP alliance. Hadaaba ogaada if you don't behave we will arm the Cisse Waraabe's in Awdal once again to take over the whole place this time. Jke.
Awdal
Last edited by Siciid85 on Wed Apr 06, 2011 12:14 pm, edited 2 times in total.
Executive + Malukmood... kindly fuck off and stay your lame.. you guyz are either Samaroon or Isaaaq... anak ayaa is dhalayn, wada degnaa ..umadan is qorqorid badnaa
Newhargeisagirl wrote:Executive + Malukmood... kindly fuck off and stay your lame.. you guyz are either Samaroon or Isaaaq... anak ayaa is dhalayn, wada degnaa ..umadan is qorqorid badnaa
Executive you old manuufiiq... I would have believed you if you didnt call us names when Rayaale was the president! You can fool anyone but I got eyes to C..