xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Post by jamols2 »

waxan maqlay xadiis nabaga yiri oo ah inu xayawaanka malinta friday uu kacabsado qayamada, una ogyahay iney qayamada dhaceso malin ah friday lakin ogeyn jimcadey tahay, lakin ilmo adam iyo jiniga unan cabsi kujirin, marka xayawaanka qof baaray majira malinta friday? :lol:
qofka iyo xayawaanka marku cabsado wadnaha baa boda si xad dhaaf ah marka qof muku sodhacday inu xayawaanka baaro malintaas si lo ogado isbadalka kudhacay xayawaanka? :lol:
wixi nabagena yiri waa xaqiiq marka galadan science kuwashay gacan malisiyay si ey ugartaan diinta xaqa ah?
galka book iyo qalin buu kusojeda haben iyo malin marku boqol udhawado buu wax yar barta lakin ilahey muslimka wuu ufududeyay iney ogadan waxyalo badan oo science waqti dambe barto marka kii rabo inu shimbir baro baar baan ku oran intu gaalka aqrin waxan qoray barintana kaga hor marin anyway ibashala reer snet :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Post by ciyaal_warta »

duqa doorodoo dariskeena leeyahay aan qoorsagaaro ku qabana jimcadaan si aan u baaro filinkaan

horta doorada wadnaheeda intoo ku yaali abaa
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Post by jamols2 »

ciyaal_warta wrote:duqa doorodoo dariskeena leeyahay aan qoorsagaaro ku qabana jimcadaan si aan u baaro filinkaan

horta doorada wadnaheeda intoo ku yaali abaa
pageka scienceka waa kaboday saxib, caloshiis ushaqeyste baad noqotay :lol:

wadnaha doorada shafkeda buu kuyala duqa 8-)
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Post by ciyaal_warta »

jamols2 wrote:
ciyaal_warta wrote:duqa doorodoo dariskeena leeyahay aan qoorsagaaro ku qabana jimcadaan si aan u baaro filinkaan

horta doorada wadnaheeda intoo ku yaali abaa
pageka scienceka waa kaboday saxib, caloshiis ushaqeyste baad noqotay :lol:

wadnaha doorada shafkeda buu kuyala duqa 8-)

duqa class science wanka soo booday..macalinka markoo dhigay xarfaan aan kala reebtada usii watay noooh :lol: :lol:

dooradaas report kasoo baxo ayaan soo gudbinaa cml :mrgreen:
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: xayawaanka kanaxa malinta qayamaha

Post by jamols2 »

ciyaal_warta wrote:
jamols2 wrote:
ciyaal_warta wrote:duqa doorodoo dariskeena leeyahay aan qoorsagaaro ku qabana jimcadaan si aan u baaro filinkaan

horta doorada wadnaheeda intoo ku yaali abaa
pageka scienceka waa kaboday saxib, caloshiis ushaqeyste baad noqotay :lol:

wadnaha doorada shafkeda buu kuyala duqa 8-)

duqa class science wanka soo booday..macalinka markoo dhigay xarfaan aan kala reebtada usii watay noooh :lol: :lol:

dooradaas report kasoo baxo ayaan soo gudbinaa cml :mrgreen:
saxib somaligada inta hore waan gartay lakin inta dambe sida iPod shuffle camal baad ugu cayartay :lol:

saxib il be looking forward to that report markaad caloshada buxisid :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”