fufu lama calaaliyo aa dhagax caadi ahna maan laqno markaas bisinkee...lama calaaliyo hees ah maskaxdeyda ku wareegoysaa nooh...kuunkuun lamina..lamina tabaaraka..something like that aan u maleynaa waa hilmaameyCiyaal saxibteey mexeey i dhahdey fufu lama calaaliyo, waa la laqaa lee.
Horta lama calaaliyo so hees kuma jurin? Awoow gar cadoow mee eheyd mise wax kale? Or was it kuu kuun lama cuno lama calaaliyo, what was the next line?