IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay soma
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay soma
Garowe (RBC Radio) Wasiirka Wasarada Armaha Gudaha Dawladaha Hoose Ee Puntland C/llahi Axmed Jaamac Oo maanta ka Hadlayay kulan Balaadhan oo ka dhacay Magalada Garowe Ujeedadiisana Ahayd Sidii Loogu Diyaargaroobi Lahaa Hadii Puntland Loo doorto In ay marti galiso Shirka Dib U Heshiisinta Somalia ayaa Halkaasi Hadal Dheer ka Jeediyay.
Wasiirka ayaa Ka Hadlay madaxda Somalida ee Haatan oo Sheegay in Dhamaantood Yimaaden Puntland,Arkeena Nabada iyo Horumarka ka jira Marka Laga reebo Madaxweynaha Dkmg Somalia.
“Waxaan Leeyahay Madaxweynaha DFKM Waxaad Ogaata in Puntland Ka mid Tahay Somalia, Madaxdada Kale ee Hatan Ku Sugan Muqdisho Dhamaantood Waa yimaaden Puntland Waana la soo Dhaweyay Si Niyad San, Gudoomiyaha Barlamanka, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Raisal Wasaraha Hada La Magacabay Oo Dhawaan Halkan Joogay Waxaa Isweydiin Mudan maxaa Ka Hortaagan madaxweynaha in uu Puntland Yimaad, Waa Su’aal Taagan” Ayuu Hadalkiisa ku Yiri Mudane Ilko Jiir.
Dhinaca kale Wasiirka ayaa waxaa uu La Hadlay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Nugaal iyo Guud Ahaan Shacabka Puntland oo Sheegay in ay U Diyaargarobaan Hadii loo Doorto Puntland Marti galinta shirka Dib U heshiisinta Somalida ee Ay Wado QM.
Isagoona Si Gaar ah ula Hadlay shacabka ku dhaqan Caasimada Puntland ee Magalada Garwo Oo Ku booriyay Adkeynta Amniga iyo La shaqeynta Laamaha amaanka Hadii Puntland Shirkaasi Loo Doorto In Lagu Qabto Shirka Dib U Heshiisinta Somalida.
Ugu danbeytiina Waxaa dhawaanahan booqanayay Qaybaha kala duwan Ee Somalia wafdi balaaran oo ka Socda Qaramada Midobay Xafiiska siyaasada Kuwaasi oo Kuurgalayay Meesha ugu Haboon ee lagu Qaban Karo Shirka Dib U heshiisinta Somalida.
RBC News

Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
It looks like Sheekh Dalxiis is worrying about PL being be the biggest contendor to the top position in the TFG in next year's election and he is somehow bothered by that challenge.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
why dont pland and tfg work for a better federal soomaalia instead of fighting each other while alhabaar is on soomaali ppl's throat..i dont get this politicians wallah

-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
i hear ya ciyaal. but you need a partner willing to work with you. unfortunately dalxiis is not that partner.ciyaal_warta wrote:why dont pland and tfg work for a better federal soomaalia instead of fighting each other while alhabaar is on soomaali ppl's throat..i dont get this politicians wallah![]()
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
long live Hawiye and great Isaaq

-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
whats the point of this conference if the reconciation meeting is happening moqdisho and its already been announced.is this is just a theatrics? 
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
funny name ilkojiir,

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
quark wrote:i hear ya ciyaal. but you need a partner willing to work with you. unfortunately dalxiis is not that partner.ciyaal_warta wrote:why dont pland and tfg work for a better federal soomaalia instead of fighting each other while alhabaar is on soomaali ppl's throat..i dont get this politicians wallah![]()
the prob with soomaalis aint one guy only if dalxiis is willing to work the other will refuse..its like somebody is playin chess on soomaaliya
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
abdisamad3 wrote:funny name ilkojiir,![]()
![]()
abaa wax weyn ha u qabin ilko dooli lee waaye..anaa u maleeyahay in ilko maroodi laga wado laakin marki danbe lee soo ogaadey
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
if u think ilka jiir is a funny name for a politician try ina lax wase 
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
Lolsamadoon-waaxid wrote:if u think ilka jiir is a funny name for a politician try ina lax wase
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
ciyaal_warta wrote:abdisamad3 wrote:funny name ilkojiir,![]()
![]()
abaa wax weyn ha u qabin ilko dooli lee waaye..anaa u maleeyahay in ilko maroodi laga wado laakin marki danbe lee soo ogaadey![]()
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
samadoon-waaxid wrote:if u think ilka jiir is a funny name for a politician try ina lax wase
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
u never heard of him? he was a minister in the kacaan days.i'm serious brociyaal_warta wrote:samadoon-waaxid wrote:if u think ilka jiir is a funny name for a politician try ina lax wase
![]()
![]()
rabi yassir sxbow ma jiraa kaaaaaaaas runta ii sheeg nooh??
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: IlkoJiir:Sheekh Shariif Ha Ogaado In Pland ka Mid Tahay
samadoon-waaxid wrote:u never heard of him? he was a minister in the kacaan days.i'm serious brociyaal_warta wrote:samadoon-waaxid wrote:if u think ilka jiir is a funny name for a politician try ina lax wase
![]()
![]()
rabi yassir sxbow ma jiraa kaaaaaaaas runta ii sheeg nooh??
![]()
and i was wondering we end up in this mess we had ina lax wase and ina doore wase as ministers acuudkiyow
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1395 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 917 Views
-
Last post by bashe19
-
- 4 Replies
- 1196 Views
-
Last post by vinshom
-
- 1 Replies
- 1067 Views
-
Last post by Django
-
- 21 Replies
- 2948 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 992 Views
-
Last post by serious_sam
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 227 Views
-
Last post by bashe19
-
- 0 Replies
- 633 Views
-
Last post by kaliil