SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by FBISOMALIA »

Wasiir Ku Xigeenka Gudaha DKMG: Waxaan ka Digeynaa Mamul Goboleedyada Dibada lagu soo Dhisayo

Muqdisho (RBC) Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha DKMG Soomaaliya Ibraahim Isaaq Yarow oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa digniin u diray maamul goboleedyda cusub ee lagu soo dhisayo wadamada dibada, isagoo sheegay in dawladu aysan aqoonsan doonin.

Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin maamulada sida xad ka baxa ah looga soo dhawaaqayo dibadaha kuwaasoo uu ku tilmaamay inay sharci tahay.

“Dawlada dhexe ayaa xaq u leh inay sameyso maamul goboleedyo, waxaana u sheegeynaa inay sharci darro yihiin kuwa hadda la soo dhisayo, dawladuna ma qoonsan doonto maamul goboleedyadaasi”, ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha gudaha DKMG oo intaa ku daray inuu u digayo shakhsiyaad uu sheegay inay doonayaan inay dalka amnigiisa ay jahwareer geliyaan.

Wasiir ku xigeenka ayaa dhanka kale ugu baaqay dawladaha deriska, gaar ahaan Kenya inay joojiso oo aysan taageero siinin maamulada iyo dadka soo dhisaya isagoo sheegay inay ixtiraamaan dawladnimada Soomaaliya.

“In boqol maamul goboleed la soo dhiso oo nin kastaba uu xaafadiisa ku sheego dawlad goboleed waa wax aan sharci ahayn” ayuu yiri Ibraahim Yarow.

Hadalka wasiir ku xigeenka arimaha gudaha DKMG ayaa ku soo beegmay xilli dhowaan illaa 10 maamul goboleed looga soo dhawaaqay dibadaha kuwaasoo qaarkood ay wataan magacyo magaalooyin iyo tuulooyin, waxaana xusid mudan in dhamaan maamuladaasi aysan meelna ka talin.

RBC Radio
Xafiiska wararka Muqdisho
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by AsadSL »

The ssc awdal part never made a difference to Somaliland. But i feel kind of bad for the supports who keep screaming xamar ect and now get this in return.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by Knight of Wisdom »

AsadSL wrote:The ssc awdal part never made a difference to Somaliland. But i feel kind of bad for the supports who keep screaming xamar ect and now get this in return.
:lol: :lol: :lol: :lol:

The entire Somalidiid militias in Hergeisa, Burco iyo Berbera were singing Kadija Foodey's song "Huurdo Kama Boqsawdo". News has it that Beesha Isxaaq have been suffering from Insomnia ever since SSC iyo Awdal were created. :lol:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by AsadSL »

Really? What good does it do if its not even on the ground. anyone can create anything from the internet. Somaliland controls all of its regional capitals.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by Knight of Wisdom »

AsadSL wrote:Really? What good does it do if its not even on the ground. anyone can create anything from the internet. Somaliland controls all of its regional capitals.
Reer Insomnia ! :lol:

Laascaanood is in the hands of Pro-Somalidiid Dhulbahante. :lol:

Boorame is in the hands of Pro-Somalidiid Gebobursi. :lol:

Ceerigaabo is a shared town.

What do you have, mate? Few hundred Militia that have been suffering from Insomnia since SSC was created. :lol:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by AsadSL »

Knight of Wisdom wrote:

They are in hands of Somaliland oo wax cusub inosheeg.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by Knight of Wisdom »

Insomnia ! :lol:

SSC iyo Awdal State are here to stay, mate. :D
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by AsadSL »

Knight of Wisdom wrote:Insomnia ! :lol:

SSC iyo Awdal State are here to stay, mate. :D
Frist leave the internet and actually Establish something then we'll see :lol: :lol:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: SSC-AWDAL-anzania-hiiraan-rascasyr-etc finally is over

Post by djibsomali »

shsshhhhh reer mirqaan!!

AWDAL STATE WAA LAA AQONSADAY!!
EE BAAL WAXAAD DADKAA UU SHEEGTAAN SOMALILAND CIDAA AQONSANTAY???
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”