Jean-Baptiste Colbert (French pronunciation: [ʒɑ̃ batist kolbɛʁ]; 29 August 1619 – 6 September 1683) was a French politician who served as the Minister of Finances of France from 1665 to 1683 under the rule of King Louis XIV.
the rest here
http://en.wikipedia.org/wiki/Jean-Bapti ... Colbertism
What do you know about Colbert?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: What do you know about Colbert?
Oo maxaa naga galay?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: What do you know about Colbert?
. Iska badaw xunoo dhulbahante ah baad tahay oo abti , Colbert some guy oo TV-ga ka soo baxa baad u haysata .
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay
. Mid aynu habarwadaag nahay baan computer-kiisi isticmaalay , yacni laptop bu aha . Sidaan daarood -ka u cayayay ayuun bu "charge" -ki iga dhamaaday, markaasu computer-ki is bakhtiyay. Bahal ku shaw , "password" ayuu ku xidhna . Intaan xanaaqay baan iska baxay oo gurigeygi qabtay . Marku habarwadaagey soo noqday bu " laptop"-kiisi "password" kiisi gashaday oo ...... mise waxa ka soo hor baxay Sahangalbeed oo SNET , doroo this , doroo that , ku haya . War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday . Markaa insha Allah waxan ka codsanaya , reerkan abitga ii ah , iney daandaansinimada {waqoyi slang} iga daayan .
wscwr
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay
wscwr
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen

- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: What do you know about Colbert?
War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday .
Re: What do you know about Colbert?
SahanGalbeed wrote:. Iska badaw xunoo dhulbahante ah baad tahay oo abti , Colbert some guy oo TV-ga ka soo baxa baad u haysata .
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
![]()
Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay. Mid aynu habarwadaag nahay baan computer-kiisi isticmaalay , yacni laptop bu aha . Sidaan daarood -ka u cayayay ayuun bu "charge" -ki iga dhamaaday, markaasu computer-ki is bakhtiyay. Bahal ku shaw , "password" ayuu ku xidhna . Intaan xanaaqay baan iska baxay oo gurigeygi qabtay . Marku habarwadaagey soo noqday bu " laptop"-kiisi "password" kiisi gashaday oo ...... mise waxa ka soo hor baxay Sahangalbeed oo SNET , doroo this , doroo that , ku haya . War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday . Markaa insha Allah waxan ka codsanaya , reerkan abitga ii ah , iney daandaansinimada {waqoyi slang} iga daayan .
wscwr
Khalad wuu dhacaa, raalli geli hooyo, she will accept it and tell her kuwaa kaa caraysiiyay ee reer abtigaa xumaan lama jeclid.
Re: What do you know about Colbert?
French Male Nurse aka Sahan
why do U care about french gaalo who lived the 1600s
akhaas caleeyk
waa lagu khaasaareey adiguuuu
why do U care about french gaalo who lived the 1600s
akhaas caleeyk
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: What do you know about Colbert?
DropkickMurphy wrote:War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 241 Views
-
Last post by Navy9
-
- 4 Replies
- 764 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 0 Replies
- 273 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 594 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 1 Replies
- 444 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 11 Replies
- 1927 Views
-
Last post by theyuusuf143