Silaanyo's historic visit to China

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Silaanyo's historic visit to China

Post by sheekh-Farax-zero »

Hargeysa, (Qaran news)- Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland ayaa ku xanniban madaarka Beijin ee caasimada dalka Shiinaha, wararka ka soo baxaya safarka madaxweynaha ayaa sheegaaya in socdaalka madaxweynaha ayna dawlada shiinahu ka war haynin :shock: isla markaasina madaxweynaha ku xanibay maadaarka madaxweynaha ayaa ku degay Hotel ku dhexyaala maadaarka magaalada Bijiin
:lol:

silaanyo oo noqday madaxweynihii u horeeyay ee madaar laga celiyo (ma tahriib baa) :lol:
taasi oo ay quud daraynayaan in ay gudaha magaalda galaan, wararka ayaa sheegaaya in shirkadii casuuntay ay maalintii uu balanku ahaa ay ku hungowday madaarka, taasi oo ku beegnayd habaynkii Siilaanyo iyo waftigiisa laga soo celiyay madaarka magaalada Addis Ababa
weftigii uu Axmed Siilaanyo hogaaminayay dalkaasi ay ku cadilan yihiin lagana yaabo in ay dalka dib ugu soo laabtaan dhowrka maalmood ee fooda inagu soo haya
:lol:

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Silaanyo's historic visit to China

Post by Coeus »

This is all very confusing. It must be politics behind this. It was funny intially to joke around. But now this raises a lot of questions. What the hell is going on in Beijing? :?
Last edited by Coeus on Sat Aug 13, 2011 1:40 pm, edited 1 time in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Silaanyo's historic visit to China

Post by grandpakhalif »

Siilaanyo is sleeping on airport lobby


:lol: :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Silaanyo's historic visit to China

Post by sheekh-Farax-zero »

this is what happens when you try to walk on shoes which is not your own size :lol:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Silaanyo's historic visit to China

Post by ZubeirAwal »

Image
Image
Image
Siilaanyo signed a deal which the chinese are going to enlarge and change berbera into a modern port :up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”