Moderator: Moderators
Shift, Emperior waa HA, ragan kale na waa HY. ama o tiri Emperior indhobadan, ama raga HY Iska celi, o wax soo tur..
Ha iga sugin inaan kablalax iyo isaaq isku meel dhigo anoo maxamed subeer vs isaaq diidan,what got me started is tariikhda sida foosha xun loo kufsan.I like to think of my self as one who rescues history when it falls into the hands of pedo.Haadaad iso fahmaysa laakin meel ba wali wax kaga dhimanyihin markay reer isaaq iyo garxajis sidad adigu u dhigtay ay is dirirayan,, ma gudboona abtirisin sax, laakin markay la simanyihin garxajis wa kablalax. kablalax na wa darood badankisa , Xisaabtan is qabanayn marka ma calashan waxanu u dhigi karna garxajiska hawd dega waxay is fooda is daran cali iyo haaarun iyo cabdilliyo makahil sanadaha qaar , markay doonana Bicidyahan, dhanka kale na harti wa is galan kolkey doonaan, Marka Kablalax laftigeeda way is arkeen, Maan didiin inad taqanin sida geela loo dhaco waad taqanin qolyaha kale na wa yaqanin. taasi wa caadi laakin waxaynu ka hadlayni sida la isku galo oo fooda la is daro.Waa runtaa oo atleast we can agree we store history in our memory bank,but that bank once in blue moon gets raided,you know who the theive is When we say reer isaaq vs garxajis than turn around and compare garxajis to kablalax,we are keeping things in perspective suldaan.On one hand we are right as history teaches us mar na waa cali vs garxajis marna waa haruun vs garxajis.On the other hand garxajis while in bar with kablalax abtirsi ahaan is inferior otherwise.
Daaroodka qaarkood ayaa leh waxa dagaalamayay Garxajis iyo Reer Isaaq. Haye, kabasoo qaada inay Garxajis iyo Reer Isaaq dagaalamayeen. Reer Isaaq miyaanay tol lahayn? hadday tol leeyihiin maxaa loo caawin waayay?
Garxajis markay 1870 dhul balaadhsiga bilaabeen xuduuda ma dhaafsiisnayn laakiin waxay qabsadeen ilaa doollo, danood, Awaare iyo Daroor. Waa dhul 500 km xuduuda somaliland ka baxsan. Dhulka intaa baaxadiisu leegtahay marka reer Isaaq laga qaadayay Ogadenka kale iyo Daarood maxay ugu gurman waayeen? Daarodow beenta iyo khayaaliga iska daaya Ogaden oo dhan ayaa dagaalamayay laakiin waa laga xoog batay oo dhulkaa xoog ayaa lagu qabsaday.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 12 guests