ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Khilaafkii Ugaasnimada Oo La Xalliyay Iyo C/rashiid Doodi Oo Loo Aqoonsaday Ugaaska Beesha MakaahiilPosted in September 11th, 2011 by lug in News
Boorama-(Lug)-Iyada oo ay wali socoto qabanqaabada Shirkii Jaraa’id ee ay masuuliyiinta xukuumadu qabanaysay ayaa waxa soo baxaya warar hordhac ah oo ay warbaahintu ka helayso ilo ka ag dhow dhaqanka kuwaasi oo tilmaamaya in is af garad laga agaadhay xiisadii Ugaaska.
Ilaahaas dhaqanka ee ay Lughayanews wararka ka heshay oo ah kuwo lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay u sheegeen in murankii jiray lagu soo afjaro in soo dhawaynta Ugaasku ay qabsoonto iyada oo uu Cabdi Rashiid yahay UGAAS u gaar ah beesha Makaahiil ee uu ka dhashay.
Waxa kale oo ay wararku intaas ku darayaan in ay odayaasha dhaqanka ee beelaha Gadabuursi u furan tahay in ay mustaqbalka ka wada hadli karaan inay yeeshaan hogaan mideeya iyo inkale.
Wararkan hordhaca ah ayaa soo baxaya iyada oo aanay wali qabsoomin shirkii jaraa’id ee xukuumadu qabanaysay kaasi oo ay ku faahfaahin doonaan wixii dheeraad ah ee ay xambaarsan yihiin qodobada lagu heshiiyay.
Lugahayanews/Desk

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
This definetly will mean that Maxamed Case will crown its own Ugaas. And reclaim their rightfull ownership for the Samaroon leadership.
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Maashallah makahil got their own ugaas, good for them
But there's one little issue can they afford to pay him a decent salary which is expected
jk
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
garad13 wrote:Maashallah makahil got their own ugaas, good for themBut there's one little issue can they afford to pay him a decent salary which is expected
![]()
jk
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

this is one sick ass joke.. there is no agreement on anything there is only a fact that no one can deny which is; honorable Ugaas Cabdirasheed Ugaas Rooble Ugaas Doodi is the grand Ugaas of beelaha SAMAROON/Gadabuursi entirely from Djibouti, awdal, gabiley to ethipoia.
he is the rightful heir to the throne and an extension of a long dynasty of Ugaasyaal (17 generations) from the famous 'reer Ugaas' family clan.
he is not a Makahiil ugaas he is Samaroon ugaas !!

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
garad13 wrote:Maashallah makahil got their own ugaas, good for themBut there's one little issue can they afford to pay him a decent salary which is expected
![]()
jk
Here comes da 40 years old LOOMA OYAAn Qurjeele trying to be funny
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Well monday habar carfaan and Maxammad case are saying he is the Makahil ugaas and not their ugaas what you going to do about that 
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
mondey why are you getting exited and annoyed??
Somalinet is not the place where the ugaas get recognised.
Just state the fact and Ugaas cabdirashiid is the king that Allah bestowed on us.
Of course there will always be the minority who will reject and that has been accepted!!
End of story
Somalinet is not the place where the ugaas get recognised.
Just state the fact and Ugaas cabdirashiid is the king that Allah bestowed on us.
Of course there will always be the minority who will reject and that has been accepted!!
End of story
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
im not 40 im 85Newhargeisagirl wrote:garad13 wrote:Maashallah makahil got their own ugaas, good for themBut there's one little issue can they afford to pay him a decent salary which is expected
![]()
jk
Here comes da 40 years old LOOMA OYAAn Qurjeele trying to be funny"sigh"
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
yes right. im confident 100% there is a hidden hand here that wants to divide beesha.. its very obvious politicians are involved. how?djibsomali wrote:mondey why are you getting exited and annoyed??
Somalinet is not the place where the ugaas get recognised.
Just state the fact and Ugaas cabdirashiid is the king that Allah bestowed on us.
Of course there will always be the minority who will reject and that has been accepted!!
End of story
Ugaas Cabdi rasheed was not crowned today, he was crowned 26 years ago in 1985 why are they rejecting now and not then ? and why did they not reject his forefathers who were also ugaasyo and written in history very well?
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Ugaas is being born into historically to Aristocratic family, therefore he will remain the UGAAS of all GUDABIIRSI.djibsomali wrote:mondey why are you getting exited and annoyed??
Somalinet is not the place where the ugaas get recognised.
Just state the fact and Ugaas cabdirashiid is the king that Allah bestowed on us.
Of course there will always be the minority who will reject and that has been accepted!!
End of story
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Suldaanka Beelaha REER NUUR Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil Oo Sheegay In Laga Been Abuuray Wixii Ay Suldaanada Ugaaska Diidan Ku Heshiiyeen
[youtube]SaK1pR7z5UE&feature[/youtube]
[youtube]SaK1pR7z5UE&feature[/youtube]
- King-of-Awdal
- SomaliNet Super

- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
Iam really confused, last i knew the Ugaas of the whole Samaroon has been the Mahad Case from the Reer Ugaas family? 
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
King-of-Awdal wrote:Iam really confused, last i knew the Ugaas of the whole Samaroon has been the Mahad Case from the Reer Ugaas family?
waar adiguu miyanaad ahayn kii reer nuur??
why talking like a raxaweyne when it comes to gadabursi clan??
- King-of-Awdal
- SomaliNet Super

- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: ugaas cabdirashid recognized as the Makahil ugaas
What does being reer nuur have to do with the question i asked? I dont follow this Clan stuff so spare me if am not following what's going on.djibsomali wrote:King-of-Awdal wrote:Iam really confused, last i knew the Ugaas of the whole Samaroon has been the Mahad Case from the Reer Ugaas family?
waar adiguu miyanaad ahayn kii reer nuur??
why talking like a raxaweyne when it comes to gadabursi clan??
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 1040 Views
-
Last post by Sbashi
-
- 0 Replies
- 1372 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 1 Replies
- 973 Views
-
Last post by Kees70
-
- 2 Replies
- 1702 Views
-
Last post by weydamal
-
- 2 Replies
- 688 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 2282 Views
-
Last post by Rooble90
-
- 2 Replies
- 2098 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 9 Replies
- 1631 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 7 Replies
- 785 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 16 Replies
- 2326 Views
-
Last post by Rightwing