Baaq ay soo saareen qurbajoogta Gobolka Cayn.
Ku: Dhamaan bulshaweynta S.S.C .
Ku: Gudida odayaasha shirka khaatumo G6.
Ku:Gudida qabanqaabada 15.
OG:Dhamaan :-Garaadada /suldaamada iyo Boqorka Gobolka CAYN .
OG:Golaha cuqaasha Gobolka CAYN.
OG:- Dhamaan Aqoon yahanka /Culimo- awdiinka/dhalinyarada /ururada Haweenka
OG :-Qurba joogta Gobalaka CAYN
Ujeedo Cadayn.
Anaga oo ah qurbajoogta kasoo jeeda gobalada S.S.C gaar ahaan gobalka CAYN Buuhoodle waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanu taageesanahay shirka khaatumo 2 ,diyaarna unahay inaanu isla garabtaagno calaf iyo ciidan iyo dhamaan waxkasta oo suura gelinaya inuu shirku qabsoomo oo nagaga aadan hadana aanu kujiro abaalul meel fiican noomaraya .
Waxaa xusuus mudan in qurba joogta golka cayn ay ku lahaayeen door lixaad leh qabsoomidii iyo hirgelintii shirkii khaatumo 1.
Waxaanu kaloo bayaankan ku cadaynaynaa inaanu diyaar unahay in aanu gogasha shirka khaatumo 2 dhigno buuhoodle,hadi loo garto in lagu qabto. Hadii loogarto in meelkale oo kaga haboon lagu qabto shirka waxaanu u taageersanahay si shuruud la’aan ah.
Gobogebadii waxaan ku boorinaynaa guduga qaban qaabada inay si mug leh udaraaseeyan baahida shirka iyo waxii suurtagala ee shirka kadhigi kara inuu noqdo mid hanaqaada
waxaan dareen sanahay hawsha aad haysaan baaxada ay leedahay iyo sida ay arimuhu u yihiin xasaasi waxase hubaala hawl kasta oo adag rag uun baa furdaamiyey
Waxaanu marlabaad idin cadaynaynaa inaanu idinla garab taaganahay taageeradayada oo buuxda.
1. Col Ahmed Mohamed Abdi (ahmed shukri)
2. Col Hasan Ismail Balayax
3. Col Mohamed Mahamud Diriye
4. Col Mahamed Sulayman Dayib
5. Col Mahamed Omar Egal (tacabir)
6. Rashid Awil Abdi
7. Yusuf Mohamed C/laahi
8. Yusuf Mohamed C/lle
9. Ibraahim Ahmed Muse Qadiriye
10. C/rahman Ali Mas
11. Mubaarag Haji Abdi Muse
12. Mahamed Warsame Akabe
13. Mahamed mahamud Abdi Insi
14. Saleban Mohamed Herer
15. Husein Qanbi
16. Mohamed Hasan Qanbi
17. Faysal cisman Qanbi
18. Sicid C/laahi Aar
19. C/laahi Mahamed dafle
20. Mahamed Haji Abdi Kariim
21. C/risaq Ali Mas
22. cismaan nuur apoole
23. cismaan yuusuf ahmed
24. claahi cabdi mahamuud
25. hasan cali hasan
26. col muuse cali hagaa
27. rashiid baaruud nuur
28. ismaaciil cadaani .x. ahmed
29. c/casiis khayre
30. c/naasir faarax badhaadhshe
31. anwar abokar diiriye jinje
32. c/risaaq hasan gucuuse
33. fowsi huseen dirir
34. cumar hasanweyne nuur
35. cumar cali xsan
36. siciid sanbal
37. ibraahin cali
38. c/raxmaan cali mire cawaale
39. bashiir jaamac gure
40. C/asis Yusuf Diriye
41. Ismail Ahmed Omar (ismail Aligari)
42. Mohamed Ali Koreye
43. Mubarak Hasan Aar
44.Eng mahamed mah Aden
45. Mahdi Adan Duale
46. Ali Muuse Aden
47. Abdirashiid Sh Yoonis
48. Asad Cilmi Abdi
49. Keyse Hayaan
50. ABDIRAHMAN Hassan Mahad
51. Abdifatah Mohamoud Mohamed
52. Faisal Hassan Abdi
53. Abdi Herer Hassan
54. Mohamed Deyr Abdi
55. Abdiqani Ali Mire
56. Nur Abdillahi Said
57. Cali Yusuf Jamac (Halac)
58. Maxamed Muxumed TuurTurr
59. C/Rashid Cali Warabe
25. Cabdiladif Sh Cisman Sh Cumar
60. Axmed Ciraaqi
61. Axmed Xiis Sh cumar
62. Axmed Gas Guutaale
63. Col ahmed hassan gabaydhe
64. Caaqil dayib yusuf cali-dheere
65. cabdi sulayman ciise godan
66. abdikarin aw yusuf cabdiyar
67. cabdixa
68. afid sheekh husseen
69. mahamed cali qotansade
70. cabdi azis cawil warsame(Afhayenka belaha rer cayn e uk)
71. cabdixakin haji sulayman
72. c/khaalaq hasan aar
73. mahamed dayr
74. xasan cali mire
75. maxamud isxaaq
78. caydiid cabdi/rahman caydiid dhadhable
79. warsame cabdi/rahman caydiid dhadhab
80. Amina Axmed Imacil Mire
81. Farax Yusuf Jamac halac
82. Saynab X Cali
83. Saynab Cali Urur
84. Casha Xasan Ayanle
85. Sabax CiiSe Rawe
86. Faadumo Cali Mire
87. Xalimmo Maxamud Khawi
88. Maryan Nuur Yare
89. Xalimo Cali Mire
90. Hindara Axmed Cabdi Hirad
91. Istahil Cali Buhodle
92. Kifax Dulduulye
93. Ifrax Cali Yasir
94. Fardus Cali Yasir
94. Amina Mursal
95. Fadumo Sahra Maxamed Magan
96. Cibado Jamac bixi
97. Sahra Saleeban Cubeed
98. Roda Ibraahim Ducaale
99. Samsam Shucayb Mursal
100. Haboon x Xaashi
101. Fadumo Khalif Caligeri
102. Maryan Axmed Ismacil Mire
103. Xalimo Maxamud KHawi
104. Maryan Nuur Yare
105. Fadumo Maxamud Weurax
106. Fadumo Yasin Wayrax
107. Xalimo Yasin Weyrax
108. Shugri Muuse Warsame
109. Cibado Cali Maxamud
110. Cibado Cabdi Maxamud
111. Casha Cali Abokor
112. Fadumo Duraan
113. Safi Cali Cabdi Tunle
114. Hinda Cisman Dhabayoco
115. Sirad Xasan Ruugaa
116. Xiis Faarax Cagdheere
117. Fadumo JIngeli
118. Roda Gariiraa
119. Saado Gariiraa
120. Intisar Ibrahim Cali Caateye
121. Casha Muxumed
122. Caasha Cabdi Kilin
123. Sahra Ismaciil Gamadiid
124. Xalimo Isaciil x Cabdilahi
125. Fadumo Cisman Yare
126. Kiin C/casis Cali Jidaal
127. Asiya Xasan Gabaydhe
128. Maryan Cabdilahi Abokor
129. Ubax Cumar Cunaaye
130. Farax Ismaciil Haybe
131. Mrayama Aw Cabaas
132. Safiyas Cabdilahi weged
133. Milgo Dirye Jiinje
134. Cibado Nuur
135.Canab Daraaf
Cayn support for Khatumo...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Cayn support for Khatumo...
mashallah this is great 
Re: Cayn support for Khatumo...
Oo Mondey ma reerkaad ahayd?Mondey wrote:mashallah this is great
Re: Cayn support for Khatumo...
Wallee shirar aan ogahay ma dhamaadaan!
-
siren
- SomaliNet Super

- Posts: 7879
- Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
- Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!
Re: Cayn support for Khatumo...
Masha Allah 
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Cayn support for Khatumo...
maya marti ayaan ahayudun wrote:Oo Mondey ma reerkaad ahayd?Mondey wrote:mashallah this is great
Re: Cayn support for Khatumo...
Every town and SSC region has welcomed them..
Ku Dhamaan Bulshaweynta S.S.C . (Sool Sanaag iyo Cayn)
Ku: Gudida Odayaasha Shirka khaatumo G6.
Ku:Gudida Qabanqaabada 15.
OG:Dhamaan :-Isimada Gobolada S.S.C, sool. Sanaag Iyo Cayn
OG:Golaha cuqaasha Gobolada S,S,C
OG: Golaha odayada Gobolada S,S,C
OG:- Dhamaan Aqoon yahanka /Culimo- awdiinka/dhalinyarada /ururada Haweenka
OG :-Qurba joogta Gobalada S,S,C
OG: Saxaafada deegaanka S,S,C iyo saxaafada caalamiga ah
Ujeedo Baaq
Anogoo ah jaaliyada gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee kunool wadanka Muzambiqeu waxaanu halkan ku cadaynaynaa inaanu taageesanahay shirka khaatumo 2 ,diyaarna unahay inaanu isla garabtaagno hiil iyo hooba iyo dhamaan waxkasta oo suura gelinaya inuu shirku qabsoomo oo nagaga aadan ka jaaliyad ahaan.
Hadaba waxaanu ugu baqaaynaa ergada gudaha joogta ee wada abaabulka iyo qaban qaabada shirka ee sahaminaysa goobta shirku ka qabsoomayo inay ka baaraan degaan goobta kana fiirsadaan dhamaan baahiya lagama maarmaanka ah ee shirku ubahan yahay , oo ay number1 ka tahay Amaanka goobta uu shirku ka dhacayo.
Sidoo kale waxaanu ugu baaqaynaa dhaman saxaafada gobolada S,S,C inay so gudbiyaan warka saxda ah ama xaqiiqda ee shirka iyagoo ka eegaya dhanka maslaxada wada dhalashada toliimada iyo waxa aynu u hamuun qabno,waxaan uga digaynaa saxaafada wararka iska horkeenaya umada S,S,C oo run ahaantii ah dad wada dhashay oo aan meelna kala tegeyn.
Intaa kadib guud ahaan bulshoweynta ssc waxaan ugu baaqaynaa inay tageero buuxda siiyaan shirka khaatumo2 oo run ahaantii ah shir ay soo,abaabuleen aqoon yahankii deganku oo mudo faraha kala baxay arimaha deegaanka maanta se inala garab taagan wax aynu u hamuun qabno.
waxaa baaqan soo diray dadka ay magacyadoodu hoos ku suxan yihiin
Gudomiyaha jaliyada S,S,C ee wadanka Muzambiqeu Maxamed xasan X ibraahim (kooreeye)
Farxaan cumer selwe
Cabdi semed cumar faarax
C/salaan cali xuseen
Faarax iidle cali
C/laahi haybe xayd
C/laahi inshaad
Axmed maxamed inshaad
Maxamed siciid cagjar
Aadan cabdilaahi kediye
Saleebaan cilmi hagoog
C/qani axmed bide
Saleebaan nuur yare. mr sharci
Axmed cali dhikil
Faarax bile cabdi geele
Xuseen maxamed cabdi geele
Axmed barkhadle afrax
Aadan cabdi dheere
Bashiir cali jalax
Cumar axmed nuur
Abwaan khadar cabdi gurey
Haykal maxamed saleebaan bootan
C/raxmaan muuse yusuf
C/Raxmaan jamac colaaad
C/naasi x xirsi
Mukhtaar yuusuf sulub
Siciid yuusuf sulub
Maxamud xuseen diiriye
Cali jaamac, cali macruuf.

Many towns & Sub-clans have offered to Host.
BAAQ:- Beesha Cabdi Garaad oo bayaan soo saartay Dal iyo Debedba, ayaa codsatay inay iyagu shirka Khaatumo2 martigeliyaan.
laguna qabto magaalada Dharkeyn geenyo.. baaqan ayaa u qornaa sidan:
Ku:Gudida Qaban qaabada Shirwaynaha Khaatumo labo.
Ujeeddo:Gogosha shirka Khaatumo Labo.
Waxaanu Gudida Qaban qaabada Shir waynaha Khaatumo Labo,Isimada SSC iyo Shacab waynaha SSC la socod siinaynaa in aanu diyaar u nahay Gogosha iyo Marti gelinta Shirka Khaatumo labo ee Dalka gudihiisa ka dhici doona.
Waxaa si wada jir ah u soo saaray Baaqan:
1. Xurmadle Garaad Cali Buraale Xassan.
2. Chief Caaqil Xassan Maxammed Saleebaan.
3. Caaqil Maxammuud Xaaji Ismaciil.
4. Caaqil Siciid Aw Xirsi Muuse.
5. Caaqil Yasin Diriye Geydhe.
6. Caaqil Cali Maxammed Aw Nuur
7. Caaqil Aadan Jaamac Xaashi.
8. Caaqil Iidle Maxammed Golcad.
9. Caaqil Jaamac Faarax Abokor.
10. Caaqil Cali Xirsi Cumar.
11. Caaqil Aadan Cumar Shaacuur.

Fake declaration; Colonel Tacabir has rejected ever been part of this fake decalaration; he has stated he has never been consulted.
Listen the colonel here: http://allboocame.com/?p=6266
"Ninku laba aabo ma leh ee hal aabo buu leeyahay. Anigu waxaan ahay nin ah Dhulbahante, Harti, and Daarood. Ninkii leh labo aabo baan leeyahay isagay jirtaa." The Colonel Tacabir said it all.
Wuxuu furuuqi iyagay jirtaa

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1461 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 6 Replies
- 736 Views
-
Last post by ASMtimacade
-
- 4 Replies
- 757 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 19 Replies
- 2801 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 13 Replies
- 1587 Views
-
Last post by Miles8
-
- 0 Replies
- 590 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 717 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 579 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by PrinceOfDarwiishLand
-
- 17 Replies
- 2850 Views
-
Last post by The Magnificent