B/Xaawo:-Xildhibaano Baarlmaanka ka tirsan oo kormeer ku maraya degaano ka tirsan Gobolka Gedo iyo Jubadda Hoose.
Balad-Xaawo(Allpuntland)Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka KMG Soomaaliya ayaa gaaray degaano ka mid ah Gobolka Gedo si ay ugu kormeeraan xaaladaha gobolka Gedo.
Xildhibaanada oo gaaraya ilaa 16 Xildhibaan ayaa ka baxay magaalada Muqdisho iyagoona gaaray degmooyinka Ceel-Waaq, Balad-Xaawo iyo Dhoobleey ee goboldda Jubada Hoose iyo Dhoobleey.
Xildhibaan Nuur Mataan oo ka mid ah Xildhibaanada gaaray goboladaasi ayaa shegay in ay isu qeybiyeen degmooyinka si ay u dhiiro geliyaan ciidamada xooga dalka ee jooga gobolada Jubada Hoose iyo Gedo.
Ugu dambeeyntii Xildhibaanka ayaa sheegay in sidoo kale ay doonayaan in ay soo indha indheeyaan abaarta iyo macluusha ka jirta gobolada.
Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.
http://www.allpuntland.com/article/anmv ... =11617&z=2
17-member TFG delegation descends in Gedo from Mogadishu
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: 17-member TFG delegation descends in Gedo from Mogadishu
Wafdi Balaran oo ka socda Dowlada Kmg ah oo Gobolka Gedo garay
Wararka naga soo garaya magalada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa tibaxaya in Magaladaasi ay soo gareen Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ee Somalia.
Wufuudaan heerka Barlamaan ah aya waxaa Hogaminayay Xildhabaan Nuur Mataan oo asagu ka mid ah Xildhibanada ugu sameynta Badan Xubnaha Barlamnka Somalia.
Ujeedada Safarka Xildhibanaadan ayaa waxaa lagu Shegay so Afjarida Khilafaad yar yar oo uu dhexeya Sarakisha Ciidamada ku sugan Gobolka Gedo iyo waliba dhirigalinta Ciidanka ku sugan guud ahan Gobolka Gedo .
Xildhabanaadaan ayaa waxaa ay socdaal ku tagi donaan Magalaoyinka Garbaharey Luuq Ceelwaaq iyo Doolow iyo waliba Deeganada hoos taga dagmoyinka aan kor ku so shegnay.
Wafdigaan ayaa waxaa uu noqonaya ki ugu balarna ee ka socda Dowlada KMG ah ee Somalia ee Sanadahan kormeer ku yimadan Gobolka Gedo.
Dadweynaha ku dhaqaan gobolka Gedo ayaa si weyn uu soo dhaweyay Boqashada Wafdigaan ay ku marayaan Dagmoyinka Gobolka Gedo.
——————————————
Xasan Qaliif
Read more: http://kismaayo24.com/?p=17086#ixzz1Z3NAPVU5

- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: 17-member TFG delegation descends in Gedo from Mogadishu
Mad_Dog sidee u aragta?
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: 17-member TFG delegation descends in Gedo from Mogadishu
Xildhibaano kulan ka yeeshay sifeynta Al Shabaab ee gobolka Gedo
Balad-Xaawo: (Sh. M. Network) Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku qaatay gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegeen inay wadaan qaban qaabadii ugu dambeysay oo gobolkaasi looga sifayn lahaa Al Shabaab.
Kadib kulan ay maanta ku yeesheen gobolka Gedo Xildhibaanadaani ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxa ay kawada hadleen arimo badan oo ka mid ah sidii gobolkaasi looga saari lahaa qeybaha ay kaga harsan yihiin Xarakada Al Shabaab.
Markii uu kulanka soo idlaaday kadib ayaa waxaa Idaacadda Shabelle la hadlay Xildhibaan C/raxmaan Yuusuf Diiriye oo sheegay in Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku guulaysteen in inta badan Magaalada Muqdisho ay ka saaraan Al Shabaab, waxaana uu tilmaamay in iminka gobolka Gedo ay ka wadaan qorshihii u dambeeyay oo looga saari lahaa Al Shabaab.
Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in iminka gobolka Gedo uu ka socdo qorshihii u dambeeyay ee Ciidamada dowladda ay kaga saari lahaayeen Al Shabaab degmada Baardheere, Buurdhuubo iyo deegaano kale oo ka mid ah gobolkaasi oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab.
C/raxmaan Yuusuf Diiriye ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in Ciidamada dowladda KMG ah Dufcadii Sadaxaad loo soo gaba gabeeyay tababar, waxaana uu carabka ku dhuftay in Ciidamadaasi qaarkood iminka ay howlgallo wadaan, isagoo tilmamay in meel waliba oo ay ka saaraan Al Shabaab ay xaqiijinayaan amaankeeda islamarkaana ay u sameynayaan guddi amni sida uu hadalka u dhigay.
Gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca dagaalo iyo duqeymo xooggan oo u dhaxeeyo Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab, iyadoo ay xusid mudantahay in Saraakiil ka tirsan dowladda ay horey uga cago jugleeyeen Al Shabaab
http://shabelle.net/article.php?id=11289

Wallahi I don't know why but I despise Marexaan TFG folks xamar fadhido. I actually admire the ones IN Gedo like Kaliil, Burkus and others and most of all ururada like SDF, Hirda, etc.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 978 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 265 Views
-
Last post by Midlands
-
- 3 Replies
- 683 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 0 Replies
- 976 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 684 Views
-
Last post by Strategic
-
- 0 Replies
- 613 Views
-
Last post by Netanel
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by newsbot
-
- 3 Replies
- 902 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 1686 Views
-
Last post by Faant
-
- 2 Replies
- 893 Views
-
Last post by Minneapolis Mayor