Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by SahanGalbeed »

Haddi aad ka maarmi waydo na , judha hore , intaanu shirku bilaabin baa "representives of all clans and subclans as observers " loo yeedha , not the last day !
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by abdalla11 »

Sahan wuu isku dhex yaacay :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by Saraxnow »

^ kaagan yar, ma pirate missionskii ba dhamaday mise waxaad sugaysa the next boat?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by SahanGalbeed »

abdalla11 wrote:Sahan wuu isku dhex yaacay :lol:
Wuu isku dhex yaacay maxay ka dhigantahay ? Ma jahadii baa iga qasantay , mise wax aan macquul ahayn baan ku hadlay ?
Aniga ciise musuhu waxay ii sheegan baa iska yar , e wareerka ummada ka qabta ayuun baan leeyahay .
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by abdalla11 »

Saraxnow orod soo naso, sidaad damage control ugu jirtay baa daashay

Sahan lol ninyahow xataa majeerteenkii baa la yaaban shirkaan :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by Saraxnow »

abdalla11 wrote:Saraxnow orod soo naso, sidaad damage control ugu jirtay baa daashay

Sahan lol ninyahow xataa majeerteenkii baa la yaaban shirkaan :lol:

What damage control, all I did was mention how you should be on your next pirate mission so you can share the $$$ with us. :|
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by SahanGalbeed »

Abdallah 11 horta dhinac na waxaan ka arka dib u dhac , dhinaca kale na is bedel . Dib u dhacu wuxu yahay shirarkan beel beel la isugu yeedhayo , is bedel ku na , alliances across clan affiliation . Ha is raacan HY iyo ciise muse , waxba ka ma qabo anigu .
saraxnow , inadeer daa abdallah 11 ha ka soo qayb galo sheekada e , beri waxa dhacday niman budhcad badeed ah oo Berbera soo degay oo is laha meesha xaruun ka dhigta , oo abtiyaashin isku dhex qariya . Abtiyaashood cise musahaas bay ahayeen :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by Saraxnow »

:lol: Oo ma waxaas bu u soo dhex fadhistay abdalla11? Oo sorry adeer waan ka xumahay, I promise we will be there for our brothers on a mission this time, split the loot 50/50 ;)
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by HaragWafi85 »

This was about 2 days ago.

Shirkii Beesha Saaxil Oo Meel Adag Maraya, Wasiirka Qorshaynta Oo Loogu Baaqay Inuu Is-Casilo Iyo Mujaahid Dhago-weyne Oo Sheegay Inaanu Gobolka Saaxil Joogayn Masuul Aan Cisayn Waxgaradka Deegaanka.

Dubur (Ramaas) Oct 2,2011 - Shirkii beesha Ciise-Muuse ee Gobolka Saaxil uga socday deegaanka Dubur ayaa galay maalintiisii shanaad, iyadda oo la filayo in marka shirkaasi dhammaado laga soo saaro qodobo la xidhiidha meel-marinta ujeedadii shirka loo qabtay.

Shirkan deegaanka Dubur uga socda beesha gobolka Saaxil ayaa eedaymo looga soo jeediyay xukuumadda Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay sheegeen inay faro-galin ku samaysay shirkaasi.

Waxgaradka shirkan ka qayb-galay oo khudbado ka soo jeediyay shirkaasi ayaa sheegay in xukuumaddu maalin kasta afar qof u soo dirto isla-markaana afartaa qof agtooda ku qabsadaan shir iyagga oo qaybsanaya maaliyadda dawlada, taas oo ay ku macneeyeen inay tahay in xukuumadu ka soo horjeedo shirkooda, rabtaba inay mucaarad noqdaan.

Mujaahid Ibraahim Dhago-weyne oo isna shalay shirkaasi ka soo jeediyay khudbad kooban ayaa tilmaamay inaanu gobolka Saaxil joogayn qof aan ixtiraamin odayaasha iyo shacabka deegaanka, ujeedooyinka shirkana ay ka mid tahay arintaasi.

Mujaahid Ibraahim Dhago-weyne, waxa kale oo uu tilmaamay in beesha Ciise-Muuse aanay ka hor iman dawlada, sidaa daraadeedna aanay iyagu yeelayn in si walba laga yeelo “Kii odeygayaga ciseeya ee umadda ciseeya ee dhaqaalahaa inoo ilaaliya ee meeshaa wax ka qabta waanu ilaashanaynaa, laakiin nin aan karaamo lahayn ku hayn mayno oo joogi maayo oo wuu taggi, waana inta aynu go’aankaa ka gaadhayno ee aynu saxeexayno, cid kelana meeshan (Shirkan) loogama shaqeynayo” ayuu yidhi Mujaahid Dhago-weyne waxaanu intaa ku daray “Dawlad kamaynaan hor iman, xaqii ay lahayd maynaan diidan, wanaagii ay lahayd maynaan diidin, sidee keena loo diidi karaa, waana xaqiiq inaynaan ka ogolaanaynin in sidii la doono la inoo isticmaalo.”

Xaaji Muuse Xirsi Abokor (Muuse Dalab), oo isna shirka Beesha Ciise-Muuse ka hadlay ayaa yidhi “Dadka intaa leeg ee da’ walba leh ee Salaadiintii leh, cuqaashii leh ee wasiirkiina na dhex joogo ayaa laga xishoon waayey oo kolba afar qof ayaa lanoo soo dirayaa oo shir ayuun-baa agtayada lagu qabsanayaa, maaliyadii dawladana waa lanagu garab qayb-sanayaa, markaa taasi mucaarad noqda miyaanay ahayn, waxaanu leenahay madaxda dawlada u saraysa maxaad waxan u samaynaysaan”

Guddoomiyaha guddida shirkaasi wada Saleebaan Maxamed (Mijir), oo isna halkaa ka hadlay ayaa wasiirka qorshaynta ugu baaqay inuu iska casilo xilka uu xukuumada u hayo “Waxaan leeyahay wasiirka Ciise-Muuse Sacad Cali Shirre ha is-casilo, shaqada waa inuu ka tagaa, sababtu waxay tahay waala sharaf riday, maxay kuugu taala booska aad imika joogtaa waa inaad is-casishaa oo aad ka tagtaa meesha, anaguna waanu tashanaynaa haddii aanu Ciise-Muuse-ha nahay.”

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo isagu si gaar ah warbaahinta ula hadlay ayaa sheegay inay xukuumadda la gar-naqsanayaan “Waxa Dhacay gef aad u fool xun, waxaanuna la galaynaa (Xukuumadda) gar-naqsi aan ceeb lahayn”

Ramaasnews Desk

Hargeisa
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by HaragWafi85 »

Shirkii Beesha Ciise Muuse Ee Deegaanka Dubur Oo Maanta La Soo Gabagabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Laga Soo Saaray.

Dubur (Ramaas) Oct. 4, 2011- Shirkii beesha Ciise Muuse muddada lixda maalmood ah uga socday deegaanka Dubur ee degmada Sheekh ayaa maanta la soo gunaanaday, ka dib markii qodobada xasaasiya isla meel dhigay, kuwaasoo lagu tilmaamay gundhiga aayo- ka tashiga beeshaas.

War- murtiyeed laga soo saaray shirka oo nuqul ka mid ay heshay shabakeda wararka ee Ramaasnews ayaa u dhignaa sidan:

Beeshu waxay taageersantahay jiritaanka Qaranimada Somaliland oo aan marnaba Gor-gortan
galaynin

Beeshu waxay Nabadgelyo iyo deris wanaag kula dhaqmi doontaa Beelaha kale ee Somalialand

B eeshu wixii dhib ah ee dhex yimaada Beelaha inay si nabadgelyo ah ku dhamayn doonto

Beeshu waxay taageersantahay Xukuumad kasta oo talada ku timaada Nidaamka sharciga ah ee
Doorasho

Beeshu waxay ka xumaatay qaabkii ay xukuumadda Somalailand ku kala qaybisay beesha

Beeshu waxay mashaariic horumarineed ka fulin doontaa Deegaanada ay degto

Beeshu waxay Dooratay Guddi ka kooba kow iyo afartan xubnood oo ka shaqayn doona danaha
beesha

Beeshu waxayu mahadnaqaysaa beelihii ku soo booqday shirka iyo kuwa aan fursada u helin ee
taageersan
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by ChiefAaqil »

HaragWafi85 wrote:Shirkii Beesha Ciise Muuse Ee Deegaanka Dubur Oo Maanta La Soo Gabagabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Laga Soo Saaray.

Dubur (Ramaas) Oct. 4, 2011- Shirkii beesha Ciise Muuse muddada lixda maalmood ah uga socday deegaanka Dubur ee degmada Sheekh ayaa maanta la soo gunaanaday, ka dib markii qodobada xasaasiya isla meel dhigay, kuwaasoo lagu tilmaamay gundhiga aayo- ka tashiga beeshaas.

War- murtiyeed laga soo saaray shirka oo nuqul ka mid ay heshay shabakeda wararka ee Ramaasnews ayaa u dhignaa sidan:

Beeshu waxay taageersantahay jiritaanka Qaranimada Somaliland oo aan marnaba Gor-gortan
galaynin

Beeshu waxay Nabadgelyo iyo deris wanaag kula dhaqmi doontaa Beelaha kale ee Somalialand

B eeshu wixii dhib ah ee dhex yimaada Beelaha inay si nabadgelyo ah ku dhamayn doonto

Beeshu waxay taageersantahay Xukuumad kasta oo talada ku timaada Nidaamka sharciga ah ee
Doorasho

Beeshu waxay ka xumaatay qaabkii ay xukuumadda Somalailand ku kala qaybisay beesha

Beeshu waxay mashaariic horumarineed ka fulin doontaa Deegaanada ay degto

Beeshu waxay Dooratay Guddi ka kooba kow iyo afartan xubnood oo ka shaqayn doona danaha
beesha

Beeshu waxayu mahadnaqaysaa beelihii ku soo booqday shirka iyo kuwa aan fursada u helin ee
taageersan

This what most people are angry about. Goverment opposing this shir and organising couple days back its
own shir beleed to divide and intervene in clan matters.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by The_Emperior5 »

Down with shir beeleedyo and its a lie Somaliland government would never divide a clan or a community

Somaliland government stands with unity wada jir Progress and prosperity :sland: :up:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by ChiefAaqil »

Are you saying that the Governor didnt try to cancel the meeting and after it failed. He organised his own shir beleed meeting. what an embarrasment. By the way. Boqorka Habar Awal and the Gebiley folks also anounced a Shir Beleed for Habar Awal.

Suldaan you are defendint individuals within the goverment who are using clannist taactics to enrich themselves not seen in the Somali penisula since the downfall of the Marexaan goverment where every geeljire got a goverment job for being reer hebel.

If individuals within the goverment use clannist tactics, then dont be suprised if people are dissapointed in the goverment.
Last edited by ChiefAaqil on Tue Oct 04, 2011 5:08 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by The_Emperior5 »

ChiefAaqil wrote:Are you saying that the Governor didnt try to cancel the meeting and after it failed. He organised his own shir beleed meeting. what an embarrasment. By the way. Boqorka Habar Awal and the Gebiley folks also anounced a Shir Beleed for Habar Awal.

Suldaan you are defendint individuals within the goverment who are using clannist taactics not seen in the Somali penisula since the downfall of the Marexaan goverment.
I am not i am defending the well being of Somalilanders the governor of Saaxil he represents saaxil region not the Ciise muse Clan he is taking care of the whole region not just a clan did you want him to say hey CiiSE MUSE IS HAVING A CLAN GATHERING WELCOME :lol:

by the way there is no such thing as boqor habar awal waxasi wa bug we don't recognize boqor habar awal oo Gabiley ka yimi ma jiro

Veto
Last edited by The_Emperior5 on Tue Oct 04, 2011 5:11 pm, edited 1 time in total.
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Beesha Cisse Muuse invite Habar Yoonis into Shirka Dubur

Post by ChiefAaqil »

Why do you defend the clan meeting organised by your clan where Goverment Ministers participated and are even funding millions of goverment money in clan project( the clan road) instead of the needed Erigavo, Oodweyne, Borama, roads.

You are defending the wrong tactics.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”