Dabaqoodhigi oo waaga ku baryey

User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Dabaqoodhigi oo waaga ku baryey

Post by Shift »

Finally they are starting to relize the hard truth,here one of them admits the truth on one of their websites that Onlf is stronger than ever and all clans are represented. :lol:

Qodobka 3aad:

"Waxaan ognahay in (ONLF) ka hor intii uusan cabdi iley noqon hogaanka nabad galyada ay tiro ahaan yaraaryeen oo Cadaadis badan, dil, kufsi uu isaga kula kacay shacabka deegaanka ay sahashay in qabiilo nabad ahaa jiray ku biiraan ONLF, kuwaas oo aan ahayn ogaadeen, oo ah soomaalida kale ee deeganka ku dhaqan , sida hawiye ( Babile Area) , Gari, ciise, dhulbahante, Mareexaan. Hadii aan tusaale yar u soo qaadano, shacabka deegaanku waa xoola dhaqato, wuxuu u badan yahay miyiga 85%, kadib markii liyuu boolisku kala sooci kari waayeen cida ah ONLF iyo cida shacab ah xiliga hawlgalada ay ku jiraan baadiyaha, waxay sababatay inu dadku cararaan, tusaale, hooyadii laheyd ilmo willal ah oo da’doodu u dhexeeya 13-15 jir inay naftooda ula baqdo oo ay ku dhiiri galiso inay raacaan(ONLF) si ay uga badbaadaan kala soocid la’aanta liyuu boolisku iyo waxyeeladooda".
Last edited by Shift on Mon Oct 10, 2011 6:51 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Dabaqoodhigi oo waaga ku baryey

Post by Hyperactive »

lol too late bey so bararogeen. dabaqoodinimo in laku ma'asheynin wey ogaden.
User avatar
Shift
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1740
Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin

Re: Dabaqoodhigi oo waaga ku baryey

Post by Shift »

Once in a while I visit their sites,waxaan calaacal aheen meesha kuma hayaan lately.You get the feeling their in a state of total confusion. :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Dabaqoodhigi oo waaga ku baryey

Post by EEGA9 »

:up: :up: :up:


Its only natural in the face of oppression.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”