War Culus:: Maamul Goboleedka Garoodi State Of Somalia oo lagaga dhawaaqayo Magaalada Hargeysa
Waxa dhawaan lagu dhawaaqayaa maamul gobaleedka Gaaroodi state of somalia oo ay caasimad u tahay koofurta magaalada Hargeysa sida warar hoose oo aanu helayno ay tibaaxayaan waxaan shirar hoosaadyo u socdaan qaar ka mid ah dhalinyarta iyo siyaasiinta beelaha ciidagale weyne oo iyagu ka biyo diiday sida siilaanyo wax u wado iyaga oo sheegay inuu siilanyo taladii uu uu gacta u galiyay beeshiisa iyo dad kale oo gacan saar la leh beeshiisa isla markaana u xaqoodu duudsiiyay beesha gobalka garoodi (ciidagale) isla markaana oo ku duulay dad aan waxba galabsan oo dhulkoodii jooga(Dhulbahante).
"magaalada Hargeysa ayaa noqonaysa magaladii labaad ee laba maamul gobaleed ka taliyaad sida kaalgacayo oo uu u kala qabsan puntaland iyo Gal-mudug."
![]()
http://khatumo.com/2012/02/15/wardag-da ... -hargeysa/
Garoodi State of Somalia LOL
Moderator: Moderators
Garoodi State of Somalia LOL
So now the Dhullos have resorted to making lies about the Ciidagale.
- samatar133
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2342
- Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am
Re: Garoodi State of Somalia LOL
waa ummad wareertay
Last edited by samatar133 on Mon Feb 20, 2012 12:42 pm, edited 1 time in total.
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
Re: Garoodi State of Somalia LOL
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLLLLLLLLLLLLLLLL THIS IS THE FUNNIEST BULLSHIT IN THE WORLD 
lool at the flag

lool at the flag

Last edited by Methylamine on Mon Feb 20, 2012 12:05 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Garoodi State of Somalia LOL
They got bored with supporting internet states like Awdal state
hadana garoodi bay u galeen 
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Garoodi State of Somalia LOL
wait for xaraf stateThe_Emperior5 wrote:They got bored with supporting internet states like Awdal state![]()
![]()
hadana garoodi bay u galeen
- fighter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: Garoodi State of Somalia LOL
Wtf

They went after the ciidagale because the ciidagale are calm folk and aren't as loud about somaliland like the other folk (doesn't mean they don't support it because they do. Its just that they are the calmest nationalists)
They went after the ciidagale because the ciidagale are calm folk and aren't as loud about somaliland like the other folk (doesn't mean they don't support it because they do. Its just that they are the calmest nationalists)
Re: Garoodi State of Somalia LOL
this one is better Naaso Hablood State of somalia
where does this person get his info from tollow.
where does this person get his info from tollow.
15 Febaury 2012Waagacusub.com-Oraahdi lahayd BEESHA DHEXE WAA ISXAMATAA ee ISKUMA CADEEYSO ayaa u muuqata inay meesha ka baxday.
Geesi kelya adag oo lagu magacaabo Mohamud Raage ayaa GACAN TOGAALEEYSIGA iyo MUSUQMAASUQA Mohamed Bajaaj iyo Xersi Tooriile dibadda soo dhigay taas oo sida dhul gariir u saameeysay dhamaan bulshada ku abtirsata beesha dhexe ee SOMALILAND.
Inkastoo Wasiirka Khaarijiga Mohamed Bajaaj saaxiibadiis ku yiiri “Waxba nagala qaadi maayo maxaa yeelay Wiilka uu sodoga u yahay iyo Marwada ayaa nagula jira arrinka” hadana waxay dad badan la yaabeen Axmed Siilaanyo oo bilaabay Riwaayada I MAQASHII IYO MADADAALI.
Agaasimaha guud ee Arrimaha dibadda Mohamud Raage oo xilka iska casilay ayuu Siilaanyo 48 saacadood kadib soo saaray digreeto uu ku sheegay inuu xilkii ka qaaday Mohamud Raage.
Wareegtadiisa ma waxaa lagu tilmaami karaa inay tahay mid ka marqaati kaceeysa inuu la socon iscasilaada DG Raage mise waa I MAQASHII iyo MADADAALI sheeko u dhiganta.
Xilka qaadista Siilaanyo waxay ka marqaati kacday hadalkii Boqor Buur madow ku sheegay inuu waalan yahay waloow dadka la shaqeeyaana sheegeen in laga qariyay is casilaadiisa oo qol lagu xiray.
Agaasimaha iscasilay ee u dhashay beesha **** wuxuu adeegsaday hab dhaqan ay ka muuqato cadaalad iyo aqoon marka la eego inuu soo daabacay Bank Statement muujinaya lacagta ay lunsadeen Xersi Tooriile iyo Mohamed Bajaaj.
Wasiir Bajaaj wuxuu yiri “ Mohamud Raage kuma wanaagsana luqada” hasse yeeshee baaris ay Warbaahinta Waagacusub sameeysay waxay ku ogaatay in Mr Raage uu dalka Denmark tegay isagoo 19 Jir iyo inuu yahay aqoonyahan xiriir qotodheer la leh beesha Caalamka sidaas daraadeed hadalka Bajaaj waxaa lagu fasiri karaa NIN DAAD QAADAY CUNBO CUSKAY.
Iyadoo ay xaaladahu sidaas u kacsan yihiin hadana waxay beesha uga dhawaaqeeysaa Magaaladda Hargeysa maamul goboleed la magac baxay Garoodi State of Somalia halka beesha Sacad Muuse iyadana ku shirsan tahay Magaaladda Gabiley oo lagu wado inay uga dhawaaqaan Naasahablood State of Somalia.
Faysal Cali Warabe oo ka dhoofayay Garoonka Hargeysa wuxuu yiri “ Waxaa naloo fasaxay inaan tegi karno shirarka Somaliweyn sidaas darteed waxa nalaga sugo waa dowlad Somaliweyn” Suldaanka guud ee Beelaha ***** Suldaan Mohamed Abdulkadir oo isagana u dhashay beesha ayaa yiri “21 sano ayaan kunteenar ku xirneeyn sidaas darteed waxaa la soo gaaray xilligii aan Somaliweyn wax la qeybsan lahayn”
Si kastaba ha u muuqdeen xaaladaha laakiin waxaa Somaliland badbaadin karo hadii la helo 10 Masuul oo cadaalada kala mida Mohamud Raage,una sheega runta bulshada Somaliland
Re: Garoodi State of Somalia LOL
lol@Naaso Hablood state of Somalia being declared in Gabiley.
ManD333q daadkani wa daad walan waxay doonan ayii iskaga qorayaan websiteyaada.

Mr_Alfaas wrote:wait for xaraf stateThe_Emperior5 wrote:They got bored with supporting internet states like Awdal state![]()
![]()
hadana garoodi bay u galeen
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Garoodi State of Somalia LOL
Ismaaciil Yarre for presidentMr_Alfaas wrote:wait for xaraf stateThe_Emperior5 wrote:They got bored with supporting internet states like Awdal state![]()
![]()
hadana garoodi bay u galeen
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Garoodi State of Somalia LOL
CaynabaX wrote:Ismaaciil Yarre for presidentMr_Alfaas wrote:wait for xaraf stateThe_Emperior5 wrote:They got bored with supporting internet states like Awdal state![]()
![]()
hadana garoodi bay u galeen
![]()
![]()

- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
-
samadoon-waaxid
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Garoodi State of Somalia LOL
hey,u never know.The Ciidagale actually might get inspired by this article 
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Garoodi State of Somalia LOL
Epic Fail Idiots
Re: Garoodi State of Somalia LOL
wagar oo ismaaciil wuxu leyahay dhagaha yahuuda ee. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkMr_Alfaas wrote:
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 373 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 6 Replies
- 813 Views
-
Last post by Runloow101
-
- 1 Replies
- 938 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 4 Replies
- 811 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 11 Replies
- 4071 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 38 Replies
- 6833 Views
-
Last post by xirsi95
-
- 9 Replies
- 1637 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 18 Replies
- 2911 Views
-
Last post by original dervish
-
- 20 Replies
- 2967 Views
-
Last post by LivingToSucceed
-
- 1 Replies
- 1838 Views
-
Last post by gegiroor

