Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by FBISOMALIA »

Ku xigeenka Axmed Cabdi Godane oo ah hogaamiyaha Al shabaab ayaa ku sugan magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool.

Masuulkan ka tirsan ururka xiriirka la leh Al qaacida ee Al shabaab ayaa yimi Laascaanood ka dib markii laga soo saaray gobolada Koonfureed ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Maxamud Faroole oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in firxadkii Al shabaab ay ku soo qulqulayaan gobolada Puntland ka dib markii lagaga soo adkaaday gobolada koonfurta Soomaaliya.

Faroole waxaa uu sheegay in ay Al shabaab u soo wareegtay dhulka buuraleyda ah ee gopbolka Sanaag.

Sido kale Faroole ayaa xaqiijiyay in ku xigeenkii Al shabaab uu hada ku sugan yahay magaalada Laascaanood .

Maamulka laascaanood ka arimiya xiligan ee isku magacaabay Somaliland ayaa xiriir soke le leh kooxda Al Shabaab gaar ahaan wasiirka madaxtooyada Siilanayo.

Dhawaan Axmed Cabdi Godane waxaa uu amaanay natiijadii shirkii Taleex isagoo u hablayey Khaatumo.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by Khalid Ali »

Faroole needs to shut the Fuck up
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by Babygirl- »

Haaye anaaga naso gashaay saa uso socotaay... Lasanod Khatumo & taleex tona argagaxiso majoogta waryaa edeeb yeelo.. :arrow:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:Faroole needs to shut the Fuck up
stop acting like bitches by helping the terrorist :|
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by CaynabaX »

:lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by Khalid Ali »

FBISOMALIA wrote:
khalid ali wrote:Faroole needs to shut the Fuck up
stop acting like bitches by helping the terrorist :|

There are no terrorist in Sool or in Laascaanood

Faroole needs to shut the fuck up and worry about Atam assisting the terrorist 30 km south of bosaaso
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:
FBISOMALIA wrote:
khalid ali wrote:Faroole needs to shut the Fuck up
stop acting like bitches by helping the terrorist :|

There are no terrorist in Sool or in Laascaanood

Faroole needs to shut the fuck up and worry about Atam assisting the terrorist 30 south of bosaaso
MR.president says as the PIS reports wrote not like your fat president been control by xirsii ...!!!

SL should stop acting like bitch for once and stop providing ina qodana shield inside SL , ama atom until now he life in cariigabo like king and your police man afraid to Touch him ...!!!

PL will do any mean necessary act to defend our land from the terrorist iyo who with them , MR.presdient sents a warning next time there is act in ground
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by abdikarim86 »

There is NO Alshabaab in Laascaanood :lol:

Claiming there is an Alshabaab precence won't
help Faroole gain control of that town :lol:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by Nomand »

Image
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by CaynabaX »

ama atom until now he life in cariigabo like king and your police man afraid to Touch him ...!!!
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up:

FBI walleee nin qosol ahi baad tahayee bal sii wad sheekadani fadlan. :D :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by Khalid Ali »

Caynabo Majeerteen oo dhan are scared about Some warsangali kid in his late 20s sitting in the hills of Galgala in southern Bosaaso :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by FBISOMALIA »

khalid ali wrote:Caynabo Majeerteen oo dhan are scared about Some warsangali kid in his late 20s sitting in the hills of Galgala in southern Bosaaso :lol:
war marka hore baroo mishaa galgala south kolaha fail epic :lol: :lol: :lol:

PL sent warning next time karbash will start markaas dont call us your mama etho to help you qaldaans, lasscound karbash coming again part two, ogadaa :ugeek:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by abdikarim86 »

FBISOMALIA wrote:
khalid ali wrote:Caynabo Majeerteen oo dhan are scared about Some warsangali kid in his late 20s sitting in the hills of Galgala in southern Bosaaso :lol:
war marka hore baroo mishaa galgala south kolaha fail epic :lol: :lol: :lol:

PL sent warning next time karbash will start markaas dont call us your mama etho to help you qaldaans, lasscound karbash coming again part two, ogadaa :ugeek:
:lol:

Comedy caadiya ayuu kani wadaa :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by SahanGalbeed »

Waa iska caynkaas e
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Hogaankii Al shabaab oo Laascaanood ku sugan

Post by abdisamad3 »

Puntland troops will get the terrorist and free the people of LA at the same time. :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”