http://puntlandnews24.com/wasaaradda-ka ... gmada-eyl/Wasaaradda Kaluumaysiga oo Mashaaric ka hirgelisay degmada EYL
April 27, 2012 // Warar Somaali
Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Puntland ayaa howlo mashaaric ah ka hirgelinaysa degmada EYL ee gobolka Nugaal oo kamid ah degaan xeebeedyada Puntland.
Agaasimaha Wasaaradda Kaluumaysiga C/waaxid Xirsi Joocaar iyo wefdi ka socda Hay’ado dhinaca horumarinta kaluumaysiga Puntland ayaa ku sugan degmada EYL.
Mr.Joocaar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in mashaaricda kamid tahay qaboojiye loogu talagalay in lagu keydiyo kaluunka ay Badwaynta kasoo qabsadaan Kaluumaysatada.
Agaasimaha ayaa intaas raaciyey in mashaaricdaas ay ku baxayaan lacag ku dhow $1.5-milyan oo doolar.
Dhinaca kale wuxuu sheegay in Wasaaradda ay ku howlan tahay sidii mashaaric kale uga hirgelin lahayn degaan xeebeedyada Puntland.
Kaluumaysatada Puntland ayaa inta badan ku dhaliila Wasaaradda in aysan wax u qaban iyadoo ay dhibaatooyin kala kulmaan Ciidamada Shisheeye ku sugan xeebaha Soomaaliya markii ay soo kaluumaysanayaan.
$1.5 MILLION FISHERY INVESTMENT INTO EYL
Moderator: Moderators
$1.5 MILLION FISHERY INVESTMENT INTO EYL
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 611 Views
-
Last post by Strategic
-
- 15 Replies
- 2340 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 2 Replies
- 952 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 11 Replies
- 874 Views
-
Last post by NoAngst
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by DamallaXagare
-
- 8 Replies
- 1086 Views
-
Last post by Abdi-Halim
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 0 Replies
- 473 Views
-
Last post by Coeus
-
- 7 Replies
- 2009 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 21 Replies
- 4351 Views
-
Last post by BeyondQabil