Ugaas Ciise oo Cambaareeyey Qaraxii ka Dhacay Magaalada Dhuusamareeb? [Tacsi]
Arlington, 2-May-2012War Saxaafadeed, Tacsi, Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka Puntland
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
Waxaan tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Dhamaan Eheladii iyo Reerkii ay ka geeriyooday Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed sheak Maxamad oo maanta gacan ka gardaran ay qarax argagixiso ah kula beegsatay magaalada duusamareeb.
Ugas ciise ugaas cabdulle,Ugaaska beesha sade ayaa saxaafada u sheegay in uu si wayn oga xunyahay qarax foosha xun ee argagixisadu Xagjirka ah kula beegsatay xildhibaano Aqoonyahno kasoo jeeda gobalka Galgaduud .
Ugaas ciise ayaa si toos ahna u cambaareeyay qaraxaas foosha xun, kaas oo ay dhimisho iyo dhaawac ka soo gaareen masuuliyeen qaran , aqoonyahano, cuqaal iyo dad rayad ah, waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN ka siiyo, inta dhaawaca ahna ha caafiyo.
Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed ayaa dhinteen qaraxaasi islamarkaana uu ku dhaawacmay xildhiban xuseen warsame gafarsay. xiladhibaan general cabdiraxman isaaq biixi, Axmed C/salaam, Dad rayada aha iyo mas’uuliyiin kale.
Ugu danbeyntii, Ugas ciise ugaas cabdulle waxaan ka codsaneynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay u wada duceeyaan dhamaan dadka ku geeryooday qaraxa foosha xun ee ka dhacay caasumada gobalka Galgaduud
- DHAMMAAD -
Arlington, Virginia, United States
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka
Galgaduud iyo deegaanka Puntland
703 401 8292
The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
He has been very sick the past years and brought to Virginia for medical treatment, however the Ugaas Guud of the northern and western Sade penned this condolence. Always a lion
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
The`Republic wrote:He has been very sick the past years and brought to Virginia for medical treatment, however the Ugaas Guud of the northern and western Sade penned this condolence. Always a lion![]()
Ugaas Ciise oo Cambaareeyey Qaraxii ka Dhacay Magaalada Dhuusamareeb? [Tacsi]
Arlington, 2-May-2012War Saxaafadeed, Tacsi, Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka Puntland
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
Waxaan tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, Dhamaan Eheladii iyo Reerkii ay ka geeriyooday Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed sheak Maxamad oo maanta gacan ka gardaran ay qarax argagixiso ah kula beegsatay magaalada duusamareeb.
Ugas ciise ugaas cabdulle,Ugaaska beesha sade ayaa saxaafada u sheegay in uu si wayn oga xunyahay qarax foosha xun ee argagixisadu Xagjirka ah kula beegsatay xildhibaano Aqoonyahno kasoo jeeda gobalka Galgaduud .
Ugaas ciise ayaa si toos ahna u cambaareeyay qaraxaas foosha xun, kaas oo ay dhimisho iyo dhaawac ka soo gaareen masuuliyeen qaran , aqoonyahano, cuqaal iyo dad rayad ah, waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, dhammaan ummadda Soomaaliyeedna Samir iyo IIMAAN ka siiyo, inta dhaawaca ahna ha caafiyo.
Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraar iyo Xildhibaan C/wali Aw-Muxumed ayaa dhinteen qaraxaasi islamarkaana uu ku dhaawacmay xildhiban xuseen warsame gafarsay. xiladhibaan general cabdiraxman isaaq biixi, Axmed C/salaam, Dad rayada aha iyo mas’uuliyiin kale.
Ugu danbeyntii, Ugas ciise ugaas cabdulle waxaan ka codsaneynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay u wada duceeyaan dhamaan dadka ku geeryooday qaraxa foosha xun ee ka dhacay caasumada gobalka Galgaduud
- DHAMMAAD -
Arlington, Virginia, United States
Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka
Galgaduud iyo deegaanka Puntland
703 401 8292
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
Is that the Jubaland flag ? 
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
What era does the pic look to be from?Adali wrote:Is that the Jubaland flag ?
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
Awe, he is the Ugas Guud of any Sade included under the dominion of "Sade Bari" which includes Sade in Puntland, Hawd, and Central regions.
PO, that looks like before Ciise Ugaas was made Ugaas when he was a rich leather and tanning businessman in Italy and Somalia. Ciise Ugaas succceed to the Ugasship when his brother Ugaas Siraaji was killed in 2001.

Last edited by The`Republic on Wed May 02, 2012 2:33 pm, edited 1 time in total.
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
Ugaas Ciise does not play. He is the man who continuously kept Sade supplied with arms and medicine using his international contacts during the defense against USC in the early 90's.

Si tratta della partecipazione dell’ufficiale, verso la fine degli anni
’90, alla società monegasca Sorecom/Interconair, sospettata di traffico
di armi da parte dei servizi segreti francesi e della conoscenza e
frequentazione del Rajola con il cittadino somalo Isse Ugas Abdulle, del
clan “Marehan”, indicato dal SISMi come elemento pericoloso dedito al
traffico di armi
It is a participation officer, at the end of year
90, the company Sorecom Monaco / Intercon, suspected of trafficking
of arms by the French secret services and the knowledge and
Rajola with the attendance of Somali citizen Isse Ugas Abdulle, the
clans "Marehan", as indicated by the SISMi dangerous element dedicated to
arms trafficking
Cittadino somalo Isse Ugas Abdulle… segnalato dal SISMI quale elemento pericoloso dedito al traffico d'armi. Dall'esame di alcuni documenti in possesso dello straniero, reperiti dal SISMI, è emerso un tentativo di acquisire un ingente quantitativo di materiali d'armamento, vettovaglie e medicinali vari da destinare al "Somali National Front" , per proseguire la guerriglia in atto nel Paese africano.…Il soggetto - dall’elenco di utenze chiamate in Italia allegato all’appunto
http://www.camera.it/_dati/leg14/lavori ... pdf025.pdfIsse Ugas Abdulle ... reported the SISMI as a dangerous element devoted to arms trafficking. An examination of some documents held by the foreigner, found by the SISMI, there was an attempt to acquire a large quantity of weapons materials, supplies and medicines to be allocated to "Somali National Front," to continue the ongoing insurgency in African country. ... The subject - a list of users attached to the appointment calls Italy

Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
Great guy. He was at my sis wedding 
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
he has been out of hospital last two years..he's doing great" i see him twice a week. news conference yesterday was on blog first. http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... eesha.html
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
pmfaraajo wrote:he has been out of hospital last two years..he's doing great" i see him twice a week. news conference yesterday was on blog first. http://terror freesomalia.blogspot.com/2012/04/ugas-ciise-ugas-cabdule-ugaas-beesha.html
Who are you?
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
"You Don't Know Me"? You must be new here
-
The`Republic
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
PmFaraajo I thought you were in Seattle? When did you move to NOVA?
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
lolpmfaraajo wrote:"You Don't Know Me"? You must be new here
Re: The Ugaas Guud of Beesha Sade Bari compelled to speak
yes bro..i just come close to mom..in dc areaThe`Republic wrote:PmFaraajo I thought you were in Seattle? When did you move to NOVA?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 915 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 10 Replies
- 1986 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 69 Replies
- 15685 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 0 Replies
- 1917 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 1487 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 9 Replies
- 1316 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 1 Replies
- 638 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 3 Replies
- 960 Views
-
Last post by Adali
-
- 120 Replies
- 9387 Views
-
Last post by Tanker
-
- 8 Replies
- 1418 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe