AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Smh you can never trust these conference calls

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
one of the comments.Horta meeshaan wax saas ysii weeyn maku maqlo, mana u maleenaayo in nin soomaali eh oo walibana majeerteen kasii eh hadana rajo kaqabo inuu meel kaxukumo soomaaliya oon wada ogsoonahay ineey waqtigaan kamidtahay qeyb ethiopia eh sida farta loogu yeero, inuu saan camal u hadlo mafahmin aniga seey sax kutahay. Laakiin waxaan umaleenaa ineey sheekadaan iska tahay dacaayadihii udhexeen jiray Iljeex iyo Dhabayoco, sababtoo ah labadooda markasta wexey isku yihiin TOM @ JERY.
AW qofkaas ayaan isku fikir nahay.
- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Waryaa A/W, Minister A/weli Gas has gone up in my estimation, and spoke nothing but the truth. He is obviously speaking to Puntlanders, so therefore he is speaking to matters mostly concerning them, otherwise he said nothing wrong, and nothing for him to be ashamed of, or to be considered "sir fakatay".
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
BlueNwhite,
Warya, I am not that kind of punk to expose my Rer abti in public like that. Abdiweli is more respect to Rer Galmudug than Sharif Ahmed could ever be to us.
Warya, I am not that kind of punk to expose my Rer abti in public like that. Abdiweli is more respect to Rer Galmudug than Sharif Ahmed could ever be to us.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Bruv Sacad lama tartami karo Abgaal Cusmaan marnaba, anagu hawsha HN waan wadeynaa waana hogaamineynaa HN sidii aan u hogaamineyney weligeen, masuuliyaadaas waan nqaan sida aan uga soo baxno marka Tom and jerry la ciyaara jaarkiina ama bada ku dhaca.
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Nin karmeed saasa ka raaba iska dhiciTheblueNwhite wrote:Bruv Sacad lama tartami karo Abgaal Cusmaan marnaba, anagu hawsha HN waan wadeynaa waana hogaamineynaa HN sidii aan u hogaamineyney weligeen, masuuliyaadaas waan nqaan sida aan uga soo baxno marka Tom and jerry la ciyaara jaarkiina ama bada ku dhaca.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
AW wuxuu rabo ku hadlaa, Sheikh Sharif waa kuwii gabadha ula soo ordey markuu Galkacyo ugu tagey, markaasu AW leeyahay respect uma hayno president Sharif. Cabdiweli gabar xataa wey utuuri waayeen,Tom and jerry markaa waa run soomaaha? 
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
TheblueNwhite wrote:AW wuxuu rabo ku hadlaa, Sheikh Sharif waa kuwii gabadha ula soo ordey markuu Galkacyo ugu tagey, markaasu AW leeyahay respect uma hayno president Sharif. Cabdiweli gabar xataa wey utuuri waayeen,Tom and jerry markaa waa run soomaaha?
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
I really don't see any qablaayad here whatsoever. He spoke the 100% truth about dalxiis.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Calasow ayuu naf ka raadiyey AW. Sheekadiisa ma wanaagsana, odeyga xanaaq ayaa ka muuqda.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Perfect_Order wrote:Waryaa A/W, Minister A/weli Gas has gone up in my estimation, and spoke nothing but the truth. He is obviously speaking to Puntlanders, so therefore he is speaking to matters mostly concerning them, otherwise he said nothing wrong, and nothing for him to be ashamed of, or to be considered "sir fakatay".
Abdiweli is a great man because he is not ashamed to help his tol. This is in contrast with Sharif Ahmed who was hell bent on destroying Hawiye regional states while paying homage to Faroole & Puntland.
BlueWHite,
Sacad qaxooti mahan. Dhul Sacad Shabab kama taliyo. Wiilsha sacad gacmahood lama jariin. Dhaqlo fiican ba maanta qabna. Shirarka calaamka wan ka qeyb galna oo hab mamuul goboleed. Aniga tuulo kasto tolkegi dago ban gaadhi kara.
Abgal ha badbadiyo wiilashood
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Btw my Dad knows Gaas personally. The guys not a qabiliste.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
Greetings Ina Adeer. I hope all is well at your end.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: AbdiWeli Exposed ! PM or Puntland Advocate ?
AW, Abgaal waa ku hogaaminaayaan weligaa, ogoow. Waa kaa taalaa maanta hadaad Sacad tahay, afarta xabo ee idinka hartey badsada hadii kale sidii dinosourka loo waayey la idin weeynaa. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 2983 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 27 Replies
- 4949 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 22 Replies
- 2094 Views
-
Last post by Righteous
-
- 2 Replies
- 771 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 35 Replies
- 3565 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 6 Replies
- 1076 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by newsbot
-
- 2 Replies
- 714 Views
-
Last post by MJ360
-
- 67 Replies
- 8707 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by afisoone
