Anaga ku tuugne na takuuley habibow ya Rasuul Allah
Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Just had to watch the first video to come across clear Shirk (from 4:55)....there is difference between Digri, nabi aman and what some of these guys are doing. 
Subxan'Allah
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Af soomaaligaag kaliya soomaali mahan, (soomaaligu gooni adigu kuma ahan). soomaaliga wuu balaaran yahay. wax aadan garan seef labood ha la noqon.
Diinta islaamka sidaan ayey ku timid soomaaliya. Is deji wax aadan aqoon u laheyn ha isku kululeen.
Aqoon Yar Waa Iftiin Yar.
Wirwirka fiiri .
Diinta islaamka sidaan ayey ku timid soomaaliya. Is deji wax aadan aqoon u laheyn ha isku kululeen.
Aqoon Yar Waa Iftiin Yar.
Wirwirka fiiri .
Last edited by DayaxJeclee on Mon Sep 03, 2012 9:03 am, edited 1 time in total.
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Wax tafasiir uu bahaan ma ahaan, wa shiirki lagu yaqiine qolyahaan. Marka af-somaliga ha ku qarabaan wax horee laga hadlee ee qolyahaan ku adkeesteen. Nabi amaan iyo nabiga in la baryo siida Ilahaay s.w.t camaal wa labo wax aan isku mid ahaayn. Sii kaasto Diinta islamka ha ku imaato, laakin wax aan diin ahaayn ma noqoto Islam.
Last edited by Executive on Mon Sep 03, 2012 8:26 am, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
SareedoXareedo wrote:Af soomaaligaa kaliya soomaali mahan. soomaaliga wuu balaaran yahay. wax aadan garan seef labood ha la noqon.
Diinta islaamka sidaan ayey ku timid soomaaliya. Is deji wax aadan aqoon u laheyn ha isku kululeen.
Aqoon Yar Waa Iftiin Yar.
Wirwirka fiiri .
You cannot ask for help from a human only Allah. You are only Allowed to ask allah for help
Now i like loud dikir and Nabi Amaan but asking the prophet to Help you is not part of our religion
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
khalid ali wrote:
You cannot ask for help from a human only Allah. You are only Allowed to ask allah for help
Now i like loud dikir and Nabi Amaan but asking the prophet to Help you is not part of our religion
I agree....Thank you
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Me toogreenday wrote:I like digri
kuwo dacwada wato iska gudba
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Safiirka Eebe dunida u joogo miyaad tihiin. Danbigiina lee adinka goonida idiin ah isku mashquuliya, koo kale lee korka ha iska saarnin.
Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliye in ay inkiraan lee maad rabtaa. Maangaabnimadiina lee muraayo ku fiiri.
Iska Wirwira walaalayaal
Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliye in ay inkiraan lee maad rabtaa. Maangaabnimadiina lee muraayo ku fiiri.
Iska Wirwira walaalayaal
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
SareedoXareedo wrote:Safiirka Eebe dunida u joogo miyaad tihiin. Danbigiina lee adinka goonida idiin ah isku mashquuliya, koo kale lee korka ha iska saarnin.
Hiddaha iyo dhaqanka soomaaliye in ay inkiraan lee maad rabtaa. Maangaabnimadiina lee muraayo ku fiiri.
Iska Wirwira walaalayaal
Dhaqanka iyo waxan aad ka hadlaysa wamaxay Diintu is clear we have axaadis we have the Quran. Quraanku wu ka hadlay oo wuxu yidhi Ilaahay uun ba la caabuudi kara ilaahay uun ba cawimaad la weydisan kara lama weydisan karo qof bina adan oo nool ama qof dhintay. Xita nabi Maxamad ma weydisan kartid cawimaad Shirk is a very big sin hadaad ilahay ku lamaantid bin adan isagu abuuray wa danbi aad u weyn iska ilaali. Anigu nabiga inad amaantiid jeclaatiid oo aad asxaabihi amaantid ahli baitka amaantid no problem but asking humans to protect you diinteena kama mid aha.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Diin maanshee, maalinkasta soomaali muslin aad qabiilkooda ku caysaa. dabnaa waad shidaa. Malaa'ik ha iska dhigin.
Adiga iyo midka farta ku fiiqaysida ma ogid kan jannada galayo.
Af hayeenka Eebe ma tihid, ee faraska aad lulaysid xeriga ku qabso.
ma jeenii baad tahay.
iska wirir.
Adiga iyo midka farta ku fiiqaysida ma ogid kan jannada galayo.
Af hayeenka Eebe ma tihid, ee faraska aad lulaysid xeriga ku qabso.
ma jeenii baad tahay.
iska wirir.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Maaliig iska ma dhigin eeh waxan ku sheegey wixi saxda ah if telling you should ask only Allah to help you turns me into malaaig and you bubbling about culture iyo waxan loo joogin i dont know. I did not say hebel ba jannoh galaya iyo hebel ba la cadaabayaa , i just said asking humans for protection is a big sin adigu ma waxad leedahay qof beri hore dhintay baan leeyahay ii caawi
Quran
19. Verily, they can avail you nothing against Allah (if He wants to punish you). Verily, the Zalimun (polytheists, wrong-doers, etc.) are Auliya' (protectors, helpers, etc.) to one another, but Allah is the Wali (Helper, Protector, etc.) of the Muttaqun (pious - see V.2:2).
Quran
19. Verily, they can avail you nothing against Allah (if He wants to punish you). Verily, the Zalimun (polytheists, wrong-doers, etc.) are Auliya' (protectors, helpers, etc.) to one another, but Allah is the Wali (Helper, Protector, etc.) of the Muttaqun (pious - see V.2:2).
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Abaayo abaayey is not the one they do for mother to be`s like baby shower?
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Qof saxan baa qof toosiya. maalin kastaad afkaaga wax ka dhacay oo muslimiinta kuwa kuugu sokeeya oo soomaali aad qalad iyo qurun ku sheegtaa.
Xigmad kuu kurdheeso ma u jeedo. adiga is sax marka hore, qof qaldaan iftiimiye ma noqon karo. waad gartay aan u malayn.
Wirwirka raadkiisa raac.
Iska gudub
Xigmad kuu kurdheeso ma u jeedo. adiga is sax marka hore, qof qaldaan iftiimiye ma noqon karo. waad gartay aan u malayn.
Wirwirka raadkiisa raac.
Iska gudub
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Tuushi wrote:Abaayo abaayey is not the one they do for mother to be`s like baby shower?
tuushi, taas ma xasuusto. waxaan xasuusta hooyo-joogta halka maalin ay ka neefsan jireen ilmo iyo oday kadabo orod.
haweenka dariska iyo saxiiba intay isku imaadaan, shaash cusub gashtaan. bun iyo la cuno, la digriyo. xoogaa xan lagu dar. iyo catar lee xasuustaa.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
Anigu waan saxanahay aniga hubaa taas laakin adigu ma saxantahay intad war war iyo wirwir leedahay ma isku hubta inay saxantahay inad qof bin adan sidada oo kale cabuudid bal intaasun ka jawaab.
-
DayaxJeclee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2598
- Joined: Mon Jun 25, 2012 7:11 am
- Location: Kr
Re: Digri Iyo Abaayo Abaayo SOOMAALIYEED
[youtube]/N8Ozw5DlDAk[/youtube]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 2481 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 2 Replies
- 600 Views
-
Last post by Executive
-
- 90 Replies
- 6828 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 13 Replies
- 2606 Views
-
Last post by Complicated19
-
- 5 Replies
- 946 Views
-
Last post by VanHersi
-
- 4 Replies
- 592 Views
-
Last post by shidow1
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 507 Views
-
Last post by COSTA
-
- 8 Replies
- 972 Views
-
Last post by galia2
-
- 15 Replies
- 1801 Views
-
Last post by Rabshoole