Besides Ahmed Madoobe I have no clue the qabiil these man a from. Anybody have that info?Faah-Faahin Sida Loo Sameeyay Maamulka Kismaayo
Waxana maamulkaas loo sameeyay sidan:
1- Guddoomiyaha maamulka Kismaayo waxa looga dhigay Axmed Madoobe.
2- Gudoomiyaha Gudiga Amniga waxa loo magacaabay General Ismaaciil Saxardiid
3- Madaxa arrimaha bulshada iyo afhayeenka maamulka waxa loo magacaabay Cabdinaasir Seeraar.
4- Gudoomoiyaha Gudiga Maaliyadda iyo Mareeyaha dekadda Kismaayo waxa loo magacaabay Muuse Gaab.
5- Gudoomiyaha arimaha Garsoorka waxa loo magacaabay Xujaale.
6- Gudoomiye Ku xigeenka magaalada Kismaayo waxa loo magacaabay Axmed Carab.
http://www.raxanreeb.com/2012/10/faah-f ... -kismaayo/