Majeerten , Money iyo Maraykan
Moderator: Moderators
Majeerten , Money iyo Maraykan
Suu togane u sheegay nin Ugadeen ah ba arinta laga sheegay , hadad sadexda wax isku hesho wax kaa maqan maleh , walee wa nin rag ah runta Somaliya buu arkay 22 sano ee ugu damaysay Somaali , majeerten ba ugu cad cad , oo in magaca Somali la aaso ka hor jeeda , markad eegto sida majeerten hormood uga noqday dhismaha Puntland , iyo waliba caga isku taagida ay Somaliya istaagtay , marka la fiiriyo sidii loo hirgaliyay Road Mapka iyo federal systamka ay dawlada rasmiga ah iyo madaxweynuhu ku yimaaden , marka ma fiicnayn in madaxweyne Xasan ka abaal dhaco XASAN XOOLO .
- QaaliDumar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1466
- Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
- Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Stupid togane ma waxad u haysata hadal qof caadi ah ku hadlo
wa nin walaaan oo u haysta majeerteen inay yihin dad dadka ka wanaagsan kan togane wa qof is liidayaa
wa nin walaaan oo u haysta majeerteen inay yihin dad dadka ka wanaagsan kan togane wa qof is liidayaa
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Emp ,
22 sano buu ninka odaga ah aamusna oo runta iyo xaqiiqda u jeedey , wa oday somali ah , odayada somalidana waxa lgu yiqiin ineeyan xaqa iyo xaqdarada ka aamusin , asagoo kale baynu u baahanahay oo wa in lahelo rag qbiilki khaldan u sheegaya ayago waliba qabiilka ka , ka dhashay . marka Isaaquna ninkaas oo kale oo geesi ah oo idiin sheega inad riyada kujirtan iska dhaaftan , waxan huba inay qaar badan jiran , lakiin xishood ba dilay.
22 sano buu ninka odaga ah aamusna oo runta iyo xaqiiqda u jeedey , wa oday somali ah , odayada somalidana waxa lgu yiqiin ineeyan xaqa iyo xaqdarada ka aamusin , asagoo kale baynu u baahanahay oo wa in lahelo rag qbiilki khaldan u sheegaya ayago waliba qabiilka ka , ka dhashay . marka Isaaquna ninkaas oo kale oo geesi ah oo idiin sheega inad riyada kujirtan iska dhaaftan , waxan huba inay qaar badan jiran , lakiin xishood ba dilay.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
bal khiyaaliga inta leeg eeh
kan togane wuxu yidha uun majeerteen kursiga halo dhibo mahan majeerteen laga wa abaar lee waaye , iska maskax ximaar ba ku jira
wax xikmad wax nin weyn ku hadla maha he has a mad crush on the dhabayacos
wa nin reer kale uun cashaqay
Geesi waxas lama yidha waxa gudafaad sidisi

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Togane just tells how most abgaal think 

Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Actually Abgaal got new owner, the Marehan!! We done with dameersHutuKing01 wrote:Togane just tells how most abgaal think
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
No one is xoolo but you, you're the one Americ am Ingiriiska fadhiya oo Majerteen iyo Ogadeen hadal haye. Wallahi people like you ,Hutupeasant and all the other sad primitives
on this site amaze me ..if a Malaak was put in charge of Somalia by Allah waad ka soo horjeedi lahaydeyn. When will you evolve shidh!
on this site amaze me ..if a Malaak was put in charge of Somalia by Allah waad ka soo horjeedi lahaydeyn. When will you evolve shidh!
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1716
- Joined: Mon Jan 23, 2012 1:02 pm
- Location: My opinions are solely mine. They are generic not addressed to individuals
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
E_sister, are you Abgaal?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
haa walaal I'm abgaal, isaaq, darood, barawaani, reer xamar, baajuni, digil and mirifle, madhibaan, Gosha, rahanweyne etcetc
- Keyblade
- SomaliNet Super
- Posts: 6180
- Joined: Wed Dec 07, 2011 10:01 am
- Location: I don't mean to dwell, but I can't help myself.
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
mmm exotic
-
- SomaliNet Super
- Posts: 10831
- Joined: Fri Feb 29, 2008 4:55 am
- Location: Stonetown, Zanzibar
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Sup key...

Last edited by Enlightened~Sista on Thu Nov 15, 2012 1:27 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1716
- Joined: Mon Jan 23, 2012 1:02 pm
- Location: My opinions are solely mine. They are generic not addressed to individuals
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan
Enlightened~Sista wrote:haa walaal I'm abgaal, isaaq, darood, barawaani, reer xamar, baajuni, digil and mirifle, madhibaan, Gosha, rahanweyne etcetc
.
You should not be annoyed by my question.
There is no reason for hiding your clan. I only asked you not because I care but out of curiousity. As I recall you reacted similar way one more time a while back. This made to think that you are Abgaal. Be proud of who you are walalo.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan

Enlightened~Sista wrote:Iam midgaan
Oldnews, retarded sista
Re: Majeerten , Money iyo Maraykan

what is wrong with you all, obviously Enlightened-sista does not want to disclose her tribe, cant you just respect that?
caku umadaan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 173 Views
-
Last post by Keyblade
-
- 1 Replies
- 469 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 0 Replies
- 190 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 12 Replies
- 469 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 16 Replies
- 1071 Views
-
Last post by zingii
-
- 20 Replies
- 1137 Views
-
Last post by lali99
-
- 27 Replies
- 1729 Views
-
Last post by CaliQase
-
- 18 Replies
- 93 Views
-
Last post by rashid22
-
- 2 Replies
- 386 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 1 Replies
- 15 Views
-
Last post by The_Emperior5