Fierce fightings in Kismaayo.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Oba »

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xiisad u dhaxeeya dhinacyada ku wada sugan magaalada ay ka taagan tahay, iyadoo xiisadan ay salka ku heyso isbaarooyin la soo dhigtay gudaha magaalada, kaasoo uu ka dhashay iska hor imaad.

Sida wararku sheegayaan iska hor imaadka ayaa waxaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, iyadoo xaalada magaalada ka dhigtay mid kacan.

Wararka ayaa sheegaya in mid ka mid ah maleeshiyo deegaanka ka soo jeeda ay Isbaaro soo dhigatay halka lagu magacaabo Dalcada, iyadoo ay weerareen ciidamo kale oo la sheegay inay taabacsanaayeen Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe.

Xiriiro aanu la sameynay magaalada ayaa naloo xaqiijiyay in ilaa afar askari ay ku dhaawacmeen, iyadoo labadii dhinac ee iska hor imaadka dhex maray ay isu hub uruursanayaan.

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in isbaaro kale la soo dhigtay xaafadaha magaalada, kaasoo maleeshiyaad kale oo deegaanka ay iyana dhigteen, inkastoo aan iyaga weerar lagu qaadin.

Kismaayo oo ah magaalo istiraatiiji ah ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa soo baxayay digniino ku aadan dagaal beeleedyo dhex mara dhinacyada magaalada qabtay oo midba midka kale uu doonayo inuu awooda maamulka lahaado.

La soco wixii ku soo kordha
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Oba »

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo, kaasoo dhex maray dhinacyada gacanta ku haya magaalada, iyadoo xiisad xoog leh ay ka taagan tahay qeybo ka mid ah magaalada.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalkii ka dhacay la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ka mid yihiin gaadiidka dagaalka, waxaana ilaa iyo hada la xaqiijiyay dhimashada ilaa shan ruux iyo dhaawaca tiro kale oo ay ku jiraan dhinacyada dagaalamay.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka u dhaxeeyay qeybo ka tirsan ciidamada dowladda oo gadood sameeyay, kuwaasoo isbaarooyin dhigtay, waxaana weeraray maleeshiyaad taabacsan garabka Raaskambooni oo ka mid ah maamulayaasha Kismaayo.

C/naasir Seeraar oo ka mid ah Saraakiisha Raaskambooni ayaa beeniyay in magaalada uu ka dhacay iska hor imaad, isagoo xusay inay jiraan kooxo jidgooyo dhigtay, kuwaasoo uu tilmaamay in laga kaxeeyay.
"Niman dhalinyaro oo lix nin ah ayaa ciidanka nabadgelyada ka kaxeeyeen jidgooyooyin wax dhib ah iyo wax qasaare ah ma jiro, warkaas waa barobagaan dhinaca warbaahinta, magaalada Kismaayo waa fiican tahay"ayuu yiri C/naasir Seeraar oo la hadlay BBC-da.

Mar la weydiiyay xabadaha magaalada laga maqlayay waxa ay ahaayeen ayuu sheegay in rasaas ay mar walba ay dhacaan, isla markaana ay ridaan ciidamada, hase ahaatee aanay wax dagaal keenay aanay aheyn xabadaha sida uu yiri.

"Dhibaatada ugu badan waa warbaahinta ilaa maalintaa imaanay waxay dhahayeen dagaal ayaa jira waxaas waa waxba kama jiraan, niman meel kontarool istaagay ayaa meesha laga kaxeeyay, anaga waxaa nahay hal ciidan hal cadaw ayaana leenahay"ayuu yiri C/naasir Seeraar.

Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha ka soo jeeda Jubooyinka oo la hadlay idaacadaha maxaliga ah ee Kismaayo in wax laga xumaado tahay in magaalada uu dagaal ka dhaco, isla markaana magaalada lagu dagaalamo markii Al-Shabaab laga saaray, waxaana uu ku baaqay in xiisada la qaboojiyo.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada ayaa sheegaya in rasaas mararka qaar laga maqlayo wadada aada garoonka diyaaradaha, Xaafada Calanley iyo halka lagu magacaabo Dalcada, waxaana jira ciidamo meelaha qaar soo buuxiyay.

Magaalada Kismaayo ayaa caan ku aheyd sanadihii u dambeeyay dagaalada dhex mara dhinacyada magaalada wada dega, kuwaas oo isku qabta maamulka magaalada iyo dhaqaalaha ka soo xarooda magaalada.
User avatar
SANDIEGUY
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1117
Joined: Sat Nov 17, 2012 12:19 pm

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by SANDIEGUY »

Here we go again with the propaganda smh.. don't your people get tired of this? :snoop:
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Colonel »

The desparation of the enemies of The House is reaching new highs.
The Hutu Hordes' propaganda is weak and full of innovation.
:wow:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by GIJaamac »

Good ! Kill all the kdf and their dabadhilifs. :stylin:
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Oba »

reer diini mareehan are establishing isbaaro businesses in dalcada but raasbambis with the help of the fufos ousted them. Looks like cagdheer's won today :mindblown:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by FarhanYare »

chill the mod that pmed me it was a f**** joke :ufdup:
Last edited by FarhanYare on Thu Dec 20, 2012 10:41 am, edited 1 time in total.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by AhlulbaytSoldier »

Takbir, its good that fufus and their sluts are punished. :steviej:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Advo »

I haven't heard anything but why do Somali websites shy away from the message they want to convey? I don't wanna read a full page of nothing, repeated paragraphs in different wordings when one line is basically the whole it.
daiman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1716
Joined: Mon Jan 23, 2012 1:02 pm
Location: My opinions are solely mine. They are generic not addressed to individuals

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by daiman »

faraaxoos1 wrote:good news i guess ilkayar and caagdheer ha islaayaan for all i care :stylin: :stylin:
I hope you are joking? i have no idea you were qalin-ku-dhiigleh! subhaanalaah. it is the death of others that you are celebrating at :shock: You kept telling me 'saaxiib Ilaahey ha ku cafiyo etc' that is why I liked you and thought we have something in common. I mean fear of God.


bwt i would come in a thread about two hawiye killing each other and express this kind of happiness. :mindblown:
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

lame propaganda :roll:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by grandpakhalif »

It is reported that a heavily armed militia took control of xaafada Dalcad in Calanleey, unfortantely they could not outlast the Ras Kibakis and their 2,000 strong Kenyan Masters and had to retreat.
User avatar
Oba
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1336
Joined: Mon Feb 20, 2012 11:27 pm
Location: Spokesman for HAG

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Oba »

grandpakhalif wrote:It is reported that a heavily armed militia took control of xaafada Dalcad in Calanleey, unfortantely they could not outlast the Ras Kibakis and their 2,000 strong Kenyan Masters and had to retreat.

Allahu akbar its just a test mujaahidiinta shall win viva beesha barakeysan! :steviej:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by FarhanYare »

daiman,
disregard that comment i was only trolling
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Fierce fightings in Kismaayo.

Post by Advo »

:wtf: @ these people praying for war, u know this actually effects moms and kids right?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”