Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by kaliil »

Rightwing wrote:[

Kaliil
Gartay messagekaag, laakiinse miyaad diidantahay in Hadhwanaagnews tahay baytal qaxba? Dhakhda iska leh hadhwanaanews waxaan xusuustaa markay somaliland tagtay 2010 waxaa loo soo dhaweeyey sida madaxweynaha :lol: Ala dadkeenu liitee...dhakhdaa yaree websiteka is dhexdhigta newska iyo heesaha fiska ayaa markuu tegey wadankii loo soo dhaweeyey sida madaxda....Weliba adigu reer burcaad tahayee shame on you....Burcoo dhami waxay kaga hortagtay 5 mile intaanu magaalada soo gelin. Reer Burco waa markaan ka quustay...
:lol: :lol:

Rightwing Hadhwanaagnews inay baytal qaxbda tahay ma diidani. berigii hore hadhwanaag way fiicnaan jirtay oo webka kuwa somaliland ugu fiican ayay ahaan jireen laakiin markii isku dirka iyo hebel baa heestaa xaday bilaabeen ayay ceeboobeen oo isku xaareen.Siilaanyo berigii uu mucaaridka ahaana aad bay u taageeri jireen laakiin imika Xaqsoor dartii ayay ugasoo horjeesteen siilaanyo.Xaqsoor dartii inay Siilaanyo ula coloobaan may ahayne waxa fiicnaan lahayd inay Siilaanyo wixii wanaag ahe dalka iyo dadka uu u qabto inay soo qoraan wixii khaldana sheegaan laakiin imika iyagu waa 100% mucaarid dawlada khaladkeeda uun u fiirsanaya. cay iyo propaganda waxba ka jirin ina la faafiyo ma fiicna laakiin anigu Xplaya ayaan hadalkiisa la yaabay. Maalina siilaanyo ayaa wax qaribaya ayuu leeyahay maalina siilaanyo waxba yaan laga sheegin ayuu leeyahay.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by kaliil »

Rightwing ma waxad leedihiin ninkan ilkajiir waa nin buka oo wuxu dhurayana waxba kama jiraan? tolow waxaas oo beena maxaa ku kalifay ninka weyn?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Rightwing »

kaliil
Gartay fair enough inaadeer. sanad wacan ku ciid...
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by kaliil »

adigana sidoo kale inaadeer...sanad wanaagsan.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by abdikarim86 »

ilkajiir is widely known to not being right in the head :mindblown:
User avatar
adam2000
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Sat Jul 28, 2007 2:23 pm

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by adam2000 »

haduu waalan yahay reer jaamac waal oo dhan kaga muu qaylisiyeen

ila oday muxumed baa ka seexan waayay
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Notorious13 »

I don't agree nor disagree with abwanka lakin 3 words freedom of speech.
User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Xiis1928 »

This guy is a buffoon. :down:
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by jalaaludin5 »

AbuukarSubeer wrote:Fuck qaboojiye, when isaaq see corruption we stand against it, the HJ need to sit the fuk down and realise Silaanyo and Xirsi Gaab are 2 screw-ups.

First time these niggas get the president seat and they fucked up SL politically in 2 years.

Leave leadership to HA,HY,Arap,Cidagalle,Ayub.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Notorious13 »

AbuukarSubeer wrote:Fuck qaboojiye, when isaaq see corruption we stand against it, the HJ need to sit the fuk down and realise Silaanyo and Xirsi Gaab are 2 screw-ups.

First time these niggas get the president seat and they fucked up SL politically in 2 years.

Leave leadership to HA,HY,Arap,Cidagalle,Ayub.
. Question how come you just divided Garxajis but mentioned Sacad and Ciise muse as HA. Werid.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by kaliil »

Notorious13 wrote:

INA FAQASH Garxajis ma naqaano anagu. Habar Yoonis iyo Garxajis ayaa nala kala yidhaahdaa.isuma baahnin isma naqaana markaa maxaanu korka isaga saarnaan.
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Notorious13 »

War stfu adi yaba kula hadlaya. Blowing off for no reason like a little bitch is the time of the month? Watch who u call faqash ur pops was prolly a big infoma.
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Notorious13 »

Its doest matter if they dont need eachother HY is Garxajis weather you like it or not when sons of duriyada are mentioned its only proper to mention Garxajis guud not sub sub clans such as HY and ciidagale.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by kaliil »

Notorious13 wrote:War stfu adi yaba kula hadlaya.

LahjadaasI ma LAHJAD WAQOOYIBAA :lol: :lol: ? ina faqash sangadhuudhi inuu ku dhalay oo lahjad Bantu ku hadasho waa la arkaa :clap:. Afaaraha Ciidagale iyo Habar Yoonis iskaga bax oo nooga waran qabiilada Bantuga? waa imisa jilib Bantugu?
User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Abwaan ilka Jiir almost gets jumped by HJ Mafia

Post by Notorious13 »

May wa lahjad notorous13. Qof xanuusan oo buka baad tahay runti. Jajuskii ku dhalay waas ina xaran.
Maxad Garxajis iyo HY ku walaatay oo ka doni faqashkii ku dhalay doono bastard.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”