LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by KingWaslawi »

Waxa la yidhi nin Reer South Africa ah, ayaa inan guursaday joogta Sweden, ka dib markii wax walba usoo dhamaadeen, ayay inatii South Africa qabatay si ay ugu soo aqal gasho,
markii arooskii dhamaaday, ayaamo ka dib, ayaa inankii arooska ahaa walaal-kii kala soo hadlayaa magaalo Soomaaliya ka mida,
Kol-kaas ayaa is waraysi iyo xaajo ka dib, ay sheekadii la taraaraysaa, mar qudha uun buu ninkii arooska ahaa is ilaawayaa oo odhanayaa ''Wallaahi walaal, haddaan moodaayo inuu sidaan u raaxo badan yahay, berri hore ayaan iska guursan lahaa'' ogow oo inantii ninku guursadayna meel aan sidaa uga fogayn ayay fadhidaa, halkaas oo ay iyana qosol ku dhufanaysa mar kaliya. Ileen khajilaad looma dhinto.. :lol: :lol: :lol:
User avatar
FarIyoAlif
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 831
Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by FarIyoAlif »

^:lol: :lol:

sheekadani waxay isoo xasuusisay beri dhexdaasa masjid aan ku tukan jiray baa nin dhalinyaro ah oo dee nucmaan nucmaan dhalay ah baa ku tukan jiray saa wuxu guursaday gabadh ay isku da' yihiin oo qurux badan deetana abu nucmaankiiba yaa hela guriga uun buu joogaa 24/7.. laba bilood ka bacdii buu soo baxay kii oo caatoobay markaasuu yidhi war heedhe isagoo la hadlaya raga xaasaka leh "miyaydinan islaam ahayn?" waxay ugu jawaabeen "waanu nahaye maxa jira" marakasu yidhi "nimcadan guurka maxaad mar hore noogu sheegi waydeen gebigayagiiba gym iyo raaxo baanu isku helnayba" dadkii meesha joogayba qosol bay la daateen :lol: :lol:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by KingWaslawi »

FarIyoAlif wrote:^:lol: :lol:

sheekadani waxay isoo xasuusisay beri dhexdaasa masjid aan ku tukan jiray baa nin dhalinyaro ah oo dee nucmaan nucmaan dhalay ah baa ku tukan jiray saa wuxu guursaday gabadh ay isku da' yihiin oo qurux badan deetana abu nucmaankiiba yaa hela guriga uun buu joogaa 24/7.. laba bilood ka bacdii buu soo baxay kii oo caatoobay markaasuu yidhi war heedhe isagoo la hadlaya raga xaasaka leh "miyaydinan islaam ahayn?" waxay ugu jawaabeen "waanu nahaye maxa jira" marakasu yidhi "nimcadan guurka maxaad mar hore noogu sheegi waydeen gebigayagiiba gym iyo raaxo baanu isku helnayba" dadkii meesha joogayba qosol bay la daateen :lol: :lol:
:lol: :lol: ninkaasna waxbaa la tusay dheh.
User avatar
FarIyoAlif
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 831
Joined: Thu Nov 15, 2012 7:55 pm
Location: Farhareeri - Heegaale - Sararaweyne - Buuhoodle | Samatar Baxnaan's successor

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by FarIyoAlif »

waxa kaloo dhacday isla masjidkaa mid baa isaguna wuxu guursaday gabadh rag badani doonayeen saa kii markii uu sidaa u guursaday baa la waayey beri danbe oo ninkii la ilaaway buu salaadii duhur ku tukaday masjidkii kabacdii inyar buu maqaaxidi nala fadhistay aniga iyo dhalinyaro kale saa waxa la waydiiyey sanad ku dhowaad meeshuu ku dhuumanayey wuxu yidhi "ilmadeeryaalow tan aan qabo mid seexataba ma aha waa mid markaan is rogaba lugta igu xoqda" intii garanaysay wuxu ka wado way is hayn kari wayeen berigaana waan yara saa waxan waydiiyey wuxu ka wado. Isagoon ii jawaabin baa xaaskiisii soo garaacday markaasuu yidhi war nabaday gurigii baa la iiga yeedhaye. Mar danbe baa la ii sheegay inuu leeyahay yacni mid dheregtaba ma aha :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by kaliil »

:lol: :up:
wiyeer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 300
Joined: Tue Dec 18, 2012 7:23 am
Location: Burco

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by wiyeer »

Waar arinkina waa dhab oo anigaaba markaan guursaday rag badan kula coloobay lol sababta ay nimco alle nooga qarsanayeen.
berigii ingiriisku dhulkeena joogaybaa laba nin oo geel jire ah oo saxiib lilaahi ah geeluna isugu wada jiro ayaa in badan waxay maqleen gaal hadaad disho janadaad tegeysaa maalintii dambe iyagoo aan dowr maalmood is aragbey kulmeen bariido ka dibna is wareysteen. midbaa markaa yidhi shaley gaalbaan dilay isagoo faraxsan,"xagee!", "meel hebla". kii kalaa intu cadhoodey yidhi "Nacalaa aabahaa ku yaale hadadaa geela inoo kala sooc" "oo maaxa dhacay sxb" kii kale: "Ma ninkaagaa gaal igu simi waayey"kk

markaa ninku haduu sxbkaa yahay waa inaanu nimcada iyo wanaaga kaala bakhaylin.

he thought killing the gaal was his ticket to jannah and his friend betrayed him.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by KingWaslawi »

^^^
Sheekada lama socotid camuu. :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Hyperactive »

dont fall for it guys. raahada jaqjaq iyo moran ma ka ambeysa.
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Ismail87 »

Sheekh hyper don't be so pessimistic hadii kale you won't enjoy guurka.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Hyperactive »

inadeer, im not falling for this propaganda! rag hog ko da'ay ba raba in lala galo. modol gobtay mid kale kama naho.

just checkkuwan meshan jooka. ma na walan. mind you im going to africa tomorrow inshallah. im scared. i heard haweenka back home, nin ombey radinatan! lol
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Ismail87 »

Look kuwa Africa joogaa ugu daran walee markaad sidaa usoo degtid waa lagu caydhsanaya :lol: bal maxaad samayn
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Hyperactive »

one of my friends in hargeysa now, he told me to act like crazy or qof wah ka magan yiheen.lol

he said they are shameless, weyba ko shokansanayan bo yiri! bal naag nin shokansata , ya wah ko fali! innallilah
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by ManD333q »

Safar salama @hyper, I had a cousin like u hated everything to do with marriage, coming back from hargeisa the guy was al in love and waht not :whew:

Kheyr baan ku rajeeynaya.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Hyperactive »

thank you inadeer mand333q.
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: LOOOL ''Haddaan Moodaayo''

Post by Ismail87 »

Inadeer xata ka waalan lama daynayo :lol: the best thing to do is try to blend in macawis iyo shaati xidho and walk like them. It never worked for me but it's worth a go :whew:

safar salaama and don't forget to take pictures :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”