TheblueNwhite wrote:Great pics.
Magaalada 1000 ciidan hada la soo tababaray ayaa maanta lagu soo daadiyey, hawl galo habeen iyo maalin ah ayaa socon doona. Degmo la cafinaayo majirto.
Very good
But i think the soldiers will get tired, way caajisi doonaan.
And thats the moment shabaab is waiting for wallahi.
May Allah destroy the terrorists.