amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Moderator: Moderators
amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa markii ugu horreeyya ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamullada iska soo horjeeda ee looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aden Xumad oo la hadlay VOA ayaa sheegay in AMISOM mowqifkoodu yahay inay taageerto hadba aragtida siyaasadeed ee dowladda federaalka ka qaadato arrimaha Soomaaliya.
Wuxuu kaloo sheegay inay si dhow isha ugu hayaan arrimaha ka taagan Kismaayo oo haddii ay dhacdo in dhibaato halkaasi ka dhalato ay ciidanka AMISOM diyaar u yihiin inay dhex-gasho si khilifaaka loo joojiyo.
Ugu dambeen afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in marnama shaqada AMISOM aysan ahayn in ay dhinac taageerto marka laga hadlaayo siyaasadda Soomaaliya wuxuuna intaas ku daray AMISOM howsha ay ka hayso Soomaaliya uu kaliye yahay siddii ay taageeri lahayd nabadgalyada.
Other news
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dhalay arimo badan oo ku saabsan Jubooyinka iyo Gedo, iyo maamulka Jubaland ee Madaxweynayaasha badan loo sameyay.
Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii ka digay in dagaal iyo wax lamid ah ay ka dhacaan magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in dhamaan xubnaha ku sugan Kismaayo laga doonaayo nabadda inay ka shaqeeyaan.
“Kismaayo waan ka digeynaa inay ka dhacaan gacan ka hadlay, ciidamada dowladda Soomaaliya, qeyb kama noqon doonaan carqaladda ka taagan Kismaayo”
Madaxweynaha ayaa dhanka kale sheegay in waxa dhacaaya ay yihiin wixii ay horay uga digi jireen, waxaana uu tibaaxay in weli xal la gaari karo.
“Annaga waxaan ka baqeynay waxay ahaayeen waxa hadda ka taaga Kismaayo oo maalin walba hogaan cusub lagu dhawaaqaayo, weli daba qabad ayeey leedahay, waana in wax walba hadda la sameeyaa”

-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
So does that mean, no KENYA intervention for MADOOBE if the two Warlords DUKE IT OUT for presidency!
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Yes also the govt army in there. Basically they both are not recognized by the govt and amisom..Individual wrote:So does that mean, no KENYA intervention for MADOOBE if the two Warlords DUKE IT OUT for presidency!
Last edited by sahal80 on Sat May 18, 2013 9:04 am, edited 1 time in total.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Warkani badankiisu waa been. Anigaa afkiisa ka dhagaystay isagoo le Wax dhiba haba yaraate kama jiraan kismaayo si fiican baana ula soconaa buu yidhi waxa ka socda kismaayo.
-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
So what is the solution to this problem then?
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Wax Borobaleema kama jiraan Kismaayo iyo Jubbalandtoon e habaarka naga dhaafa.Individual wrote:So what is the solution to this problem then?
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Do you get it wrong or are covering it with some dust.ina aadan wrote:Warkani badankiisu waa been. Anigaa afkiisa ka dhagaystay isagoo le Wax dhiba haba yaraate kama jiraan kismaayo si fiican baana ula soconaa buu yidhi waxa ka socda kismaayo.
http://m.voasomali.com/a/1663250.html
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
sory waxaan isku khalday hadalii madaxweynaha iyo kii col Xaamud ayaan halmeel kuso wada daabacday.
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Firstly kenya should take the amisom orders except if they want to get caught in the trap.Individual wrote:So what is the solution to this problem then?
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
The official army and the amisom should keep the peace maybe seirra leone get deployed quickly in there too or djbouti or burundi. These three countries have made ready more armies that are on the way maybe the govt will take advantage of the situation.
Politically the govt can't offer the solution yet, this depends on the people, some thing agreed by all.
Last edited by sahal80 on Sat May 18, 2013 10:13 am, edited 1 time in total.
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
Colonel Xaamud si fiican u dhagayso.sahal80 wrote:Firstly kenya should take the amisom orders except if they want to get caught in the trap.Individual wrote:So what is the solution to this problem then?
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
The official army and the amisom should keep the peace maybe seirra leone get deployed quickly in there too or djbouti or burundi. These three have made ready more armies that are on the way maybe the govt will take advantage of the situation.
Politically the govt can't offer the solution yet, this depends on the people.
Kenya waxay hoostimadaa Amisonta Muqsisho oo ay amarka toos uga qaadanayaan. Marka yaa wareersan ma amison mise Dawlada somaliya mise Maamulka Jubbaland. Midna waan ku shegayaa Kismaayo wax dhibaati inuuna ka jirin Colonel Xaamud si fiican uga dhagayso waayo isagaad aminaysaa e.
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
I guess some thing is wrong with you I even gave you the VOA link and you still denying it!ina aadan wrote:Colonel Xaamud si fiican u dhagayso.sahal80 wrote:Firstly kenya should take the amisom orders except if they want to get caught in the trap.Individual wrote:So what is the solution to this problem then?
Time is ticking to explode if both are not recognised, but armed to teeth and claim presidency. Any spark will do to explode this into all clan warfare!
SO what is the solution!
The official army and the amisom should keep the peace maybe seirra leone get deployed quickly in there too or djbouti or burundi. These three have made ready more armies that are on the way maybe the govt will take advantage of the situation.
Politically the govt can't offer the solution yet, this depends on the people.
Kenya waxay hoostimadaa Amisonta Muqsisho oo ay amarka toos uga qaadanayaan. Marka yaa wareersan ma amison mise Dawlada somaliya mise Maamulka Jubbaland. Midna waan ku shegayaa Kismaayo wax dhibaati inuuna ka jirin Colonel Xaamud si fiican uga dhagayso waayo isagaad aminaysaa e.
As for the president, this is from radio mogadisho and the only differences are wali fursad jirto iyo wali in ladaba qaban karo... Waxaan ka degayey iyo waxeey dooladu kadigeesey oo cadaadey
Turkiga ee soo gurmaday .
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaa kadib ka hadlay arimo kala duwan waxa uuna ugu horayn madaxweynuhu ka hadalay arimha Jubbooyinka isagoo sheegay ay dheceen arimo muddo dowladu ka digeeysay ayna cadaatay in aan loo dhameyn shirarka Jubbooyinka iyo waxyaabaha ka soo baxay.
Madaxweyne Xasan waa uu sii hadalay waxa uuna tilmaamay dadka ku nool gobolada Jubbooyinka in ay yihiin dad nabadeed sidaasi darteedna aan loo baahneyn in colaad la galiyo, isaga oo sheegay in wali ay jirto fursad xal looga gaari karo arimha cakiran ee Jubbooyinka .
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
The government continues to send spoilers to Kismaayo yet has the audacity to call for peace in a conflict they created. The government does not pay the salaries of the SNA or Ras Kaambooni in Jubboyinka both these two support the new maamul, AMISOM will work with the legitimate maamul elected by the elders and its military allies not some self-declared president with a few armed guards.
Re: amisom: we will stay neutral in the political conflicts
I have no info about the govt army they are talking about can you enlighten me pls about the govt army? Are they mixed clan? Do you think they will stay neutral in the conflict?EEGA9 wrote:The government continues to send spoilers to Kismaayo yet has the audacity to call for peace in a conflict they created. The government does not pay the salaries of the SNA or Ras Kaambooni in Jubboyinka both these two support the new maamul, AMISOM will work with the legitimate maamul elected by the elders and its military allies not some self-declared president with a few armed guards.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1171 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 28 Replies
- 2082 Views
-
Last post by dynamic
-
- 8 Replies
- 1108 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 3 Replies
- 526 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 10 Replies
- 1062 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 5 Replies
- 1306 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 1270 Views
-
Last post by Xashi
-
- 16 Replies
- 1630 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 4 Replies
- 742 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 20 Replies
- 2111 Views
-
Last post by Colonel