ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome or
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome or
Kismaayo(AGGM) Weftiga dawlada federaalka ee Soomaaliya oo maanta kormeer ku tagey farisiimaha ciidamada dawlada soomaaliya ku leeyihiin magaalada Kismaayo ayaa la sheegey inay ciidamadaasi saraakiishooda la kulmeen isla markaasna kala hadleen baahida ciidamada dawladdu u baahan yihiin xilligan,waxaana la sheegey inay is afgarteen dhamaan taliyeyaasha ciidamada dawlada soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo.
Dhinaca kale Taliyihin hore ee ciidamada xoogga dalka ee gobollada Jubooyinka Jeneraal Ismaaciil Saxardiid ayaa lagu amray inuu ciidamada dawladda ee uu gacanta ku hayo ku soo wareejiyo ciidamada taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka Jeneraal Saalax Makome oo dhawaan xilkaasi dawlada federaalka ah ee soomaaliya u soo magacawdey,waxaana la sheegey in lagu wargeliyey inuu dhamaan wixii agab ah ee dawlada iyo ciidamada xoogu leeyihiin ku soo wareejiyo sarkaalkaas cusub ee xilkaasi loo magacaabay.
Waxaana la sheegaya inuu Jeneraal Ismaaciil Saxardiid arrintaasi sheegey inuu wareejinayo hadii dawladu siiso kharashaad yar oo kaga baxay ciidamada dawladda ee uu gacanta ku hayo isagoo xusay in lagu leeyahay lacag shidaal iyo raashiin uu ciidamada dawladu u qaaday intii uu xilkaasi hayey.
Dhinaca kale waxaa la sheegayaa in Axmed Madoobe iyo kooxdiisu ay Jeneraal Ismaaciil Saxaradiid kula taliyeen inuusan ciidamadasi dawlada soomaaliya ku wareejin isla markaasna uu dhinacooda ku soo wareejiyo maadama ay isku hayb yiihiin,waxaana la sheegey inuu arrintaasi Jeneraal Saxardiid ka soo tashanayo labada dhinac dhinicii uu raaci lahaa dawlada iyo Raaskambooni oo u muuqata in waqtigoodii gobollada jubooyinku dhamaad sii yahay.
Waxaana lagu wadaa in xilkii u u hayey dawlada soomaaliya ee ahaa Taliyaha ciidamada xoogga dalka ee gobollada Jubooyinka ku wareejiyo Jeneraal Saalax Makome oo dawladu xilkaasi u magacawday isla markaasna hadda ku sugan magaalada kismaayo oo ay ka amar qaadanayaan ciidamada dawlada soomaaliya ee ku sugan gobollada Jubooyinka,waxaana lagu wadaa in munaasabadaasi dhawaan ka dhacdo magaalada kismaayo.
Ugu dambeyntii waxaan la ogaan karin in Jeneraal Saxardiid ciidamada ku haybta oo tiradoodu dhan tahay 120 askari uu ku soo wareenjin doono taliska ciidamada xooga dalka ee gobollada Jubooyinka gaar ahaan magaalada kismaayo saldhigoodu yahay,waxaana lagu wadaa in ciidamadaasi ku soo biiri doonaan ciidamada dawlada soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo isla markaasna ka amar qaadan doona Taliyaha Cusub ee gobollada Jubooyinka Jeneraal Saalax Makome.
Dawladaa Federaalka told this khiiyaano to give up his troops and give it to Jeneral Salax Makome, a righteous Jareerweynian from Jubbaland. If he refuses than he will be fought.

MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
His troops is a part of the Jubaland Armed Forces,
Fock off with your bullshit traitor.
Fock off with your bullshit traitor.-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
Which makes me laugh that a hawiye led government telling a darood man to give his army to a bantu
baqti URE grandkhaniis TRAITOR of darood.
baqti URE grandkhaniis TRAITOR of darood.

-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
Obey Gen. Makome, meeshani Kenya maha Dawlad SOMALIYA ba jirta, Marehan General got replaced with Facaye(Sade) General Black, are we complaining?
No.
Gen. Makome will karbash these nabadiids.

- Magnusomalius
- SomaliNetizen

- Posts: 687
- Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
This people have fuc,ked to the @#!*% ,in core wixii qabyaalad la odhan jiray
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
You have to hand it to the Hag and their lackeys......they have failed not for want of trying. 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
You have to hand it to the Hag and their lackeys......they have failed not for want of trying. 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
You have to hand it to the Hag and their lackeys......they have failed not for want of trying. 
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
With what army?grandpakhalif wrote:Obey Gen. Makome, meeshani Kenya maha Dawlad SOMALIYA ba jirta, Marehan General got replaced with Facaye(Sade) General Black, are we complaining?No.
Gen. Makome will karbash these nabadiids.

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
Listen mothefuckers, dont portray the noble darood clan as slaves of kenya. They are not traitors.
Only Kab Iyo Lax are the dabadhilifs.
Only Kab Iyo Lax are the dabadhilifs.
-
MarsinQorahay
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: ex-Gen. Saxardiid ordered to give troops to Gen Makome o
Hooyada wass adaa lax ah behind the computer talking yack shit. what clan of darood is good or not good has nothing to do with your hawiye abgaal baqtii ass hutuqashin.HutuKing01 wrote:Listen mothefuckers, dont portray the noble darood clan as slaves of kenya. They are not traitors.
Only Kab Iyo Lax are the dabadhilifs.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 566 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 463 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 1220 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 11 Replies
- 1274 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 17 Replies
- 1445 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 21 Replies
- 3730 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 46 Replies
- 5577 Views
-
Last post by AyeeyoH
-
- 6 Replies
- 1250 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 9 Replies
- 1523 Views
-
Last post by Jamac_Yare