BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by grandpakhalif »

Kismaayo(AGGM) Ciidamadii Madaxweynaha Maamulka Jubaland Col Bare Aadan Shiire Hiraale oo adeegsanaya Kaarto Mileteri oo culus ayaa gudaha u soo galay Magaalada Kismaayo,waxaana la arkayey iyagoo ku sugan qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Kismaayo,waxaan arrintaasi walaac iyo baqdin ka muujiyey horjoogayaasha Jabhadda Raaskambooni.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay hadda ku sugan yihiin bartamaha Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadan isla markaasna ku doonayaan inay kaga sifeeyaan Jabhadda Raaskambooni,waxaana wararku sheegayaan in boqolaal ka tirsan ciidamada Col Bare Hiiraale hadda ku sugan yihiin naawaxiga Jaamacada Kismaayo.

Ciidamadan nawaaxiga Jaamacadda Kismaayo ku sugan ee Bare Hiiraale ayaa la sheegaya inay doonayan inay ciidamo ka tirsan Jabhadda Raaskambooni oo banaanka Magaalada Ku sugan kala wareegaan Fariisimaha ay ku sugan yihiin isla markaasna ka xigsadaan dhinaca ciidamada Kiiniya.

Kaartada dagaalka ee ciidamada Bare hiiraale ayaa la sheegay inay ku tahay sidii ay u kala god,oomin lahayeen ciidamada Jabhada Raaskambooni iyo kuwa Kiiniya iyadoo marka ciidamada Jabhadda Raaskambooni laga awoodo bato u carari jirey dhinaca ciidamada kiiniya kuwaasi oo garab siin jirey.

Ciidamada Kiiniya iyo kuwa jabhadda Raaskambooni ayaa la sheegayaa inay ku kala dhexjiraan ciidamada Col bare hiiraale oo doonaya inay ciidamada Jabhadda Raaskambooni banaanka Magaalada Uga saaraan isla markaasna si aysan gacan uga helin kuwa dawlada kiiniya,waxaana cadaan ah in ciidamada kiiniya hadda yihiin kuwo aan gacan qaadi karin isla markaansna meesha ay marayan ciidamada xoogga dalka soomaaliya.

Ugu dambeyntii xaalada Magaalada Kismaayo ayaa ah mid kacsan waxaan afka furtey horjoogayaasha Jabhadda Raaskambooni,waxaana ay sheegayan inay dagaal kala hortagi doonaan isla markaasna iska caabin doonaan ciidamada Madaxweynaha Jubaland col Bare hiiraale.



:stylin: :stylin: :stylin: :dj:
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by NewHargeisaGirl »

:dj: :dj: :dj: :dj: :dj:
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by Casanova25 »

Image


:stylin: :stylin: :stylin: :dj:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by grandpakhalif »

Ciidamadii Madaxweyne Col Bare Aadan Shiire Hiraale oo adeegsanaya Kaarto Mileteri oo culus ayaa gudaha u soo galay Magaalada Kismaayo,waxaana la arkayey iyagoo ku sugan qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Kismaayo,waxaan arrintaasi walaac iyo baqdin ka muujiyey Ciidamada Maamulka Axmed Madoobe iyagoona Faariin Udiray.

HALKAN KA DHEGAYSO COD

Ciidamadan ayaa la sheegay inay hadda ku sugan yihiin bartamaha Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadan ,waxaana wararku sheegayaan in boqolaal ka tirsan ciidamada Col Bare Hiiraale Ay Xeelad ku Galeen Magalada.

Kaartada dagaalka ee ciidamada Bare hiiraale ayaa la sheegay inay ku tahay sidii ay u kala god,oomin lahayeen ciidamada Maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa Kiiniya ee kusugan Magaalada Kismaayo.
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by NewHargeisaGirl »

I am pro Mareexan and I don't even know why :lol:


:dj: :dj:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by grandpakhalif »

DHAGAYSO. GEN SAXARDIID RK OO KA HADLAY CIIDAMAADA

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by hargaysaay »

Newhargeisagirl wrote:I am pro Mareexan and I don't even know why :lol:


:dj: :dj:
They are on the good side this time thats why :troll:
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by Adali »

Newhargeisagirl wrote:I am pro Mareexan and I don't even know why :lol:


:dj: :dj:

NHG it is only natural that you feel this way, but please don't do anything with yourself that may compromise your fast. :lol:
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by Casanova25 »

hargaysaay wrote:
Newhargeisagirl wrote:I am pro Mareexan and I don't even know why :lol:


:dj: :dj:
They are on the good side this time thats why :troll:
Somali oo dhan supports them in the Liberation of dalka hooyo!
Image
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by NewHargeisaGirl »

:lol: :lol: They are genuinely nice people and less qabiliste than other Daroods I have met in the states at least walahida :)
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by ZubeirAwal »

so is this war cagdheer vs marexan? what side is RK on?
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by Substance »

Barre should not let them rest one second. Eventually the Kenyans will feel the heat and abandon their children. :lol:
InoCabdi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1620
Joined: Sat Jan 12, 2013 5:52 am
Location: #screwschool

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by InoCabdi »

Kismaayo is coming back in our hands faster than we thought :stylin:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by bashe19 »

Walah this is the best milatery stirategy i ever hear.

:dj: :dj: :dj:
InoCabdi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1620
Joined: Sat Jan 12, 2013 5:52 am
Location: #screwschool

Re: BREAKING NEWS COL BARRE HIIRALE STORMS KISMAYO

Post by InoCabdi »

Newhargeisagirl wrote: :lol: :lol: They are genuinely nice people and less qabiliste than other Daroods I have met in the states at least walahida :)
is becauase your isaaq there isn't much beef against you from us.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”