This would have been a great video/song should the author/publisher have not added niiko doing naag. This has killed the sharaf. This has insulted Mohamed Mooge and all his supporters.
I urge people to handle Mooge creations with sensitivity and with extra care.
Hees caajiib ah ayeey ahan lahed oon hore loo maqal badana lakin now we have naag aad modid inu jiin dhax galay oo mesha iska dhax walaqaysa
Never combine baadhi Tsunami with Isaaq art.
heblaay, gabadh nin laad tahay,
aloo geeya mooyee
waxanse galabta
sheekada uga goleeyahay
jacaylkeenii go'ayee
aad adigu gawracday
waa gunaanadkiisee
intaad hablaha dabadooda ka faaloonaysaan, heestan qiimaha iyo qaayaha badan
ee xigmada iyo ujeedada fog xanbaarsan, ka faa,iidaysta