Gudiga Soo Xulista Xildhibaanada Jubbaland ee horboodayaan odayaal dhaqameedka kasoo jeeda Jubbaland.
Gudigaan ayaa gacanta ku haya Liiska Sida ay u kala degaan Gobolada iyo Degmooyinka Beelaha Wada-Dega Gobolada 1-Jubadda Hoose 2-Jubadda Dhexe iyo 3- Geddo oo leysku dhaho Jubba-land State of Somalia.
Warqadda ayaa Sidaa U Qorneyd
Liiska beelaha u dhashay asal ahaan lahaanshaha Milkiyadda dhaxaltooyo deegaanka Jubba-land State ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.
F.G:- Beelaha Sarka ah iyo Gulufka ee ku dhex jira Liiskaan arrimahooda si gaara ayaa loo Xalinayaa’ Waxaana marjic u ah Xilinteeda Odayaasha dhaqanka Jubbaland State of Somalia.
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Hoose
DEGMADA AFMADOOW
Ogaadeen
Wardeey
Gaaljacel
Gaadsan
Ajuuraan
Geledle.
DEGMADA BADHAADHE
Ogaadeen
Sheekaal (Qudub)
Baajuun
Dagoodiye
Hubeer
DEGMADA XAGAR
Jidwaaq
Ajuuraan
DEGMADA JAMAAME
Biimaal
Mashunguli
Shiikhaal
Wardeey
Gaaljacel
Ogaadeen
Dagoodiye
Shanbarre
DEGMADDA KISMAAYO
Baajuun
Wardeey
Gaaljacel
Reer Aw Siciil’ Layille
Cawr Male
Mareexaan
Madaluug
Majeerteen
Ogaadeen
Ajuuraan
Hubeer
Biimaal
Dhulbahante iwm
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Dhexe
DEGMADA BU’AALLE
Ajuuraan
Dabarre
Jidwaaq
Ogaadeen
Reer Aw Siciid’ Layille
Yantaar
Geledle
Hariin
Hubeer
DEGMADA SAAKOW
Geledle
Macalin Weyne
Reer Aw Siciid’ Layille
Eelaay
Leysaan
Ajuuraan
Xawaadle
Gaaljacel
Garjin
Yantaar
Ogaadeen
Helede
Jilible.
DEGMADA JILIB
Shanbarre
Shiikhaal
Gaaljacel
Xawaadle
Jiido
Tunni
Ajuuraan
Biimaal
Jilin 2
Reer Aw Siciid’ Layille
Geledle
Madaluug
Hariin
Sarre
Ogaadeen
Eelaay
Kaboole
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Geddo
DEGMADA GARBAHAAREEY
Mareexaan
Gawaaweyn
Gasaargude.
DEGMADA LUUQ
Gasaar Gude
Gawaaweyn
Mareexaan
Macalin Weyne
Reer Aw Siciid’ Layille
Jiroon
Gaadsan
Ajuuraan
Beydisle
DEGMADA BELET XAAWO
Mareexaan
Leysaan
Hadame
Garre
Dagoodiye
DEGMADDA DOOLOW
Gawaaweyn
Mareexaan
Garre
Dagoodiye
DEGMADDA BAARDHEERE
Ajuuraan
Mareexaan
Macalin Weyne
Geledle
Leysaan
Reer Aw Siciid’ Layille
Hariin
Hubeer
Garjin
Dagoodiye
Cawr Male
Ogaadeen
Gaaljacel
Gawaaweyn
Erdho
Jambaluul
Reer Dumaal
DEGMADA CEEL-WAAQ
Garre
Morille
Dagoodi
Mareexaan