The Official LOL Thread

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The Official LOL Thread

Post by KingWaslawi »

You says advert from 1.11 mins is your favourite. ''Wixii ceebla cunay cid dayn maayaane, ninkii cagalow iskaga carar''
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: The Official LOL Thread

Post by YummyMummy »

it's funny in a disturbing & awkward way, that's what I meant... :lol:
caawaa maxaa adiga igu kaa salibey dee walal? wax xun uun bad iga sugaysaa. walaalkaaga muslinka ah waxaa lagu yiri xusnu dhanni arwalba kahayso :up:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The Official LOL Thread

Post by KingWaslawi »

Waa maxay baala xooftada intaa leeg, dee soo daa inaar haddaad wax isla hayso.
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: The Official LOL Thread

Post by YummyMummy »

KingWaslawi wrote:Waa maxay baala xooftada intaa leeg
:lol: :lol: :lol:

wax ma jiraan "an isla hayo" saaxiib, caadi iska dhig, qosol uun baa meesha lagu talagalay. Balloon la buufiyey or animated ah wax kadaran oo ay gaalada cadaanka ahi soo qoreen ayaynu kuqosleyney in page 1 (random questions). Meeshan waa qosol socda, waxba dhab ha u qaadan oo qalad ha iga moodin.
StormShadow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2603
Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am

Re: The Official LOL Thread

Post by StormShadow »

Yummy, lol that one I crack up everytime i see it.

Hit a girl last night :down:

Image
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: The Official LOL Thread

Post by YummyMummy »

nagadaa, that can't be you Hilaac! Anyway it was raining in London the past few days so you're telling me some porkie pies!

some basketball funnies:

Image

Image

Image

Image

Image

Image

seems to be enjoying himself!
Image

Image

and my all time favourite:
Image
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: The Official LOL Thread

Post by Thuganomics »

''Wixii ceebla cunay
Cid dayn maayaane
Ninkii cagalowskaga carar''
Who or wtf is ceebla,maxaase cuney oo ay u cuneen. Lollllllz
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: The Official LOL Thread

Post by YummyMummy »

:lol: Thuganomics walal it's relevant to the video I posted (advert at 1:11mins), funny/awkward/ceeb/disturbing advert of blown up balloons isxumeenaya. That's what Waslaawi was referring to. To be fair it is kind of extreme, until you think of it as balloon animation, which is when I find it funny.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The Official LOL Thread

Post by KingWaslawi »

Yummymummy u kaadi maad fahmin sheekada e.

Thuga sxb Ceebla waxay ahayd islaan goblan ah, oo aan wax carruura lahayn, Islaantaa raqayada ah oo aad u gabowday, waxay ku noolayd xaafad yar oo ka mid ah magaalada Burco, halkaas oo ay keli-geed ku noolayd, dadka xaafaduna dhammaan way yaqaanaan oo waxay ahayd islaan xaafaddaa aad uga caan ah.

Haddaba habeen uun habeenada ka mid ah ayaa islaantii dhimatay. Ka dibna dadkii ayaa subixii kusoo xoomay gurigeedii yaraa, qofba wax buu sheegay, mid yidhaahda islaanta waa la dilay, mid yidhaahda maya ee tii allaa u timi, haddaba qaar baa yidhi islaanta waa la cunay, oo dad qal ayaa usoo dhacay. Markaas ka dib ayaa dadkii is waydiiyeen oo kaalay islaanta sidan u gabow-day muxuu dad-qalku ka cunaa waaba lafi isa sudhane.

Aakhirkii qaarbaa iyagoo dadka ka bajinaaya odhaahdan yar allifay

Wixii Ceebla cunay
Cid dayn maayaane
Ninkii caga-low iskaga carar! :lol:

Iyaga oo uga jeeda wixii islaantaa raqayada ah cunay, cidna dhaafi maayaan.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: The Official LOL Thread

Post by Thuganomics »

"Isxumeeynaya" Is that what they call it these days lolllllz.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: The Official LOL Thread

Post by Thuganomics »

KingWaslawi wrote:Yummymummy u kaadi maad fahmin sheekada e.

Thuga sxb Ceebla waxay ahayd islaan goblan ah, oo aan wax carruura lahayn, Islaantaa raqayada ah oo aad u gabowday, waxay ku noolayd xaafad yar oo ka mid ah magaalada Burco, halkaas oo ay keli-geed ku noolayd, dadka xaafaduna dhammaan way yaqaanaan oo waxay ahayd islaan xaafaddaa aad uga caan ah.

Haddaba habeen uun habeenada ka mid ah ayaa islaantii dhimatay. Ka dibna dadkii ayaa subixii kusoo xoomay gurigeedii yaraa, qofba wax buu sheegay, mid yidhaahda islaanta waa la dilay, mid yidhaahda maya ee tii allaa u timi, haddaba qaar baa yidhi islaanta waa la cunay, oo dad qal ayaa usoo dhacay. Markaas ka dib ayaa dadkii is waydiiyeen oo kaalay islaanta sidan u gabow-day muxuu dad-qalku ka cunaa waaba lafi isa sudhane.

Aakhirkii qaarbaa iyagoo dadka ka bajinaaya odhaahdan yar allifay

Wixii Ceebla cunay
Cid dayn maayaane
Ninkii caga-low iskaga carar! :lol:

Iyaga oo uga jeeda wixii islaantaa raqayada ah cunay, cidna dhaafi maayaan.

:lol:

Kii fikradaa keenee had cannabalistic tendencies
StormShadow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2603
Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am

Re: The Official LOL Thread

Post by StormShadow »

YummyMummy wrote:nagadaa, that can't be you Hilaac! Anyway it was raining in London the past few days so you're telling me some porkie pies![/img]
LOL that's not me. I was using that as an example but I was confronted by her BF walle madaxa ma jabisaa ayaa i qabatay then I fell bad for his women.

ps, I don't live in London.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: The Official LOL Thread

Post by garoweboy »

The Mario Chalmers part always gets me :lol:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: The Official LOL Thread

Post by Thuganomics »

Apple Laptop

Image
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: The Official LOL Thread

Post by garoweboy »

:deadrose: :russ:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”