Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somaliya.
Moderator: Moderators
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somaliya.
Madaxweynaha ayaa caawa ku qabtay shir. jaraaid villa Somaliya. kana hadlay weerarkii faashilka ahaa ee 4 terrorist coward al shabaab ay meel banaanka villa somaliya ku soo qaadeen.. sida hadda cadaatay 4 suicide al shabaab ayaa meel banaanka villa somalia soo weeraray afartoodiina 3 ka mid ah waa la dilay midna isagoo dhaawac ayaa lahayaa.. al shabaab sida caadada ah waa media attention ayey doonayaan , badanaa suicide 4 mooryaan qaado ayey ka dhigaan inay qabsadeen villa somaliya oo kale..
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
Culusow should NOT even hold press conference, he is a total failure.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
no hes not failure,, its difficult inaad iska ilaaliso al shabaab suicide killers. tusaale this attack was carry out 4 suicide killers who hided inside a car ka dibna kontroolka koowaad villa somaliya ayaa lagu dilay 3 ka mid ah midna isagoo dhaawac la qabtay. sxb qof celin kartaa ma jirto qof suicidal ah .. dawlada waa dadaaleysaa , al shabaab waa desprate. inshalah very soon wax la yiraahdo al shabaab lama maqli doono-..
- LeJusticier
- SomaliNet Super

- Posts: 8485
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
Hassan suffer from laughing disorder disease. What the hell is wrong with him. Meel la smile gareeyoba ma joogee!!
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
-
Last edited by Cunaaye25 on Tue Jul 08, 2014 5:21 pm, edited 1 time in total.
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
Kursi wayn ayaa ku fadhiyaa, Madaxwayneh xaniinyo wayn leh ayaan ahay, am the all Powerful President "false impression" !!!! Waan joogaa ayuu "yiri",,,,,,,, haa waa runtiis Amisom ayaa ku ilaalineyso, and why is it always when they attack Villa Somalia the President is away? yaa meesha la rabaaa in lagu khaarijiyo
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
They made villa somalia looka like room in Xalane.
He is with the powerful amisom.

A mighty army, it is.
He is with the powerful amisom.

A mighty army, it is.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
He is fighting for your interests surely that's gotta account for something? cut him some slack!Cunaaye25 wrote:Kursi wayn ayaa ku fadhiyaa, Madaxwayneh xaniinyo wayn leh ayaan ahay, am the all Powerful President "false impression" !!!! Waan joogaa ayuu "yiri",,,,,,,, haa waa runtiis Amisom ayaa ku ilaalineyso, and why is it always when they attack Villa Somalia the President is away? yaa meesha la rabaaa in lagu khaarijiyo
If supposedly educated fella like HSM is like this. It makes you wonder that this nation is doomed to have successive incompetent presidents.PrinceDaadi wrote:Culusow should NOT even hold press conference, he is a total failure.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
I stopped watching the video when he said " dowlada somaliya alshabaab weey ka adagtahay" SMH
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
LOL waan eryanaa , waa ka adagnahay, nama gilgil garto. WTF? what a failure this dameer has become
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
ninyahoow meel la'idhiin raaco maleh. HSM is pro puntland, docile and is working for your interest, and this is how you repay him back?? Com'on!!!!BlackRain wrote:LOL waan eryanaa , waa ka adagnahay, nama gilgil garto. WTF? what a failure this dameer has become
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
at this point nobody cares if he's pro-Puntland or Jubbaland. He has become total joke in the eyes of most Somalis. How can he pro-anything when he's hostage ?
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
Why do you always post some absurd shit ? how is he pro PL or working for PL interest?FarhanYare wrote:ninyahoow meel la'idhiin raaco maleh. HSM is pro puntland, docile and is working for your interest, and this is how you repay him back?? Com'on!!!!BlackRain wrote:LOL waan eryanaa , waa ka adagnahay, nama gilgil garto. WTF? what a failure this dameer has become

Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
What annoys me is that if Shabaab were one day given the authority they so desire, another group worser than Shabaab will revolt
And they'd probably be an offshoot of the same guys.
Re: Madaxwaynaha oo shir jaraaid caawa ku qabtay villa somal
2 more years of this HSM smh
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 906 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 417 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 5 Replies
- 699 Views
-
Last post by smooth
-
- 23 Replies
- 1476 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 584 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 35 Replies
- 2811 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 13 Replies
- 1352 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 13 Replies
- 1024 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 3 Replies
- 621 Views
-
Last post by The_Emperior5